Sign in to follow this  
Dhubad.

Ideey Kudeen Maa - Xafladii u dabaaldaga Somaliland ee Minisota...

Recommended Posts

Dhubad.   

Dagaalka ayaa la sheegay inuu salka ku hayey iyadoo qaar badan oo ka mid ahaa dadka kasoo qeyb galay ay diidanaayeen arrinta gooni isu taaga iyo in la isticmaalo goboladda ay ka soo jeedaan Sool, Sanaag, Awdal iyo Cayn.

 

 

Halkaasi oo gacanta la isula tagay ayaa gebagabadii xafladan waxaa halkaasi yimid ciidamada Booliiska ayadoo dadkii xafladaa ku sugnaa intooda badan loo taxaabay xabsiga Minneapolis.

somaliland_minniapolis_xaflad_dagaal2.JP

somaliland_minniapolis_xaflad_dagaal3.JP

Share this post


Link to post
Share on other sites

Dumar iyo timo jiidjiid markee dagaalamaan ayaaba isku nacay.

 

Ayaandaro kale waaye hadduu warkaan runyahay.

 

Laakiin is our baradar Badgaduudoow hokey? Perhaps basayuulka madaxa xiiran ka muuqdo waaye, isku fiirsanaayo dagaalka gabdhaha. Xaasidsanaa. :D

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this