Sign in to follow this  
Jacaylbaro

US Congress Delegates To Visit Somaliland

Recommended Posts

Nayroobi (SN)- Xoghayaha Arrimaha dibada ee dawlada Maraykanka Dr Condoleezza Rice , ayaa kulan , ayaa kulan kula yeelatay Magaalada Nairobi qaar ka mid ah danjirayaasha dawladaha shisheeye u fadhiya dalka Kenya oo uu ka mid ahaa Wakiilka Somaliland fadhiga Nairobi Maxamed Indho buur.

, sidaana waxaanu ka soo xiganay Telefishanka Madaxa banaan ee HCTV oo uu khadka telefoonka ugu soo tabinayay Wakiilku warkan.

Wakiilku waxa uu sheegay in xoghayaha Arrimaha dibada Maraykanka ay ku war gelisay inay dhawaan Somaliland booqasho ku imanayaan wefdi balaadhan oo ka tirsan Congresska Dalka Maraykanka.

wakiilku waxa kale oo uu sheegay in ay Condoleezza Rice ay si weyn ugu amaantay Somaliland Kaalinta muhiimka ah ee uu kaga jiro la dagaalanka Argagaxisada.

Waxa kale oo uu xusay kaalinta dawlada Maraykanku ka qaadan doonto hir gelinta doorashooyinka soo socda ee Somaliland , waxana uu yidhi ‘’Waxay igu tidhi (Rice), waxaanu balan qaadaynaa in aanu taageero ka gaysano maal gelinta doorashooyinka Somaliland ee soo socda iyo mashaariicda kale ee ka socda Somaliland , kuwaas oo ay hir gelintoda gacan weyn ka gaysan doonto hay’adda US-AID’’.

Mudane Indho Buur waxa kale oo uu intaa sii raaciyay ‘’Waxa kale oo ay aad ugu riyaaqeen , una hambalyaynayaan ciidamdaa Somaliland ee Maalintii dhawayd soo qabtay dablaydii afduubtay madaxii hay’adda GAA iyo dagaalka ay kula jiraan Argagaxisada gobolka Geeska Afrika , waxyaabo kale oo fara badan oo ay ii fartay Condoleezza Rice Madaxweynaha Somaliland Mudane Daahir Rayaale Kaahin’’.

.

Share this post


Link to post
Share on other sites
A.J.   

If this is anything to do with the probosed bill on Somaliland that will be put before Congress, then the visit of this delegation could a great moment to showcase the strides Somaliland has made.

Share this post


Link to post
Share on other sites
STOIC   

Indho buur is a Somaliland representative in Kenya? This is news to me.Although a Kenyan for a long time I think it was a good move in making him Somaliland Kenyan representative.He is familiar with Kenyan poltics.

Share this post


Link to post
Share on other sites
STOIC   

^^^From what I know if it is the same guy, Indhabuur used to be close to former Kenyan president Daniel Arap Moi. He was a big shot back in the days. I learned this through family members who know him. Of course he has origin from the northern Somalia.He was always close to Kenyan politicians through business deals.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Gediid   

Thx bro.I knew a guy from Kenya by the name of Idriss Haji Osman...Ever heard of him and any idea of his whereabouts.....

Share this post


Link to post
Share on other sites
STOIC   

IDRIS was my uncle through tribal affiliation.My immediate family members were his firm managers during Saudia livestock era.The last time I knew he was back from Ethiopia where he was deported during president Moi era.I think he is currently in Kenya.His business went up in the air during his deportation time.He was firm beleiver in Somaliland sovereignity during SNM era in the late eighties.He contributed to SNM movement more than any one I knew in Kenya.There were houses rented for SNM casualties in Nairobi during Afweyne era in Somalia.Idris contributed to SNM suceess with his own money.

 

PS Sorry took me awhile to respond I'm nursing a bad cold.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Originally posted by Awlugeeye:

There were houses rented for SNM casualties in Nairobi during Afweyne era in Somalia.Idris contributed to SNM suceess with his own money.

 

I know too well about that.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this