Sign in to follow this  
General Duke

NSS nab Goobanle, Abdi Iman Ahem Diriye

Recommended Posts

Muqdisho:Hawlgaladii ciidamada dawlada oo lugu qabtay raga uu ka mid yahay taliyihii Ciidamadii isbaheysigii Dooxada Juba.

6. juni 2007

 

Muqdisho(AllPuntland)-Ciidamada dawlada Soomaaliya oo maanta hawlgalo dheeraad ah ka sameeyey xaafadaha magaalada Muqdisho ayaa waxa ay gacanta ku soo dhigeen xubno la tuhunsan yahay in ay xiriir laleeyihiin kooxaha qaraxyada ka wada caasumada Soomaaliya ee Muqdisho.

 

Ciidamadan dawlada waxa ay galeen guriga uu dagan yahay taliyihii ciidamadii isbaheysigii Dooxada Juba Maxamed Rooble Jimcaale (Goobaale) waxaana lasheegay in ay haatan su'aalo weydiinayaan sirdoonka dawlada Soomaaliya.

 

Waxaa sidoo kale gacanta lugu soo dhigey mid ka mid ah odayaal sheegta Odayaasha beesha ****** gaar ahaana xilka gudoomiyaha beelaha ****** oo lugu magacaabo Xaaji Cabdi Iimaan Cumar waxaana lugu eedaynayaa in uu xiriir la leeyahay kooxaha waqtigan amaandarada ka wada gudaha Magaalada Muqdisho waxaana su'aalo weydiinaya sirdoonka dawlada Soomaaliya.

 

Sida ay sheegayaan wararka naga soo gaaray taliska ciidamada Milateriga ayaa waxa ay sheegayaan in sidoo kale la soo qabqabtay dad looga shakisan yahay xiriirka maxkamadihii dalka laga saaray dhamaadkii 2006-dii.

 

Ciidamada dawlada Soomaaliya oo ay kaabayaan kuwa dawlada Itoobiya ayaa waxa ay shalay bilaabeen hawlgalo amaanka caasumada wax looga qabanayo waxaana lasheegay in ay ku guuleysteen gacan ku dhigida xubno looga shakisan yahay ka danbeyn weerarada ka dhacaya Muqdisho.

 

Faarax C/qaadir Geylan

AllPuntland

Share this post


Link to post
Share on other sites

Adeer I should have put a question mark on old Diriye, but I suggest you read your tabloids before you attack the Duke.

 

Nabadoon Axmed Diiriye & Goobaale Oo Xabsiga La Dhigay...

Wadanka top headline, so again careful when you accuse others of telling an untruth.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Abwaan   

Originally posted by XOG-ogaal:

I MUST BE BLIND BECAUSE I DON'T SEE AHMED DIRIYE'S ..........WHY LIE DUEK ? YOU TITLE STATES THAT NNS HAS NAB HIM ?

lol...that is dhibka uu leeyahay cut and paste. Duke remember what the NSS used to do in the 80s? Is the sort of actions you support?

Share this post


Link to post
Share on other sites
Abwaan   

lol...TALIYIHII (Past tense). Taliyaha ciidammada dooxada Jubba ee hadda Kismaayo haysta waxba lagama qaadi karo ee ninkaan an ICU mar hore hubka ka dhigtay ayaa la xiri yaqaan!

Share this post


Link to post
Share on other sites
Abwaan   

Ma is tiraahdeen TFG = waa koox u timid inay ka aargudato un qofkii ama kooxdii ay is dhahaan maalin bay idin dharbaaxeen? kan baa waa hore Kismaayo qabsaday, midkaan baa ayaan Baydhabo nagu xannibay...Where is the so-called reconcilliation ay meelaha la taagnaayeen mise kaas waa markii UE lacag laga dalbanayo?

Share this post


Link to post
Share on other sites
Emperor   

Abwaan adigu you are coming across as the spokesman for the former warlords, hadaad aaminsantahay inay yihiin Warlords xirtay Warlords kale why qaylada, mase the this actions touched a nerve, waxaa laqabtay Leader-keeni, so this is Aargoosi since our leader did something bad to them sometime ago, mmhh... that's perfect analysis, keep your derivations...

 

Waxaad kale oo magacowday in kuwa hada Kismayo haysta ayagu aan laqabanayn ama wax laga qaadi karin Taliyahooda, halka ninkaas oo horay u ahaan jiray laqabtay, marka waa maxay Point-ga aad udan leedahay inaan soo bandhigtid?

 

I think in both cases you are very predictable...

Share this post


Link to post
Share on other sites

Predictable as ever. Adeer Goobanle, Cirfo, Daylaaf, and the rest are no saints and the reason these men are being touched is that they are linked to the violence, anyone who is should be dealt with.

 

Their past actions are not important, the days when one could hide behind clan is over.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Abwaan   

Originally posted by The Duke:

Predictable as ever. Adeer Goobanle, Cirfo, Daylaaf, and the rest are no saints and the reason these men are being touched is that they are linked to the violence, anyone who is should be dealt with.

 

Their past actions are not important, the days when one could hide behind clan is over.

Duke, sadly you are the one hiding behind clan in this day and age. All you do is attack others who are not the clan you boast around here and just blame others for simply being a different clan to yours. My proof is how come you always attack these certain individuals you mentioned here and whoever you think is related to them? Did I mention how you endlessly exaggerate the likes of Af-guduud, Morgan, Yey and Hassan Abshir.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Abwaan   

Originally posted by Emperor:

Abwaan adigu you are coming across as the spokesman for the former warlords, hadaad aaminsantahay inay yihiin Warlords xirtay Warlords kale why qaylada, mase the this actions touched a nerve, waxaa laqabtay Leader-keeni, so this is Aargoosi since our leader did something bad to them sometime ago, mmhh... that's perfect analysis, keep your derivations...

 

Waxaad kale oo magacowday in kuwa hada Kismayo haysta ayagu aan laqabanayn ama wax laga qaadi karin Taliyahooda, halka ninkaas oo horay u ahaan jiray laqabtay, marka waa maxay Point-ga aad udan leedahay inaan soo bandhigtid?

 

I think in both cases you are very predictable...

Emperor I am not here inaan adiga kaa gado waxaan ahay. Whatever I beleive in I beleive in caddaalad. Warlord, warlord kama fadli badna iyo kuwa adiga oo kale ah oo u haysta kuwa adeeryaalka u ah inaysan xaq ahayn in warlords lagu tilmaamo.

 

Haddiiba aad fahmeysid bal aan isku dayo inaan ku dhacsiiyo macnahayga.

 

Waxaan ka wadaa maxay macne samaynaysaa in qof hadda rayid ah in la xiraa markii aan xaggooda la fiirinayn rag awood ku faanaya oo aan ku raacsanayn ama aqoonsanayna maamulkaaga ama ha saxnaadeen ama ha khaldanaadeen.

 

dad baad ku tilaamamaysaa inay warlord u doodaan adigoo afhayeen Yey u ah awal baa la yiri "maroodigu takarta saaran uma jeedo" bal indho adaygaagaa Yey oo isaguba inta magac ugu xun (Macangag, Maquuste, Khayrbeele, Burburiye) iskugu yeeray. Ilaah haku soo hanuuniyo intaas un baan kuu awoodaa inaan kuugu duceeyo, ogowna su'aasha qabriga inuusan Yey, Geeddi, Maxamed Dheere, Qaybdiid, Senawi iyo wax la mid ah inaysan kaa fujinayn haddiiba meel la iska dhigo Soomaalinnimo iyo waddaniyad.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this