Sign in to follow this  
Abwaan

Ciidamada dowlada oo xalay Geel ku laayay qeybo ka mid ah wadada Warshadaha.

Recommended Posts

Abwaan   

Posted: 10/30/2008 10:05:00 AM

 

Shabelle: MUQDISHO

 

Ciidamada dowlada ee Fariisinka ku lehe xeradii hore ee ciidamada Gulwadaaysha ku laayay Geel ku diday meel ku dhow xeradaasi.

 

 

Geelani oo tiradiisa la sheegay in uu gaarayay ku dhawaad 10-Neef ayaa waxaa uu ku dhawaaday goob ay fariisin ku leeyihiin ciidamada dowlada waxana la maqalayay rasaas xoogan oo ay ridayeen ciidamada dowlada xiligaasi kadib.

 

 

GeelDooxa.jpg

 

Taliyaha ciidamada dowlada ee xerada Gulwadayaasha G/dhexe C/qaadir Codweyne oo shabelle ay wax ka weydiisay dhacdada xoolahaasi lagu laayaya ayaa waxaa uu sheegay in geela oo didaya uu soo jiiray dhufeys ay ciidamada dowlada ku lahaayeen halkaasi isla markana ay ka shakiyeen in loogu soo dhuunto,waxana uu xusay in qaar ka mid ah Geelaasi oo dhintay ay hortooda yaalaan.

 

 

 

C/qaadi Codweyne waxaa uu intaa ku daray in sakay ay ciidamada qasheen hal neefo oo geel ah inta kalena ay soo doonan karaan cidii leheyd.

 

 

 

Ma’ahan wax ku cusub dadka ku nool magaalada Muqdisho in ciidamada dowlada ay dad rayid ah laayaan oo ay rasaas isaga furan balse dhacdadani ayaa waxaa ay tahay mid aan horay loo arag in xoolo iska socda la laayo.

 

Aqriso oo la soco Shabelle.net Saacad Walba si aad u hesho wararkii ugu dambeeyay ee Soomaaliya.

 

 

 

 

 

Shabelle Media Network - Source of Somalia News

Share this post


Link to post
Share on other sites
Abwaan   

Cakuye FULEYNIMADA iyo TABABARKA ITOOBIYA ma hadday sida geela loola dagaalo amase loo shabbaaxo soo barteen. War wuxu fulaysanaa, indho-adeygiisa waraysi buu ka dhiibayaa isagoo leh geel baan laayey, markii ay shabaab arkaanna way cararaan...lol...!

 

Waxaase ka sii yaab badan inuu dhahay xabbad geel ah baa nagu tagtay oo askartaydu qasheen inta kalena halla soo doonto. Xitaa ma dhahaayo dadkii lahaa waan u gudeynaa ee sidii tax ahaan inuu u qaatay camal buu uga sii socday.

 

Yaab kaloo ka sii daran in Xamar xooluhu sidaas u dhex mushaaxayaan Illeen dowladnimo iyo dad la'aan dhibkaas bay leeyihiin.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Abtigiis   

:D:D:D

Why take the risk of a sucidal bomb via geela! I would say prudent on the part of those killed the camels.

 

My uncle Faluule used to say 'nin khalkhalay ninkale oo khalkhalay qaadi ka ri waaye', when a wounded comrade asked for help in a battle where Fallule was running for his life.

 

EDIT-

 

Emperor

 

 

(I wanted to PM you and this is what I see).

 

Sorry, that member's private message mailbox is currently full. Please try sending your private message another time.

 

Meesha ma hawlo LIVE ah ayaa ka socda? :D

Share this post


Link to post
Share on other sites

AT&T, cyberspace suicide bomber ayaa jira, make sure you know who you get emial from.. :D

 

Adduunkan la is qarxinaayo El Jerusalem style caadi maaha.

Share this post


Link to post
Share on other sites

War geelka aa muqaawamada ka mid ah dee :D

 

I heard the war between Aidid and Ali Mahdi, Aidid ordered his militias to shoot any donkey they see in the street at night. Apparently, Ali Mahdi militia were using the donkeys to transport ammunition and weapons at night. Don't know if the story has any substance to it or if its just a joke.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this