Sign in to follow this  
somali citizen

opening ceremony mogadishu university- puntland

Recommended Posts

AWW.

Dear readers , you can watch in thses clips the beautiful inaugration ceromony of mogadishu university in puntland regional state. I hope for puntland and for the rest of somalia to proper and develope thier capacity in all realm.

 

http://uk.youtube.com/watch?v=c5JTPrG_H-c

http://uk.youtube.com/watch?v=vEmKDuajUMI

 

http://uk.youtube.com/watch?v=zrjBNSpTNZ0

 

http://uk.youtube.com/watch?v=yDeX0dUEc6E

 

http://uk.youtube.com/watch?v=WXArO3mMyOQ

 

http://uk.youtube.com/watch?v=gazVMYr803E

http://uk.youtube.com/watch?v=w3FFxLsOdEg

 

http://uk.youtube.com/watch?v=f5ec4Vuni74&feature= related

Share this post


Link to post
Share on other sites

Ardeyda jaamacada Muqdisho faraceeda Boosaaso oo imtixaankii finalka ufariistay

 

Maanta oo taariikhdu ahayd 17/1/2009 ayaa waxaa jaamacada muqdisho university faraceeda boosaaso imtixaankii finalka ufariistay ardeyda jaamacadaasi

 

ee simastarka 1aad ee sanad waxbarashadeedka 2008 2009.

 

imtixaankaan oo socon doona mudo toban cishaa ayaa waxaa ardeyda ka muuqatey dhiiranaan iyo isku kalsoonaan la xiriirta imtixaanka ay galayaan

 

Jaamacada%20Muqdisho1.JPG

 

agaasimaha xafiiska gudoomiyaha jaamacada muqdisho faraceeda Boosaaso Mudane Aadan ahmed Ciise ayaa saxaafada iyo marti sharaf kalle oo badan uga war bixiyey wa

 

waxqabadka jaamacada , mudane aadan ayaa sheegay in 03/8/2008 jaamacada muqdisho faraceeda boosaaso laga furay deegaanada puntland ayadoo faracaani

 

Jaamacada%20Muqdisho2.JPG

 

boosaasana ka koobanyahay qaybaha shari a and law , socil science , math and physics , economics, Business admistration accounting iyo public administration.

 

mudane aadan ayaa intaasi ku daray in faracaani puntland uu yahay kii ugu horeeyey ee jaamacada muqdisho ay ka furto meel ka baxasan caasimada dalka soomaaliya ee

 

muqdisho taasoo salka ku haysa si loo xaqiijiyo hadafka jaamacada ee ku aadan in dhamaan gobalada dalka lagu baahiyo tacliin jaamacadeed oo tayeysan.

 

Jaamacada%20Muqdisho3.JPG

 

aamacada muqdisho oo la furay sanadii 22/9/1997 ayaa ah jaamacadii ugu horaysay ee laga aasaaso dalka kadib burburkii dawladii dhexe ee soomaaliya 1991

 

jaamacada ayaa ka kooban ama bixisaba vocaltiyo todobo kulyadood oo ay hoos tagaan 21 takhasus oo heer jaamacadeed ah waxayna haatan jaamacadu dalka soomaaliya

 

kawadaa daraasaadka sarre iyo diplomooyin professional taas oo ay iska kaal maystaan jaamacado caalami ah oo ku yaala wadamada malaysia sudan south africa ingiriska

 

iyo maraykankaba waxaana lagu bartaa oo waxbarashada lagu qaataan afafka carabiga iyo ingiriiska oo labduba ah afafka rasmigaa ee jaamacada .

 

Jaamacada%20Muqdisho4.JPG

 

aamacada muqdisho waxay soo saaratay 8 dufcadood oo ka qaatay shahada Bsc , BA , MA waxayna jaamacadu leedahay aqoonsi caalami ah waxayna ka mid tahay

 

afartanka jaamacadood ee ugu horeeya jaamacadaha africa ayadoo xubin buuxda ka tahay 6 urur jaamcadeed caalami ah oo ay ku jiraan in ka badan 750 jaamacadood.

 

ugu dambayntii gudomiyaha jaamacada muqdisho faraceeda boosaaso Mudane Dr. Cali sheikh Axmed ayaa ugu hambalyeeyey ardeyda dadaalka dheerigaa ee ay ku

 

bixiyeen waxbarashada isaga oo urajeeyey inay guulo ka gaaraan imtixaanaadka finalkaa ee simastarka koowaad wuxuuna gudoomiyuhu umahadnaqay dhamaan

 

Jaamacada%20Muqdisho5.JPG

 

waalidiinta madaaristii soo barbaarisay ardeyda jaamacada wuxuuna ardeyda kula dardaarmey in ay himaladooda iyo dadaalkooda sii laba laabaan isagoo

 

ugu duceeyey inay dalkooda iyo diintoodaba ku anfacaan waxbarashadooda.

 

si kastoo ay ahaataba jaamacada muqdisho faraceeda Boosaaso ayaa kaalin wax ku oola ka gashay waxbarashada puntland ayadoo markii la furayeyna ay ka qayb galeen madaxda puntland kuwaasoo aad u amaanay soona dhaweeyey waxbarshada lasoo gaar siiyey puntland

 

************************************************

Share this post


Link to post
Share on other sites
The Zack   

Shouldn't this thread be in the Student Talk or General section? Oh I forgot we were Somalis, everything has something to do with politics.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this