Sign in to follow this  
General Duke

Another slap for Somaliland this time in Uganda

Recommended Posts

Its as not enough their delegation to the AU got humiliated, that nocountry recognises them, today yet another all together common set back.

In Uganda there was a meeting of African women, the "Somaliland" delegation was led by the Minster for Woman affairs of the renegade province. She was told to become part of the Somali delegation led by the TFG Minsiter or go. She stormed off all hot and bothered. Good luck next time dear secesionists.

Share this post

Link to post
Share on other sites

Wasiirka haweenka maamulka labaxay somaliland oo si caro leh uga baxday shir looga hadlayey horumarinta haweenka oo kadhacay dalka Uganda

Posted to the MOL February 21, 2007, 1:51 pm

Wafdi ay hogaaminaysay Wasiirka Haweenka Somaliland ayaa maanta isaga baxay shir ay lahaayeen haweenka dalalka Uganda, Kenya, Somalia iyo Suudaan kulankaani oo looga hadlayey arrimaha hourmarinta haweenka Soomaalida ayaa wafdiga Somaliland iyo wasiirkeedaba isaga baxay ka dib markii lagu wargaliyey inay ka mid noqoto haweenka ka yimi gobolada dalka Somalia iyadoo loo sheegay inay matalayaan gobolada waqooyi.

Kulamo gooni gooni ah oo socday maalmahaan kana dhacay Hotel SPEKE Munyonyo Kampala Uganda ayaa waxa isugu yimi Wasiirka haweenka Somaliland iyo Wasiirka Haweenka Dowlada Federaalka Somalia iyadoo lagu heshiiyey in aanan lasoo hadal qaadin arrimaha Siyaasada iyo gobolada lagana wada hadlo oo loo mideeysnaado horumarinta haweenka.

Maanta oo shirkii furmay ayna kasoo qeyb galeen Wasiiro kakala yimi dalalka Uganda, Kenya, Suudaan iyo dowlada Federalka kmg Somalia ayaa fadhigii la fariistay waxa loo ogolaada dowlada fedreaalka kmg Somalia inay u fariisato Wasiirka horumarinta haweenka Marwo. Aamino Maxamed Mursal halka Wasiirka haweenka Somaliland lagu wargaliyey inay dhex fariisato haweenka gobolada Somalia taasoo ka careeysiisay sheegtayna inaysan ka mid noqonaynin Gobolada Waqooyi oo ay yihiin dowlada Xor ka ah Somalia inteeda kale.

Madaxda Uganda ee shirka abaabulayey ayaa ku adkaystay inaysan taasi dhici Karin fadhigana uu yahay mid ku soconaya sidii loogu talo galay iyadoo ay jirtay in Wasiirka haweenka maamul goboleedka Puntland ay iyadu sheegtay inay ka mid yihiin dowlada Federaalka isla markaana aysan dood ka qabin habka loo fariisanayo kana mid noqonayso goboladda Dalka Somalia shirkana ay u fariisanayaan iyagoo matalaya goboladda dhexe Somalia (Maamul goboleedka Puntland).

Wasiirka Arrimaha haweenka Somaliland oo wajigeedu caro aad u weyni ka muuqday ayaa wafdigeeda ku amartay inay isaga baxaan shirka iyagoo ka dareeray fadhigoodii lamana garanayo talaabada xigta ay qaadanayaan iyadoo aysan jirin buuq halkaasi ka dhacay markii ay isaga baxeen. shirkuna wuxuu u dhacay sidii loogu talo galay.

Mid ka mid ah saraakiisha sar sare ee UNIFEM oo magaciisa ka gaabsaday oo laga waraystay wareeystay in shirka ay wax u dhimi karaan ka bixida wafdiga Somaliland iyo inkale ayaa ii cadaysay in arrimaha Siyaasada aysan shaqo kulahayn oo ay u taagan yihiin horumarinta haweenka iyadoo halkaasi looga hadlayey arrimaha haweenka Somalia, wixii siyaasad ah waxay utaalaa dhexdooda anagu ma nihin goolkeenuna maahan arimo siyaasadeed ayay ku gaabsatay hadalkeeda.

maamulka labaxay somaliland ee gobalada weqooyi galbeed ee wadanka soomaaliya ayaa mudo doonayey inuu ka go, o dalka somalia taasoo aan suura galin

rabiile gabanow

Share this post

Link to post
Share on other sites
Pi   
Insanity is doing the same thing over and over again, but expecting a different result- Albert Einstein. :D

Share this post

Link to post
Share on other sites

Wasiirka haweenka Somaliland ee haatan kusugan dalka Uganda ayaa isaga baxday shir ay lahaayeen haweenka dalalka Uganda, Somalia, Kenya iyo Suudaan

Somaliweyn Media Center (SMC) Nairobi 21/02/07

Wafdi ay hogaaminaysay Wasiirka Haweenka Somaliland ayaa maanta isaga baxay shir ay lahaayeen haweenka dalalka Uganda, Kenya, Somalia iyo Suudaan kulankaani oo looga hadlayey arrimaha hourmarinta haweenka Soomaalida ayaa wafdiga Somaliland iyo wasiirkeedaba isaga baxay ka dib markii lagu wargaliyey inay ka mid noqoto haweenka ka yimi gobolada dalka Somalia iyadoo loo sheegay inay matalayaan gobolada waqooyi.

Kulamo gooni gooni ah oo socday maalmahaan kana dhacay Hotel SPEKE Munyonyo Kampala Uganda ayaa waxa isugu yimi Wasiirka haweenka Somaliland iyo Wasiirka Haweenka Dowlada Federaalka Somalia iyadoo lagu heshiiyey in aanan lasoo hadal qaadin arrimaha Siyaasada iyo gobolada lagana wada hadlo oo loo mideeysnaado horumarinta haweenka.

Maanta oo shirkii furmay ayna kasoo qeyb galeen Wasiiro kakala yimi dalalka Uganda, Kenya, Suudaan iyo dowlada Federalka kmg Somalia ayaa fadhigii la fariistay waxa loo ogolaada dowlada fedreaalka kmg Somalia inay u fariisato Wasiirka horumarinta haweenka Marwo. Aamino Maxamed Mursal halka Wasiirka haweenka Somaliland lagu wargaliyey inay dhex fariisato haweenka gobolada Somalia taasoo ka careeysiisay sheegtayna inaysan ka mid noqonaynin Gobolada Waqooyi oo ay yihiin dowlada Xor ka ah Somalia inteeda kale.

Madaxda Uganda ee shirka abaabulayey ayaa ku adkaystay inaysan taasi dhici Karin fadhigana uu yahay mid ku soconaya sidii loogu talo galay iyadoo ay jirtay in Wasiirka haweenka maamul goboleedka Puntland ay iyadu sheegtay inay ka mid yihiin dowlada Federaalka isla markaana aysan dood ka qabin habka loo fariisanayo kana mid noqonayso goboladda Dalka Somalia shirkana ay u fariisanayaan iyagoo matalaya goboladda dhexe Somalia (Maamul goboleedka Puntland).

Wasiirka Arrimaha haweenka Somaliland oo wajigeedu caro aad u weyni ka muuqday ayaa wafdigeeda ku amartay inay isaga baxaan shirka iyagoo ka dareeray fadhigoodii lamana garanayo talaabada xigta ay qaadanayaan iyadoo aysan jirin buuq halkaasi ka dhacay markii ay isaga baxeen. shirkuna wuxuu u dhacay sidii loogu talo galay.

Mid ka mid ah saraakiisha sar sare ee UNIFEM oo magaciisa ka gaabsaday oo aan ka wareeystay in shirka ay wax u dhimi karaan ka bixida wafdiga Somaliland iyo inkale ayaa ii cadaysay in arrimaha Siyaasada aysan shaqo kulahayn oo ay u taagan yihiin horumarinta haweenka iyadoo halkaasi looga hadlayey arrimaha haweenka Somalia, wixii siyaasad ah waxay utaalaa dhexdooda anagu ma nihin goolkeenuna maahan arimo siyaasadeed ayay ku gaabsatay hadalkeeda.

Dowladda Somaliland oo ah dowlad Gooni isugu taagtay Somalia sannadii 1991-dii ayaanan haysan ictiraafid ay ka hesho dunida inteeda kale ayagoo caqabad ku ah sidii ay u heli lahayd aqoonsi caalami ah halka Madaxda Dowlada Federalka ay kusoo celceliyaan in midnimada umada Soomaaliyeed ay muqadas tahay.

Share this post

Link to post
Share on other sites

looooooooooooooooooooooool ..........

We don't have what so called wasiirka haweenka ,,, :D:D ,, that cracked me up and shows how those qabiil-based websites are not so quilified to catch the right name ,,,

Our women are developed and been developed for the past 16 years ,,,,, now it is da time for the Somalia women to take the chance ,,,

Good for them inay iskaga baxeen ,,,,,, next time UNIFEM knows how to behave ,,,, :D

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this