Sign in to follow this  
General Duke

A day of fighting Yaqshid police station liberated

Recommended Posts

Ciidamada Dowlada Somalia oo Dagaal adag ka dib la Wareegay Saldhiga Degmada Yaaqshiid iyo Sanca

 

Isniin 01 Jun 2009

Dagaalo xalay saqdhex ilaa iyo saaka ka soconayay qeybo ka tirsan Magaalada Muqdisho ayaa la xaqiijiyay in Ciidamada Dowlada ay kula wareegen saldhiga degmada Yaaqshiid, Siinaay oo aheyd goobo ay gacanta ku hayeen dhinacyada ka soo horjeeda dowlada.

 

Dagaalkan oo la isku adeegsanayay hubka culus iyo iyo kan fuduud iyo waliba madaafiicda ayaa sii xoogeystay barqanimadii maanta waxaana la sheegay in dagaalkani u sabaabay dhimasho iyo dhawaac aad u tiro badan, waloow aan si rasmi ahi loo heyn Tirada dhab ta ah.

 

Afhayeenka Ciidamada Xooga Dalka Farxaan Mahdi Casaanyo ayaa u xaqiijiyey saxaafada in ciidamada dowlada ay gacanta ku dhigeen goobahaasi kadib dagaal gacanta la isula tagay, waxa uuna intaasi ku daray in aysan marnaba dagaalka joojin doonin oo ay wada yaan ilaa inta ay ka xaqijinayaan amaanka Magaalada Moqdisho.

 

Afhayeenku waxuukaloo sheegay in dagaalkaasi ay ku qabteen maxaabiis badan oo ka tirsana kooxihii kasoo horjeeda oo ay dagalka la galeen isla markaana ay jiraan qasaarooyin badan oo ay gaarsiiyeen, hase ahaatee uu yar yahay dhinacooda qasaaraha soo gaaray, balse lama hayo wali warar madax banaan oo xaqijinaaya sheegashada dhinac Dowalda gulahaasi.

 

dhinac kale maanta ayaa qarax aad u xoogan waxaa uu ka dhacay wadada Maka Al Mukarama ee magaalada Moqdisho, kaasoo lala beegsaday gaari ay wateen ciidamada Booliska Somalia oo halkaasi marayey.

 

Qaraxan oo ahaa mid aad u xoogan oo ayaa wax u ka dhasahy kadib markii miini wadada dhinaceeda logu aasay Ciidamada Boliska halkaasi marayay waxaana la sheegayaa inuu jiro qasaare dhimasho iyo dhaawac leh oo soo gaaray Ciidamada Booliska.

 

Markiiba waxaa soo gaaray goobtii Ciidamo ka tirsan Dowlada Somalia oo halkaasi ka riday rasaas aan la garaneyn cida ay ku ridayaan.

 

waxaaana joogsaday dhamaan isticmaalki wadadaasi, iyadoo sidoo kalena la xiray goobihii ganacsiga.

 

 

 

Allidamaale.com

Share this post


Link to post
Share on other sites
Abwaan   

Originally posted by General Duke:

^^^LOOL. Nice one Mr Somalidoon editor
:D

lol...I wish I was the editor then nac-nac maba lagu soo qoreen!

Share this post


Link to post
Share on other sites
Abwaan   

Originally posted by General Duke:

^^^Ok, stop the nac-nac on SOL and then we would belive you.
:D

nac-nac qofka shaqo ka dhigtay waa la yaqaan oo xitaa daqiiqad gudaheed warkiisu is burinayo!

Share this post


Link to post
Share on other sites
MZanzi   

Duke,

 

That's funny coming from you. You support Yeey after all. You yeey supporters are HYPOCRITES! I will say this out loud though. You are a supporter of a savage. You lie, to downplay the crimes they have committed. You ain't fooling no one. smile.gif

Share this post


Link to post
Share on other sites
Belial   

So predictable Duke.

 

You really think somalis prefer A/Y over Barre? Hahah...if somalis would know that overthrowing barre would lead to this..

Share this post


Link to post
Share on other sites
Abwaan   

Originally posted by Belial:

So predictable Duke.

 

You really think somalis prefer A/Y over Barre? Hahah...if somalis would know that overthrowing barre would lead to this..

I think history tells who did better!...lol

Share this post


Link to post
Share on other sites

^^^They did better than Aydeed Sr.

FuFu adeer one is discussing the legacy of a mass murdering tyrant who destroyed Somalia. Inherited an army and ran away on a Donkey.

Share this post


Link to post
Share on other sites
MZanzi   

Duke,

We've already been through this, come up with some other chickenshyt to rant about.

You're faker than a knock-off prada purse from Chinatown.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Adeer, no need to get angry and personal, ya Afwayne face. It’s your avatar, and your "righteous" stance. Just hilarious, you should go to Hargaysa and do stand up with a Siyad Barre mask, you will get a great audience and a warm embrace. :D

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this