Sign in to follow this  
Xaaji Xunjuf

Somaliland policy concerning refugees in the country

Recommended Posts

Nuune-Xaajiga jawaabkasta anaga iyo Itoobiya jaar baanu nahey kabi laabataa-I have to remind him, Xaaji I didn't ask that.

 

LoooooooL@NGONGE-we need to bribe a Caaqil-the best bet is rogue SSC caaqil. I heard their word is acceptable now

Share this post


Link to post
Share on other sites

Nuune anigu dee cunsuri ma ihey anigu waxa dastuurka somaliland sheegey uun baan ku sheegey.

Dawlad kaste waxay leedahay sharci iyo dastuur.ma jirto dawlad leh qiiro dastuur ama muxubo somali dastuur wax nocaasi ma jirto.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Originally posted by nuune:

What
Che
means is that Jabuuti is widely known for their identity, which is Canfar & Ciise

Maanta adaaba dhex fadhiya ma is tidhi ,,,,, hadaadba jabuuti u ogoshahay inay tooda reer hebelnimo ku saleeyaan maxaad tan ugu diidan tahay ?? :D

Share this post


Link to post
Share on other sites
nuune   

^^ lol that is why aan u iri Xaajigu Hobseyd ayuu galey, first time I see some one saying in real writing that Somaliland is based on Shanta Qabiil.

 

JB, xageen ku iri waan diidnahay, alwaax fooqal shamiinto, eeg sidaan Xaajiga uga ilaalinayo inuu dabin ku dhaco adna anaad igu soo toob-dillaacsan :D

Share this post


Link to post
Share on other sites
The Zack   

Jaceylbaro, Jabuuti labadaas qabiil umbaa dega..you can't say the same about Somaliland unless you want to make a Burco-Berbera-Hargeisa country. And to be honest, many Somalis won't have problem with ur secession dreams if you try to secede only with those three towns.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Jabuuuti carab ba dagta iyo qabailka ka so jeeda awdal iyo gabiley ba daga intu ba wa reer jabuuti, Somaliland na wa sidaaso oo kale oo qabil fara badan ba daga burco hargeisa ceerigabo gabiley borama seylac badhan laascanood buhoodle intu ba wa somaliland.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Xukuumadda oo Markii ugu Horreysay ka Shiraysa Qaabka Siyaadda ay ku Wajihi Lahayd Dadka aan Dalka u Dhalan

Hargeysa (Jam)- Xukuumadda Somaliland, ayaa markii ugu horreysay qabatay shir lagaga arrinsanayo sidii siyaasad cad loogu waajihi lahaa qaxoontiga ku sugan Somaliland, shirkaasi oo shalay ka furmay hudheelka Ambassador ee magaaladda Hargeysa, kaasi oo socon doona muddo saddex maalmood ah.

 

Shirkan oo ay wada jir u soo qabanqaabiyeen wasaaradda arrimaha gudaha Somaliland iyo hay’adda Qaramada Midoobay u qaabilsan qaxoontiga ee UNCHR, waxa ka qaybgalay masuuliyiin ay ka mid yihiin Guddoomiyayaasha Baarlamaanka (Guurtida iyo Wakiillada), Wasiirrada Arrimaha Gudaha, Caafimaadka, Caddaalladaa, Maayirka caasimada, Agaasimaha wasaaradda Shaqada iyo Arrimaha Bulshada, saraakiil ka socota hay’ adaha caawiya qaxoontiga sida UNHCR iyo qaybaha kala duwan eer ururrada bulshada.

 

Wasiirka Arrimaha Gudaha Dr. Maxamed Cabdi Gaboose, ayaa faahfaahin ka bixiyey ujeeddada shirkan oo uu ku sheegay inay tahay sidii shirkaasi looga soo saari lahaa siyaasad ay

 

Somaliland kula maacaamili doonto qaxoontiga dalkeeda ku sugan “Waxa maanta keenay shirkan, waxa loo gudbay marxalad ka duwan tii hore ee ku salaysnayd mucaawimooyinka iyo taageerada aad siisaan oo waxa yimi qadiyad cusub oo ah dad aan dalka u dhalan oo si xad-dhaaf ah ugu soo qulqulaaya, kuwaas oo dhibaato weyn ku haya bulshada reer Somaliland. Waxa kalifay arrintan dhawaaq dheer oo ka soo baxay bulshada reer Somaliland iyo cabashooyin farabadan oo ka soo fulay, taas oo u baahan in xukuumadda Somaliland xal iyo siyaasad cusub ka yeelato sida ay u maamuli lahayd qadiyada qaxoontigaa farabadan ee soo qulqulaaya, kaas oo xad-dhaaf ah oo aan kala lahayn yaa muwaadin ah iyo yaan muwaadin ahayn oo shaqadii iyo wax walba culaysbay ku ahayaan. Lagama yaabo in Wasaaradda Arrimaha Gudaha uu ka soo baxo go’aan khaldan oo qaxoontiga xuquuqdooda wax yeeli kara, balse si laysula daalac-naasilo baahida dalka taala, waxa shirkan ka soo bixi doona talo qarankan lagu hagi karo oo aanu ula tagno madaxweynaha iyo Golaha Wasiirrada,” ayuu yidhi Dr. Maxamed Cabdi Gaboose.

 

Waxa kale oo halkaa ka hadlay Maayirka caasimada Hargeysa Eng. Xuseen Maxamuud Jiciir, isaga oo si qoto-dheer uga warramay dhibaatooyinka kala duwan ee ay bulshada reer Somaliland kala kulanto dadka aan dalka u dhalan sida; caafimaadka, nabadgelyada iyo shooyinka, isagoo u soo jeediyey hay’adaha caawiya dadka qaxoontiga ah inay kala qaybqaataan sidii dadkaasi loo jihayn lahaa.

 

Wasiirka Caafimaadka Dr. Xuseen Muxumed Maxamed (Xuseen Xoog) oo isaguna furitaankii shirkaa ka hadlay, ayaa sheegay saamaynta ay ku yeeshaan dadka aan dalka u dhalani caafimaadka dalka, isaga oo xusay in ay inta ugu badan sababaan xannuuno ay dalka soo galiyaan iyo goobaha dawooyinka oo ay culays weyn ku hayaan dadka aan dalka u dhalan, waxaanu soo dhaweeyey shirkan lagu falanqaynaayo sidii loo dejin lahaa nidaam lagu hago dadka aan dalka u dhalan.

 

Waxa isna halkaa ka hadlay Taliyaha Ciidanka Booliska Somaliland Cilmi Nuux Furre oo isagu sheegay inay dhaqan xumo weyn ku hayaan dadka aan dalka u dhalan, isla markaana soo jeediyey in si degdeg ah wax looga qabto arrimahooga.

 

Abdualaye Barry oo ah wakiillida hay’adda UNHCR, gaar ahaan qaybta idho idhaynta arrimaha togan, ayaa sheegay in hay’adda UNHCR ay ujeeddo ahaan ka leedahay shirkan sidii ay dawladda Somaliland uga wada hadli lahayeen, isla markaana ay iskula meel-dhigi lahaayeen qorshaha lagu waajahaayo qaxoontiga ku sugan Somaliland, isagoo xusay in marka uu shirku dhammaado go’aamada ka soo baxa ay ku dedaali doonaan fulintooda, isla markaana ay Somaliland ku waafaqsan tahay inuu yahay habka ugu wanaagsan in la duwaan galiyo qaxoontiga, isagoo ka warramay marxaladihii kala duwanaa ee uu soo maray waxqabadkii ay Somaliland u qabatay hay’addu ilaa intii ay dalka joogtay.

 

Waxa kale oo halkaa ka hadlay Wasiirka Caddaalada Prof. Ismaaciil Muumin Aar iyo Agaasimaha shaqada iyo shaqaalaha oo soo dhaweeyey shirkan lagu lafu-gurayo qaabka loola dhaqmayo qaxoontiga dalka ku sugan, iyada oo mudada uu socodo lagu falanqayn doono arrimo badan oo khuseeya dadka Somaliland ku soo qulqulaya ee ka imana dalalka Jaarka.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Originally posted by nuune:

What
Che
means is that Jabuuti is widely known for their identity, which is Canfar & Ciise(MMA, sorry for the Jabuuti qabiil names), can the same be said about Somaliland
:D

Djibouti in terms of land is largely Afar and secondarily Somali/Issa.

Afars are not a Qabiil but a different group, though very close and related to Somalis (sharing historical Zeyla or the Adal Sultanate alongside other Somalis and Arabs, historical anti-Abyssinian jihads, eg with Imam Axmad Gurey etc).

Yemenis largely built the Capital and helped it to flourish, alongside other Somalis (many Afars or Issas also came recently from neighbouring countries).

Altering the names from French Somaliland to French Somali Coast and then French territory of Afars and Issas was part of the colonial policy to play one community against another and exclude finally other Somalis when the local hero Mahamoud Harbi, a purely indigenous Somali, was calling for Djibouti to rejoin Somalia (before he mysteriously disappeared like many other notable visionaries).

 

That is why, among many other reasons, it is disingenuous and grotesque to compare Djibouti and Somaliland (is Somaliland 70-80% non-Somali to begin with?), though many suffer from Djibouti complex ("why not us if Djibouti...").

 

As for the refugees, Somalis are allowed to leave the camp for the towns, unlike others immigrants who were repatried en masse.

 

All sorts of Somalis from Jigjiga, Hargeysa etc always thrived there, still get naturalised and have MPs and even ministers etc.

 

For instance, crucial support for the SNM came from Djibouti while its public utilities took part in Somaliland reconstruction ; likewise, Northern Somalis relied on Djibouti as a trade platform during the Socialist era or later for mass emigration purposes etc...

Share this post


Link to post
Share on other sites
Qudhac   

ANYWAY....

 

somaliland will deall with these refugees, in manner that it sees fit and in accordance with the wishes of the citizens of somaliland whom have put alot of pressure on the government to deall with these streams of refugees coming in from mainly somalia..

 

somaliland has taken in more than it can handle and its time to put stop to this policy, and firm and strict policy when it comes to letting people settle in somaliland.

 

those who do not meet these strict criteria should be removed to their countries....

Share this post


Link to post
Share on other sites
Kamaavi   

Originally posted by Qudhac:

ANYWAY....

 

somaliland will deall with these refugees, in manner that it sees fit and in accordance with the wishes of the citizens of somaliland whom have put alot of pressure on the government to deall with these streams of refugees coming in from mainly somalia..

 

somaliland has taken in more than it can handle and its time to put stop to this policy, and firm and strict policy when it comes to letting people settle in somaliland.

 

those who do not meet these strict criteria should be removed to their countries....

Farole syndrome :D ,,, Puntland ku dayo...

Share this post


Link to post
Share on other sites
Qudhac   

thats rich coming from someone who calls himself MZANZI....

 

if you have nothing to say about the topic then its best to hush hush...

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this