Sign in to follow this  
Xaaji Xunjuf

Somaliland policy concerning refugees in the country

Recommended Posts

Xukuumadda Somaliland Oo Diyaarinaysa Siyaasadda Ay Kula Dhaqmayso Dadka Qaxoontiga Ah

November 9th, 2010 Comments Off

 

Hargaysa (Somaliland.org ) Kulan lagaga wada hadlayo sidii loo samaysan lahaa siyaasad qorshaysan oo lagula dhaqmo dadka ajanabiga ah ee dalka soo galaya ayaa maanta waxa lagu qabtay Hoteelka Maansoor ee magaalada Hargaysa.

 

Kulankan oo ay ka soo qayb galeen guddoomiyayaasha golayaasha Baarlamaanka Somaliland (Guurtida iyo Wakiillada), Wasiirrada wasaaradaha Arrimaha gudaha, caddaalada, wasiir ku xigeenka wasaaradda waxbarashada, Taliyaha Ciidanka Booliska, Duqa caasimadda Hargaysa, Agaasimaha guud ee wasaaradda shaqada iyo arrimmaha bulshada iyo wakiillo ka socday Hay’adda Qaramada Midoobay u qaabilsan qaxoontiga ee UNHCR, waxa lagaga wada xaajooday ama lagu gorfeeyay sidii loo samayn lahaa siyaasad qorshaysan oo lagula dhaqmo dadka qaxoontiga ah ee dalka soo gala.

 

Kulankan oo socon doona muddo saddex maalmood ah, isla markaana ay soo qaban qaabisay hay’adda qaramada midoobay u qaabilsan arrimaha xaqoontiga ee UNHCR, waxa kale oo iyaguna ka soo qayb galay Hay’addaha ay wada shaqaynta leeyihiin hay’addan ee iyaguna ku hawlan daryeelka iyo wax u qabashada dadka qaxoontiga ah ee dalka ku soo barakacay.

Kulankan ayaa la filayaa muddada uu socdo in laga soo saaro siyaasad iyo qodobo dhaxal gal ah oo salka ku haya sidii qaabka loola dhaqmayo dadka qaxoontiga ahi ay u noqon lahayd mil meel mar ah.

 

Somaliland.org, Hargaysa

Share this post


Link to post
Share on other sites
Qudhac   

this about time something was done about this issue, bacause the number of people streaming into large cities and town from neibouring countries is getting out of control.

 

especially from somalia and ethopia. they all seeking better lives which is enough, but somaliland doesnt have the resources to deal with this number of people in need.

Share this post


Link to post
Share on other sites

This is funny and sad at the same time.

 

 

On the bright side, the stream of Oromo into northern Somalia might bring much needed diversity since there will be demographic shift sooner or later smile.gif

Share this post


Link to post
Share on other sites

Refugees are basically a problem to any country regardless of their origin. If not properly managed they will be an obstacle to that country.

 

I'm glad the new government is realizing that now.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Hales   

CHe@

Hes refering to the tribes that do not inhabit the parts which are confined to the colonial borders of his imaginery country. smile.gif

Share this post


Link to post
Share on other sites
NGONGE   

Originally posted by Qudhac:

oromos aint the main problem , guwa udu daran waa kuwa wadankoodiii soo gubay..

If it is as you say, they should have burnt SL by now. You need to look up the meaning of the word refugee, saaxib. :D

 

Warya, xaasid qalbi madow ha noqonin dee. These are Somali people living in SOMALI LANDS. Politics is one thing, nonsense another. If every last Somali would want to come to SL they should be more than welcome (as long as they are peaceful).

Share this post


Link to post
Share on other sites
Qudhac   

NG

 

sxb ma caqliga dameerahaad ku shaqaysaa, dont be so naive...

 

there is no country in the world thats operates total open borders for all, there isnt enough resources and funding to look after them, especially smalll poor country in africa.

 

somalis living in somali lands kulahaa... :eek:

 

clearly you missed your dose of medicine from oodweyne. the country is called somaliland and they from somalia....

 

i though your level of educastion was passed this stage.

Share this post


Link to post
Share on other sites

It just needs a good management. Refugees are everywhere and apart from politics and qabyaalad (as some already put) refugees will benefit a lot if properly managed.

 

Even those from Somalia will be eligible to get the Somaliland citizenship if they live here 10 consecutive years. ;)

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this