Sign in to follow this  
guraad

UN to evacuate most its international staff .

Recommended Posts

guraad   

Reports coming from Hargeisa say that the UN is now to evacuate most its international staff from the region as a consequence of the killings.

 

The killing has prompted the UN to reduce its staff in Somaliland to "essential" international staffers and Somalis only, Pippa Alston, the acting head of the Somalia Aid Coordination Body (SACB), told the news agency AP today. The SACB is a group for aid organisations working in the country, including the UN and GTZ.

 

- The SACB sees this most recent tragedy as a continuing serious deterioration in security focused on international aid workers in Somaliland, the organisation said in a statement released today, condemning the attack. "The safety of humanitarian aid workers is imperative and such incidents cannot be tolerated.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Fyr   

Posting negative stuff about Somaliland is an addiction for you right?

Even though you said “I’ am leaving SOL” you just couldn't help yourself right?

It’s alright guraad I may have found something for your addiction.

Check this site; make sure get the help you need.

http://www.addictionresourceguide.com

 

Peace

Share this post


Link to post
Share on other sites

lol Casey stop poking fun at the guy. According to Mop deep he's the oldest one here in the forum. He deserves a lot of respect, I mean he can actually use a computer. Job well done I say.

Share this post


Link to post
Share on other sites

oh oh! there is no more happiness in hargeesaville!! and while u wipping some butt guraad, please bring back the mexican flag! lol..

from hargeesaville!!! if u do that, i got couple of tacos waiting for you!!

Share this post


Link to post
Share on other sites
Fyr   

You all wish i leave

LoooL

Correct me if I'am wrong, didn't you have your goodbye party last week?

If I'am not mistaken aren't your the one whom said, "I'am leaving SOL"

guraad I do not wish to see you leave, but I don't care if you stay or leave.

Just make up your mind "STAY Or LEAVE"

Share this post


Link to post
Share on other sites

lol@guraad ... I see, you like to chew on the morale boosting propaganda campaign of allpuntland.com ... tell for the past 3 or 4 months they had been prediciting for the worst... and all we see is Somaliland steeming well in full gears. :D

 

 

enjoy these my old friend:

 

Agaasimaha isbitalka SomRus " Hargeysa iyo Jigjiga waxaan ku soo aragnay nabadgalyo aad u wanaagsan waxeyna i soo xusuusisay nabadgalyadaasi xilligii beri samaadka

 

 

Waxaa inoo suurtagashay in aan waraysi la yeelanno agaasimaha isbitaalka SomRus Sakariye Daahir Gabeyre oo Khamiistii ku soo laabtay magaalada Muqdisho kadib markii safar gaaban oo qaatay 3 cisho uu ku soo kala bixiyay magaalooyinka Hargeysa ee ka tirsan maamulka la baxay Somaliland iyo magaalada Jigjiga ee ka tirsan killinka 5-aad ee ismaamulka Soomaalidu ee dalka Itoobiya, wuxuuna waraysigu u dhacay sida tan:-

 

 

Su’aal. Mudane waxaad warbixin kooban naga siisaa ujeedada safarkii gaabnaa ee aad adiga iyo dhaqaatiir ka tirsan isbitalka SomRus aad ku tagteen magaalooyinka Hargeysa iyo Jigjiga?

 

 

Jawaab. Muqdisho waxaan ka baxnay maalintii Isniinta 22-kii Maarso 2004-ta ujeedada safarkeenuna wuxuu ahaa indho indheyn iyo sidii faracyo isbitalka SomRus looga hirgalin lahaa magaalooyinka Hargeysa iyo Jigjiga waxaana aniga si gaar ah ii soo jiitay nabad galyadii aan ku soo arkay Hargeysa, qaasatan waxaan kuu sheegayaa in magaalada Hargeysa ay sugidda amaanka gacan weyn ka geysanayeen ciidanka booliska Somaliland mana jirin wax qoryo ah oo la nagu waardiyeynayey, waxeyna dadka reerka Somaliland noqdeen kuwo isku tashtay.

 

 

Su’aal. Xilliga aad ku beeganteen magaalada Hargeysa ee xarunta u ah maamulka la baxay Somaliland adiga iyo dhaqaatiirta SomRus ee kula socotay waxa uu ahaa xilli lagu dilay inta u dhaxeysa Hargeysa iyo Barbara shaqaale samafal oo u shaqeynayey hay’adda GTZ, haddaba wax saameyn ah ma idinku yeelatay arrintaasi.

 

 

Jawaab. Arrintaasi cabsi weyn ayaan ka qabnay markii hore oo waxaan u baajinay safar aan ku tagi laheyn Hargeysa maalintii Sabtida waxaase na farxad galiyay aniga iyo dhaqaatiirtii ila socotay heerka wacan ee nabad galyada ay ka gaartay magaalada Hargeysa iyo amaanka iyo kala dambeynta ka jirta halkaasi, waxaana kuu sheegayaa magaalada Hargeysa waxaa joogay oo aan ku aragnay dad caddaan ah oo badan oo ka shaqeeya halkaasi, waxaana oran karaa magaaladaasi waa magaalo ku dayasho mudan.

 

 

Su’aal. Sakariye Daahir Gabeyre ma markii kuugu horreysay oo aad tagto Hargeysaa?

 

 

Jawaab. Haa waa markii iigu horreysay ee aan booqdo magaalada Hargeysa, mararkii hore waxaan ku mari jiray transit diyaaradeed kumana hakan jirin.

 

 

Su’aal. Goorma ayaa la furayaa faracyada isbitalka SomRus ee magaalooyinka Hargeysa iyo Jigjiga?

 

 

Jawaab. Inshaa Allaah waxaa socda diyaar garow, waxaana rajaynayaa waqtiyada nagu soo aadan in aan ka hirgalino magaalooyinkaasi faracyada isbitalka SomRus.

 

 

Su’aal. Ka waran marka aad is barbar dhigtid baahida caafimaadka Muqdisho iyo midda ka jirta Hargeysa?

 

 

Jawaab. Run ahaantii Hargeysa waa meel uu ka jiro maamul dowladeed iyo kala dambeyn , una baahan in la dardargaliyo howlaha caafimaad ee hadda ka jira, marka aan u soo noqdo magaalada Muqdishana, waxaan ka hirgalinnay isbitalka SomRus, kaas oo shaqeeya todobaadkii oo dhan, waxaana ugu talagalnay maalinta Jimcaha in fiisito iyo daweyn lacag la’aan ah aan u sameyno dad weynaha Soomaaliyeed, howsha maalintaasi aan qabanaynana waa mid Fii Sabiilillaahi ah, mana jirto wax hay’ad ah oo naga taakulaysa howlaha isbitalka, waxaana maalintaasi Jimcaha aan dadka wax ugu qabannaa lacagaha isbitalka u soo xarooda maalmaha kale.

 

 

Su’aal. Ugu dambeyntii Sakariye maxaad u soo jeedinaysaa shacabka Soomaaliyeed ee ku dhaqan magaalada Muqdisho?

 

 

Jawaab. Waxaan u soo jeedinayaa in ay ku daydaan walaalahood reer Hargeysa, isla markaana ay sameystaan maamul ay u dhan yihiin oo u soo celiya amaankii iyo nabadda ku wada noolaanshihii bulshada dhexdeeda, waxaan kaloo si weyn u ammaanayaa dadka reer Jig-jiga oo runtii soo dhoweyn aaanan iloobi doonin noo sameeyay.

 

 

Waxaa wareystay: C/shakuur & Uurdoox

Share this post


Link to post
Share on other sites
Gabbal   

Just make up your mind "STAY Or LEAVE"

O.k :confused: :rolleyes: isn't it obvious he's staying? :confused:

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this