Sign in to follow this  
General Duke

Incompetent Geedi. confuses the situation......

Recommended Posts

Geedi's ministers, Qaynyare, Sudi, Finish, Bootan are central players in the allaince of warlords, the catylist to the last 4 monts of battlesin Mogadishu that has cost the lives of more than 400 people. So what action does Mr Geedi take against these warlords, he announces that they with Barre Hiiraale must come to Baidoa within seven days.

 

What will seven extra days do? and why include Hiiraale, he is not in the alliance and has not taken part in these battles. If Hiiraale is to be included why not include Hussain Aydeed?

............................................................

 

Ra'iisul wasaare Geeddi oo ugu baaqay Wasiirrada hubeysan inay ku yimaadaan Baydhabo 7-casho

Posted to the Web May 17, 19:55

 

Baydhabo (PP) - Ra'iisul wasaaraha Soomaaliya Prof. Cali Maxamed Geeddi oo ku adkeysanaya hindisihiisa ah inuu jagooyinka uu ka qaado Wasiirrada hubeysan oo ku eedeysan inay dagaallo ka wadaan Muqdisho gaar ahaan Wasiirka Amniga Qaranka iyo Maxamed Qanyare Afrax iyo Wasiirka Ganacsiga Muuse Suudi Yalaxow ayaa u qabtay inay kaga soo qabgalaan kulammada baarlamaanka iyo kuwa wasiirrada muddo 7-casho ah gudahdood.

 

 

Ra'iisul wasaare Geeddi oo galabta shir jaraa'id ku qabtay Baydhabo ayaa sheegay inuu u kala diray Wasiirrada Ganacsiga Muuse Suudi, Amniga Qaranka Max'ed Qanyare, Wasiirka Hub ka dhigista iyo dhaqancelinta Malleeshiyooyinka Bootaan Ciise Caalin iyo Wasiirka arrimaha Diinta iyo Ow-qaafta Cumar Maxamed Maxamuud (Cumar Filish) oo Muqdisho ku sugan iyo Wasiirka Dib u dhiska iyo dib u dajinta Barre Aadan Shire (Hiiraale) oo ku sugan Kismaayo balse aan ka mid ahayn wasiirrada loo yaqaan kuwa hubeysan, oo uu sheegay inuu dhammaantood ka doonayo inay kaga soo qaybgalaan kulammada dowladda uga socda magaalada Baydhabo uusanna aqbalayn wax cudur-daar ah oo ka yimaada wasiirrada uu sheegay inuu u kala diray qoraalladaas.

 

 

Shirkaan jaraa'id oo uu wasiirka 1-aad galabta qabtay ayaa wuxuu si weyn ugu sharxay inuusan aqbalayn wixii hadda ka dambeeyo wasiir ka tirsan xukuumaddiisa oo aan cudurdaar u haysan maqnaashihiisa, waxaana uu sheegay in laga doonayo wasiirrada jagada u haya dowladda inay dowladda u shaqeeyaan isla markaana aysan dhibaatooyin kale hurin sida kuwa Muqdisho ku sugan, waxaana uu sheegay inay ka go'an tahay inuu xilka ka qaado wasiirkii aan u hoggaansamin amarradiisa.

 

 

Arrintaan ayaa waxay ku soo beegantay xilli ay socoto olole lagu doonayo in xilka looga qaado wasiirrada hubeysan ee Muqdisho ku sugan, waxaase si lama filaan ah ugu soo biiray arrintaan Wasiirka Dib u dhiska iyo dib u dajinta Barre Aadan Shire (Hiiraale) oo aan isagu wadin wax qalalaase ah, balse aan gaarin weli magaalada Baydhabo oo ay dowladdu ku shirsan tahay.

 

 

Ra'iisul wasaaraha oo maanta ay xildhibaanada qaarkood ka codsadeen inuu berri hor yimaado xildhibaannada isla markaana caddeeyo mowqifkiisa ku aaddan wasiirada hubeysan ayaa waxay xildhibaannada tani u noqotay arrin ay kaga kaaftoomaan ogaanshaha mowqifka Ra'iisul wasaaraha ee ku aaddan arrintaan taagan.

 

 

Maxamed Xuseen Jantiile

 

 

Wakiilka Puntlandpost - Mogadishu

Share this post


Link to post
Share on other sites

This morning our PM, states that he is against the oil exploration deal in Puntland. Why now after he agreed to it? Because Geedi is feeling the heat from his clan and must take action against, Puntland, and other individuals such as Hiiraale. However this can be detremental to his own position..

 

Puntland oil

Share this post


Link to post
Share on other sites

^

 

LOL Worse, when (yesterday) Laas Qorey Net and Garowe Online broke the story of Geedi's letter to PL, those Web sites were "tribal" and untrustworthy. The day HorseedNet posts it...well, you get the hint. :D

Share this post


Link to post
Share on other sites

^^^ lol. Yo-Yo dont talk rubish, are you saying that Qaynyare and Sudi have aright to their positions considering their actions in Mogadishu?

 

The parliment asked him to take action and he gives them an extra 7 days to come to Baidoa. This sends the wrong message, that 400 Somali lives are not worth much. He the PM , and the Sharif are more than incompetent for not taking actions against the warlords....

 

Also why has Geedi included Barre Hiiraale in This list? I am no supporter of Hiiraale but all evidance points out to him playing no role in this Mogadishu tragedy.

 

The issue of Puntland oil, why bring it up now>? The man is a joke and as long as he is around this govenrment wont get far....

 

The Sharif is alos now defending the warlords, making all sorts of excuses for them...

 

Codetalker, again you are having dialogue with yourself. What on earth are you on about. I like the rest of the Somali;s were expecting some decisive moves by Geedi, the least of which was to distance himself from these idiotic warlords.

 

[Here is Musa response to Geedi's idiocy]

lMusa Sudi

 

You need to move on from your utter failure of understanding the Majiyahan incident and the stance of Puntland state towards its rights...

Share this post


Link to post
Share on other sites
Gabbal   

Duke, Barre Hiiraale is a minister in the federal government. If Gheedi is going to call out on other ministers whose duty is to be in Baydhabo at the seat of the government, there is no reason for him to leave Barre Hiiraale if he wants to be taken as an objective and fairly credible public official.

 

Are you being a clannist again in speaking out in support of Barre at the expense of the others? icon_razz.gif

Share this post


Link to post
Share on other sites
Paragon   

The issue of Puntland oil, why bring it up now>? The man is a joke and as long as he is around this govenrment wont get far....

Duke, erm back up, allow me to read between the lines.

 

"The issue of Puntland...So long as the man (Geedi) is around to (to protect locals against Cade's exploitation he -Geedi) is a joke...(because if he doesn't share the loot with Cade) this government wont go far!"

 

You need to move on from your utter failure of understanding the Majiyahan incident and the stance of Puntland state towards its rights...

Sorry old chap, Puntland without the authorization of the national government and the acceptance of local notables, has no rights beyond the confines of its parliament. Even the right for Cade to step out of the parliament's door has to be nationally agreed. That is federalism for you: consultation between regional and national authorities. So the Majiyahan issue cannot be swept aside, no no, that won't do my old chap because there is alot at stake. If we keep our silence from this, who knows what the outcome would be? Total regional dictatorships converging on a national one?

Share this post


Link to post
Share on other sites

^^^ Lol @ Horn , nah man I am fair and in this instance I dont see why he included him., Barre should come to Baidoa but why add him to the list and give him the same ultamaitum as Qaynyare, Finsih and Co. You know Barre, is he involved in this war? :confused:

 

There are other ministers Horn, so why not ina Aydeed?

 

Paragon, dear me, Geedi is not defending any locals, bro the issue is not even about Majiyahan/Puntland, Geedi is trying to confuse the issue, the battles are in Mogadishu and the warlords are those who started the battles and who are continuing it.

Share this post


Link to post
Share on other sites

The parliment asked him to take action and he gives them an extra 7 days to come to Baidoa. This sends the wrong message, that 400 Somali lives are not worth much. He the PM , and the Sharif are more than incompetent for not taking actions against the warlords....

 

Yes...the 400 Somali lives are not worth much as far the so called goverment is concerned. If Somali is worthy anything in Somalia, we wouldn't have Yeey as the head of the state.These are men who made their bunisses slaughtering the masses. Why should this time be any diffirent.

 

N Just Why does it annoy when Geedi talks about your PLand and its illegal dealings with foriegn companies. He is the PM of Somalia afterall. It is right to intervene in Pland affairs.

Share this post


Link to post
Share on other sites

^^^ My Puntland is very important to me. As for the deal, this PM signed the agreement in November, the President also signed it and it is within the law as stipulated on our TFG Constitution. So back your argument it is legal.

 

My anger towards Geedi has been building for a while, the Somaliland gaffe he made beored, and now this attack on Puntland and his weak stance towards the warlords. All this has made me detset him a little bit more. The blame is President Yusuf's for bringing this man to the game.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Duufaan   

there is no way to exclude Barre Hiraale in this list. Same warlods doing same thing. Few days ago Hiraale was treating the owners of new small ports created the kismaanyo costline. the new ports run by local people.

 

About the Putland oil expoloration. the public support is not there. whether Geedi writes a letter or not is does not matter. Finnaly we are new era. You cannot count priding people.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Ra’iisal wasaaraha dowlada federaalka KMG Soomaaliya Cali Maxamed Geeddi ayaa muddo todobaad ah u qabtey wasiirada maqan iney ku gaaraan magaalada Baydhabo.

 

May 17, 2006. HornAfrik. Mogadishu, Somalia.

 

Seynab Abuukar Maxamed. Baydhabo.

E-Mail: - seynab_37@hotmail.com

 

Ra’iisal wasaaraha dowlada federaalka KMG Soomaaliya Cali Maxamed Geeddi ayaa muddo todobaad ah u qabtey wasiirada maqan iney ku gaaraan magaalada Baydhabo.

 

Ra’iisal wasaare Geeddi oo galabta shir jaraa’id kuqabtey guriga uu ka dagan yahay magaalada Baydhabo ayaa sheegay inuu warqad qoraal ah u direy wasiiro ka tirsan xukuumadiisa ee ka maqan shirarka labadda gole ee kasocda magaalada Baydhabo oo xarun KMG u ah dowlada federaalka Soomaaliya.

 

Mr. Geeddi oo mid mid u sheegay magacyadooda iyo meelaha ay kala joogaan Muqdisho iyo Kismaayo ayaa waxaa ay kala yihiin: -

 

1- Wasiirka amniga qaranka Maxamed Qanyare Afrax

2- Wasiirka ganacsiga Muuse Suudi Yalaxow

3- Wasiirka awqaafta iyo arrimaha diinta Cumar Maxamuud Maxamed “Finishâ€

4- Wasiirka dhaqan celinta maleeshiyaadka Bootaan Ciise Caalin

5- Wasiirka dibu dhiska iyo dibu dajinta Bare Aadan Shire “Bare Hiiraaleâ€

 

Ra’iisal wasaaraha dowlada federaalka Cali Maxamed Geeddi ayaa wasiirada ka codsadey iney muddo toddobo cisho gudahooda kaga soo qeyb galaan kal fadhiyada aan caadiga aheyn ee labadda gole uga socda magaalada Baydhabo ee gobolka Baay.

 

Wasiirada ayuu qoraal kiisa ku xasuusiyey taageerada ay u hayaan shacabka Soomaaliyeed iyo beesha caalamka, waxaa kaloo uu qoraal kiisa ku sheegay ra’iisal wasaare Geeddi in beesha caalamku ay diyaar u tahay iney ka caawiso dibu dhiska dalka, amniga iyo sidii sharciga loosoo celin lahaa.

 

Ra’iisal wasaare Geeddi ayaa u sheegay wasiirada in shacabka ay ka sugayaan wax qabad deg deg ah oo fulin teeda awoodeed la siiyey, sidaa darteedna uu ka codsanayo iney mudada todobada cisha ah kaga soo qeyb galaan shirarka baarlamaanka ee ka dhacaya magaalada Baydhabo.

 

Qoraalka Geedi oo ahaa codsi ayuusan ku xusin wax talaaba ah oo uu ka qaadayo haddii ay ku imaan waayaan codsigiisa. SA

Share this post


Link to post
Share on other sites

1- Wasiirka amniga qaranka Maxamed Qanyare Afrax

2- Wasiirka ganacsiga Muuse Suudi Yalaxow

3- Wasiirka awqaafta iyo arrimaha diinta Cumar Maxamuud Maxamed “Finishâ€

4- Wasiirka dhaqan celinta maleeshiyaadka Bootaan Ciise Caalin

5- Wasiirka dibu dhiska iyo dibu dajinta Bare Aadan Shire “Bare Hiiraaleâ€

 

Madaxweynaha DFKMG Mudane C/laahi Yuusuf Axmed said it was up to parliament "to take an appropriate action against those members who are waging the war".Somali President Abdullahi Yusuf has warned his ministers that they cannot continue to serve in his government while leading militias into battle.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this