oba hiloowlow

Naagta Sannadka (Women of the Year) oo loo aqoonsaday Drs. Xaawo Cabdi iyo Gabdhaheed

Recommended Posts

Eebbe ha u raxmado marwo Xaawo Cabdi oo maanta ku geeriyootay Muqdisho.

Drs Xaawa Cabdi oo ku geeriyootay Muqdisho

maxresdefault.jpg

Allaha u naxariistee waxaa saaka magaalada Muqdisho ku geeriyootay Drs Xaawa Cabdi oo muddo dheer ka soo shaqeyneysay horumarinta arrimaha caafimaadka Soomaaliya.

Wararka ayaa sheegaya in xanuun deg-deg ah oo kusoo booday ay sababtay geerida ku timid Xaawa Cabdi oo ka mid aheyd dhaqaatiirta waa weyn ee Soomaaliyeed.

Sidoo kale qaar ka mid ah caruuteeda iyo ehelladeeda ayaa warbaahinta u xaqiijiyey geerida ku timid marxuumadda oo xarun caafimaad ku laheyd deegaan iyada loogu magac daray oo ku yaalla duleedka koonfureed magaalada caasimadda ah ee Muqdisho.

Geerida ku timid Drs Xaawa Cabdi waxaa sidoo kale ka tacsiyeeyey qaar ka mid ah dhaqaatiirta Soomaaliyeed.

Waxa ay aheyd 73 sano jir wax ku soo baratay wadanka Ruushka, horaantii toddoaatameeyadii, waxaana ay garab qaban jirtay dadka danyarta ah.

AUN Drs Xaawa Cabdi ayaa waxaa lagu xauusan doonaa kaalintii ay ka soo qaadatay howlaha adeegga caafimaadka muddadii burburka.

Xigasho

Share this post


Link to post
Share on other sites

Aamiin. Dad badan ayaa ku baxsaday isbitaalkee maamuleysay sanadihii 2006-2011, kaas oo ku yaalay agagaarka deegaanka Lafoole.

______________________

Dr Xaawo Cabdi oo ku geeriyootay magaalada Muqdisho

Waxaa maanta Magaalada Muqdisho ku geeriyootay Allaha unaxariistee Drs Xaawo Cabdi oo ahayd Dhaqatarad cimrigeeda inta ugu badan ku bixisay samafalka bulshada. 

Drs Xaawo Cabdi ayaa mudo ka badan nus qarni ka soo shaqeynaysay Arimaha Caafimaadka, iyadoona lagu xasuusto Halgankii  ay u soo gashay Bulshada Soomaaliyeed mudadii Dalka uu ku jiray Burburka.

Marxuumadda ayaa duleedka Magaalada Muqdisho ka yagleeshay cusbitaal lagu daryeelo hooyada iyo dhallaanka iyo dadka kale ee buka.

Drs Xaawa Cabdi Dhiblaawe, waxa ay ku dhalatay magaaladda Muqdisho, sanadku markii uu ahaa 1947kii. Waxa ay ka shaqeynaysay ilaalinta Xuquuqda Aadanaha iyo daweynta kuwooda taagta daran, gaar ahaan hooyada iyo dhallaanka.

Markii ay burburtay dawladdii dhaxe ee Soomaaliya waxay duleedka magaaladda Muqdisho ka dhistay Cisbitaal, iyo xero barakacayaasha ay ku helaan hoy iyo daryeel caafimaad.

Dad badan oo isugu jira masuuliyiin dowladdeed iyo shacabka ayaa geerideeda ku tilmaamay tiir adag oo ka baxay umadda Soomaaliyeed.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Somali rights activist, Nobel Peace Prize nominee Dr. Hawa Abdi dies

Prominent Somali human rights activist and Nobel Peace Prize nominee Dr. Hawa Abdi has died.

She was 73 years old.

The exact date and cause of death of Abdi, popularly known as Mama Hawa, was not clearly established. Somali National Television (SNTV), however, reported that she died after a short illness.

“The Ministry of Women HRD would like to send heartfelt condolences to the family & loved ones of Dr. Hawa Abdi. She was a fierce advocate for the rights of Somali women & children & dedicated her life to providing them with free healthcare. Her legacy will live on through the lives she changed,” the Ministry of Women and Human Rights Development tweeted.

Abdi was famous for providing refuge for thousands of refugees using her own money and funds from donors in Somalia after founding the Dr. Hawa Abdi Foundation, previously known as the Rural Health Development Organization.

Abdi had studied medicine in Ukraine becoming one of Somalia’s first female gynecologists. She also went on to pursue law studies and worked for government hospitals in Somalia.

In 1983, she opened a one-room clinic, on her family’s ancestral property, which over the years grew into a settlement which hosts tens of thousands of people, mainly women and children. The settlement in the Afgooye corridor, less than 15 miles from Mogadishu, includes a hospital, a school and a refugee camp.

She famously stood her ground when Islamist militants laid siege to the settlement in 2010 and attempted to force her to shut it down. The militants ended up withdrawing from the compound following intense pressure from locals and rights groups and even apologised for the incident.

In 2010, she was named one of Glamour magazine’s Women of the Year along with her daughters, Amina and Deqo. In 2012 she was nominated for the Nobel Peace Prize and also won the BET’s Social Humanitarian Award.

She is survived by her two daughters who also both became doctors.

Xigasho

Share this post


Link to post
Share on other sites

Aamiin.

_________________

Famous Somali humanitarian Hawa Abdi dies at 73

Hawa Abdi Dhiblawe, a renowned Somali doctor and human rights activist, died on Wednesday in the capital Mogadishu after a short illness. She was 73.

Amina Abdi, her daughter, confirmed the news of her death to reporters.

In a statement, Somalia's Information Ministry said: "She was a Somali mother who established a free hospital for vulnerable Somali women and children outside Mogadishu."

Dr. Ahmed Hassan, who has known her for many years, told Anadolu Agency by phone she came up with the idea of establishing free medical camps for internally displaced persons (IDPs).

"What she has done was heroic and she be will remembered fondly forever in Somalia's history," he added.

People also took to social media to recall her services for the nation.

"She was a doctor who donated her backyard to treat IDP mothers & children in Mogadishu's outskirts," Mohamed Abdi, a Twitter user said.

Dhiblawe was also nominated for the Nobel Peace Prize in 2012.

Xigasho

Share this post


Link to post
Share on other sites
16 hours ago, galbeedi said:

Allah ha u naxariisto.

The title should have been corrected long ago.

Instead of "Naagta" it should be " Haweeneyda"

 

what is the meaning of naag? Why is it bad?  Naag simply means woman  it is our chauvinistic culture, baa ka dhigay kelmad cay ah,  hadii si kale tahay ii sheeg

Share this post


Link to post
Share on other sites
galbeedi   

Maakhiri haven't you heard angry women proclaim:

Waar miyaadan maqal , " Waar aniga naag ha ugu odhan adigu imaad naagausane". 

Oba Hilowle is probably ciyaal Banaadir, and Somali slang is what he knows.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.