Sign in to follow this  
Liibaan

Somalia: National Flag Day 12 October 1954

Recommended Posts

^^^xikmad fara badan ba ku dheehan so dhuux Suldaanku marku gabayga tirinaye wu oga in meel la iska khilaafayo mustaqbalka dhow wa wuxu u yidhi aynu eegno sidu yahay. Dee wala eegey markanu eegnay, idinkuna intad calanki soo qaadateen baad tidhahdeed waxanu la dagalamayna reer somaliland.

cala kuli xaal anagu jamhuuriyad kae baanu nahay idinku maxaad sharafti uga qaadeen????

Share this post

Link to post
Share on other sites

:D:D

saxib these people dont know what your refering to, none of them have probably even heard of Suldan Timacade even if they had they wont be able to understand his poetry.

looool, notice how all these so called flags and people wearing these flags are all in minnisota or europe or abroad in exile.

The only powerful Somali flags together saxib both have the shahada on it,

They are Somaliland and Alshabab, I see the Somaliland one but no alshabab. That is your new flag saxib, so through away the old KANA SAAR :D:D

Keep the blue flag (nazi swastika) in exile.

Share this post

Link to post
Share on other sites
AYOUB   

Mr. Mohammed Awale Liban said the blue color stands the United Nations who help us to reach our dream of independence; white means peace and prosperity; and
the star is the five regions of the Somali people.

Faisal H. Jama, 08 Mar 2000

Haahey! smile.gif

Share this post

Link to post
Share on other sites

MADAXWEYNAHA SOOMAALIYA: “Calanku waa Astaanta Soomaalida oo dhan mideynaya, waana in shacabku muujiyo isku duubni"

Madaxweynaha Soomaaliya, Xasan Sheekh Maxamuud ayaa hambalyo ku aaddan sannadguuradii 59-aad ee kasoo wareegtay markii ugu horreysay oo calan Soomaaliyeed laga taago ciidda Soomaaliya u diray shacabka Soomaaliyeed.

Madaxweynaha ayaa sheegay in calanka Soomaaliyeed uu yahay kii dadka oo dhan mideynayay, wuxuuna intaas ku daray in shacabka looga baahan yahay inay is-cafiyaan ayna muujiyaan isku duubni.

“Shacabka Soomaaliyeed waxaan ugu hambalyeynayaa 12-ka Oktoobar 1954-kii oo ahayd markii ugu horreysay oo calan Soomaaliyeed laga taago Soomaaliya, waxaana rajeynayaa in sannadka soo socda aan u dabaal-dagno sannad-guuradiisii 60-aad,” ayuu yiri madaxweynaha Soomaaliya.

Sidoo kale, madaxweyne Xasan Sheekh ayaa sheegay in calanku uu yahay astaanka Soomaaliya mideynaysay loona baahan yahay in dadka oo dhan ay dhexda u xirtaan sidii loo difaaci lahaa loona ilaalin lahaa.

“Dalku wuxuu ku taagan yahay jidkii uu uga bixi lahaa dhibaatooyinkii uu kusoo jiray muddada dheer, waxaana shacabka weydiisanayaa inay muujiyaan isku kalsoonaan iyo isaaminaad,” ayuu yiri madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud.

1954-kii ayaa waxay ahayd markii ugu horreysay oo calan Soomaaliyeed laga taago ciidda Soomaaliya, xilligaas oo ay Soomaaliya gacanta ku hayeen gumeystayaashii reer Yurub.

Calanka Soomaaliya oo ka kooban laba midan oo buluug iyo xiddig cad oo shan gees leh ah ayaa waxaa hindisay Allaha u raxmadee Maxamed Cawaale Liibaan oo ka mid ahaa halgamayaashii ururkii dhallinyarada Soomaaliyeed ee SYL.

Soomaaliya ayaa lix sano oo maxmiyad ah kaddib waxay sannadkii 1960-kii si rasmi ah uga qaadatay gumeystayaashii Talyaaniga iyo Ingiriiska xorriyad, iyadoo wixii markaas ka dambeeyay ay Soomaaliya ahayd dal xor ah, balse 20-kii sano ee ugu dambeeyay ayay ku jirtay Soomaaliya dagaallo sokeeye.

Xigasho

RA’IISUL WASAARE SAACID: “Waxaan shacabka Soomaaliyeed oo dhan ugu baaqayaa midnimo maanta oo ah maalintii Calanka”

Ra’iisul wasaaraha Soomaaliya, Cabdi Faarax Shirdoon oo maanta shir jaraa’id ku qabtay xafiiskiisa Muqdisho ayaa ka hadlay maalinta calanka iyo muhiimada ay u leedahay Soomaaliya.

Mudane Saacid ayaa ummada Soomaaliyeed uga hambalyeeyay maalintii ugu horreysay oo calanka Soomaaliyeed laga taagay Soomaaliya oo ay ka soo wareegtay 59-sano taasoo ku beegnayd 12-kii Oktoobar 1954-kii. Isagoo xusay in calanku u yahay astaan muujinaysa halgankii dheeraa ee ummadda Soomaaliyeed ay u soo gashay madax-bannaanideeda.

"Maalinta qaaliga ah waxaan ummadda Soomaaliyeed ugu baaqayaa inay la yimaadaan midnimo, walaalnimo iyo in la eego waxa naga dhexeeya ee aan la eegin waxa na qaybiya oo kaliya. Sidoo kale waxaan ugu baaqayaa inaan kor u eegno calankeenna qurxoon oo aan u wada guntano sidaan ku difaaci lahayn qaranimadeena iyo sharafteena,” ayuu yiri ra’iisul wasaare Saacid oo intaas ku daray in calanku uu yahay kan keliya ee Soomaalida kulmiya.

Sidoo kale, ra'iisul wasaare Saacid ayaa tilmaamay in hakad dheer ku yimid habsami u socodkii hannaanka dowliga ah iyo horumarkii dalka. Wuxuuna ku sheegay shirkiisa jaraa’id in Soomaalida qarnigan joogta ayka gaabiyeen in ay gutaan waajibka ka saaran qaranka iyo calanka. Isagoo sheegay in 22-kii sano ee lasoo dhaafay uu hoos dhacay.

"Caqabadda ugu weyn ee nagu habsatay, welin na haysta waa qabiilka iyo sida qotada dheer ee uu shacabka Soomaaliyeed u kala qaybiyay. Inkastoo waddaniyiintii u soo halgamay qarannimadeena ay si weyn uga digeen khatarta qabiilka, waxaana hubaal ah in kala qayb-sanaan aanan meelna ku gaarayn, haddana wali ummad ahaan kama aynaan gudbin inaan taageero weyn u hayno qabiilka iyo qabyaaladda," ayuu ra’iisul wasaaruhu ku daray hadalkiisa.

Ra'iisul wasaaraha ayaa ugu baaqay ummada Soomaaliyeed in loo baahan yahay in laga gudubo qolo-qolada si aan qaran xooggan iyo hal qabiil oo qura u noqono. Wuxuuna intaas ku daray in dhamaan laga wada qayb-qaato sidii loo dhisi lahaa Sooomaaliya oo nabad kuwada noolata dariskeeda iyo caalamka oo dhan, sharcigu u taliyo, horumarna hiigsanaysa.

Ugu dambaeyntii wuxuu ra’iisul wasaaruhu ku baaqay in la iska kaashado la dagaalanka Al-shabaab oo uu sheegay inay diiddan yihiin calanka iyo weliba astaanta Soomaaliya isla markaana doonaya inay shacabka madax-farasho ahaan u haystaan.

Xigasho

Share this post

Link to post
Share on other sites
fdama   

MoonLight1;543335 wrote:
Ayoub what does the black star means in SL flag? I honestly want to know.

The Somaliland flag:

Green represents Islam

White represents Peace and Unity

Red represents the blood of those who struggled for freedom

The Black star represents the death of the dream of a Greater Somalia

Share this post

Link to post
Share on other sites

I welcome anything that draws the line between Somaliland and Somalia ...... This is one of them :D

Have special events/occasions for the damn flag that is far from Somaliland ... This is a good news and progress for Somaliland.

Share this post

Link to post
Share on other sites
D.O.C   

Somalia itself originates from somaliland in sense of somalism, also in very early times islam spread to somalia from somaliland through Zella.

Share this post

Link to post
Share on other sites

Jacaylbaro;982138 wrote:
I welcome anything that draws the line between Somaliland and Somalia ...... This is one of them
:D

Have special events/occasions for the damn flag that is far from Somaliland ... This is a good news and progress for Somaliland.

This same 'damn' flag waa kan biilkaaga bixiyo in the name of hay'ado aad lacag ku cuntid, oo mar aad Xamar badar u doonatid iyo mar aad Nayroobi badar u doonatid for training. Those international NGO in the name of Soomaaliya and this beautiful flag ayee mishaarkaaga ku bixinaayaan.

Talk about biting the hand that feeds.

Share this post

Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this