Sign in to follow this  
Jacaylbaro

Somaliland Police Arrest Teachers from Bugland

Recommended Posts

Hargeysa (Waaheen) Booliska Magaalada Hargeysa ayaa la sheegay inay xabsiga u taxaabeen Macalimiin Reer Puntland ah quraan-ka dhiga Puntland kuwaas oo ciidanka booliiska Magaalada Hargaysa ay xabsiga dhigeen Iyaga oo taraanisit ku ahaa Hargeisaiyagoo ku sii jeeday Itoobiya.

 

Sida ay nqortay shabakadda wararka ee Widhwidh, Xadhiga macalimiintan ayaa la ogayn sababta ka danbaysa walow lala xidhiidhinayo in uu jiro shakiya ay booliiska macalimiintan ka qabaan waxaana macalimintan oo gaadhaya 10 Macalin la sheegay in ay ku sii jeedeen Dalka itoobiya .

Macalimiintan dugsiyada quraan dhiga ayaa ka tagay deegaanada Puntland waxaana la tilmaamay in ay dalka itoobiya ugu socdeen arima caafimaadkooda la xidhiidha sida ay xaqiijisay Hawaynay ka mid ah haweenka ay Macalimiintan u dhaxay oo saxafadda la hadlaysay.

 

Hasayeeshee arinta ay dad badan si waydiiyeen ayaa ahayd in tiro 10 macalin ah ay safar si wada jir ah ugu ambabaxaan Dalka itoobiya ujeedadaka ka danabya walow hawaynayadaa ay sheegtay in dhamaan Macalimiintaa ay socodkoodu aha mid la xidhiidha howlo caafimaad iyo qaraaba salaam ay kaga faa’idaysanayaeen maalmaha ciida .

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this