Sign in to follow this  
General Duke

Ceelbuur: Al Shabaab lose more ground to Ahlu Sunna?

Recommended Posts

Dagaaladii Tuulada Wabxo oo wali soconaya iyo khasaaraha dhimashada oo sii badanaya.

 

Ugu yaraanii 12 ruux ayaa la xaqiijiyay in ay ku dhinteen dagaalo ilaa iyo shalay gelinkii dambe ka soconayay tuulada Wabxo ee degmada Ceel Buur ee gobalka Galgaduud oo ay isku fara saareen urur diimeedyada Shabaab iyo Ahlusunna Waljamaaca.

 

Ugu yaraanii 12 ruux ayaa la xaqiijiyay in ay ku dhinteen dagaalo ilaa iyo shalay gelinkii dambe ka soconayay tuulada Wabxo ee degmada Ceel Buur ee gobalka Galgaduud oo ay isku fara saareen urur diimeedyada Shabaab iyo Ahlusunna Waljamaaca.

 

Goob joogayaal ku sugan tuulada oo ay saakay la xariirtay shabakada carmooyin.com ayaa sheegay in ay arkeen ilaa iyo 12 meyd ah oo xaafadaha tuulada lagasoo dhex saaray,kuwaas oo 2 ka mida ay ahaayeen haween halka inta kalana ay rag ahaayeen.

 

Saaka waabarigii ayuu mar kale dagalku ka qarxay meel tuulada 12 kilometer dhinaca degmada ceel buur kaga beegan waxaana wararkii ugu dambeeyay ay shegayaan in labada dhinacba uu soo kala gaarayo gurmad aad u xoogan taas oo keentay in la maqlo daryaanka madaafiic ka xoog badan kuwii shalay la isku ridayay.

 

Dadkii daganaa tuulada ayaa qaxay waxaana ay inta badan dadku u qexeen deegaanada bariga iyo koofurta kaga beegan tuulada Wabxo ee degmada Ceel buur ee gobalka Galgaduud.

 

Dhawaanahanba waxaa sii laba kacleysneysay xiisada udheeysa ururada Alu suha iyo shabaabka kadib markii shabaabiyiintu bilaabeen in ay soo faagaan culumaa’udiin qabuuraha ku jiray in ka badan 100 sanadood islamarkaana ay diideen xuska nabigeena muxamed ah NNKH taas oo wadaaadada Ahlu suna ay sheegeen in aanay qaadan karin oo ay ka dagaalamayaan.

 

Carmooyin.com news desk

Contact:carmooyin2009@hotmail.com

Share this post


Link to post
Share on other sites
Kashafa   

^^ Ma maqlin ? Awliyadaada waala karbaashay. 40 aa laga dilay, including 2 self-styled "janaraals". Moooriyaanta dharbaaxatha kulul aa ku dhacthay. Check Somalimirror.com for details, can't be bothered to link.

Share this post


Link to post
Share on other sites

I think if u check the past of Hasan turki, al shabaab are moryaans too..

 

the site you mentioned is not neutral + unknown...everyone can refer to his homepage if we go your way :D

Share this post


Link to post
Share on other sites

Al Shabaab are in trouble. But the poor people of Galgaduud/Hiiraan areas are suffereing.

 

This should all stop. No one will remmeber both these groups in a few years, like Qaynyare, IndaCade and Co.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this