Sign in to follow this  
Ex-Xisbiga

Qaabiil wars spilling into Puntland

Recommended Posts

This conflict is get uglier by the day, as the occupation forces from the puntland clan are commiting atrocities in mogadishu , local militias from the south are re-grouping and planning to strike towns in puntland in response. Bringing the war to the homes of abdillahi yusuf and his tribesman.

 

March 25-2007

 

Cismaan Caato iyo Ciidamadda Xaq-Udirirka-Beelaha-****** ee Gobolada dhexe oo wada qorshe ay doonayaan inay ku qabsadaan degaanada maamul goboleedka Puntland.

 

Warar lagu kalsoonyahay ayaa sheegaya in kacdoon wayn oo ku xidhan ka kasocda Muqdisho uu ka bilaabmay Hiiraan ilaa Gobolada dhexe, kaasoo lagu damacsanyahay in lagu qabsado Gobolka la baxay Puntland lase odhan jiray Bari, ee ay ka soo jeedaan Cabdulaahi Yuusuf iyo Maleeyshiyadiisa Xamar ku soo duulay iyagoo ku hoos jira kaaraha Xabashida.

 

Cade Muuse oo ah Gudoomiyaha Puntland, ayaa dhowr maalmood ka hor u qaylo doon tegay Itoobiya markuu dareemay dhaqdhaqaaqa milateri ee ku soo socda. Dhinaca kale warar laga soo xigtay dad ku dhowdhow cabdulaahi yuusuf ayaa sheegaya in isna uu dhinaciisa ka wado qorshe uu ku damacsanyahay inuu kala furfuro xoogaga isbahaystay ee uu Cismaan Caato hogaaminayo, isagoo isticmaalaya lacag farabadan oo uu soo samaystay iyo balanqaadyo jagooyin sarsare.

 

Si kastaba ha noqotee, arintan ayaa noqotay mid warwar iyo walbahaar cusub ku sii abuurtay cabdulaahi yuusuf iyo maleeyshiyadiisa ku soo duulay degaanada beelaha ******. Waxay ku noqotay lama filaan iyagoo aan qorshaha ku darsan maatada iyo caruurta inta aad ku laynaysaan Muqdisho kuwiinii Boosaaso iyo Garoowe yaa idiin ilaalin.

 

Sooyaal.com

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this