Sign in to follow this  
Castro

Ethiopians being fought in every alley in Muqdisho

Recommended Posts

Castro   

Allahu Akbar

 

Heavy fighting in Somali capital

 

Some of the heaviest fighting in months has broken out between Ethiopian forces and local insurgents in Somalia's capital, Mogadishu.

 

Residents say at least seven Ethiopians were killed and 11 Somali civilians taken to hospital amid shell and machine-gun fire.

 

Somalia has seen a surge in violence since Ethiopian-backed government troops ousted Islamists last December.

 

Hundreds of civilians have been killed in the fighting.

 

Elders' appeal

 

BBC Africa editor Martin Plaut says the latest clashes began after Ethiopia moved reinforcements and a convoy of 20 tanks and armoured cars into the city late on Friday.

 

One of the vehicles was hit by a landmine and exploded.

 

Early on Saturday the Ethiopians fanned out of their barracks and fighting erupted.

 

Insurgents are reported to have captured and ransacked a police station.

 

They later retreated chanting "God is great", witnesses said.

 

Local resident Ismail Osman told the Reuters news agency: "Ethiopian troops and insurgents are fighting in every alley."

 

Local elders are describing the Ethiopian offensive as a genocide and have appealed to the international community to intervene.

 

Some 1,600 Ugandan troops are also in Mogadishu as part of a planned 8,000-strong African Union force to support the interim government.

 

Somalia has been without an effective government since the civil war began in 1991.

 

The UN says some 400,000 people have fled the violence in Mogadishu in the past four months.

Source

Share this post


Link to post
Share on other sites
Juje   

Dadweyne fara badan oo ku xoomay qalabna ka so dal dalanaya saldhigga degmada Hodon kadib markii xoog looga saaray ciidamadii ku sugana

Sida uu noo xaqiijiyay mid ka mid ah dadka degaanka KPP, oo lagu magacaabo Kaafi, waxaa haan ka soconeysa dal dalasho baahsan saldhigga degmada Hodon ee magaalada Muqdisho kadib markii dagaal muddo gaaban soconayay xoog loogala wareegay gacan ku heyntii saldhiggaasi ciidamadii Booliska ee ku sugnaa saldhigga.

 

Kooxo ku hubeysan hubka noocyadiisa kala duwan ayaa barqonimadii maanta weerar xoogan ku qaaday xeyn ciidamo ah oo ku sugnaa gudaha saldhiggaasi degmada Hodon oo ku yaala xaafada Kasopolpulare (KPP) ee isla degmadaasi Hodon, iyagoo daqiiqado kadibna ay xoog kula wareegeen gacan ku heynta saldhigga iyo gebi ahaanba nawaaxiga xaafadaasi.

 

Sidoo kale, dadweyne aad u fara badan isla markaana taageersan kooxahaasi saldhigga soo weeraray ayaa ku xoomay dhismaha saldhiggaasi iyagoo ugu horeyntiina dadweynuhu ay ku xoomeen inay qaataan dhamaamba agabkii u yiilay gudaha saldhiggaasi ciidamadii laga saaray.

 

Qaar ka mid ah dadka ayaa la arkayaa iyagoo sii wata Joodariyaal ay ka soo qaateen saldhigga, Sanaadiiq ay ku jiraan Rasaas, Raashin, iyo weliba qalab kale, waxaana la sii daayay maxaabiis ku jirtay gudaha saldhigga.

 

Sidoo kale, dadka ayaa ku dhawaaqaya erayo ay ka mid yihiin Allahu Akbar, iyagoo aad ugu faraxsan ka saarista ciidamadan Booliska laga saaray saldhigga demgada Hodon, waxaana arrintani lagu micneeyey inay soo dedejisay fal fil ah oo ay shalay ciidamada Booliska saldhiggaasi u geysteen wadaad isla markaana macalin dugsi quraan ahaa oo ay ku toogteen masaajidka Sheekh Suufi ee u dhow saldhiggaasi, waxaana wadaadkani la sheegay inuu ahaa Naafo.

 

Dhinaca kale, waxaa haatan laga maqlayaa Daryanka Rasaasta cul culus iyo mida fufud qeybeheeda kala duwan qeybo badan oo ka tirsan magaalada Muqdisho, iyadoo ay jiraan ciidamo fara badan oo isugu jira Soomaali iyo Itoobiyaan oo iyaguna soo buux dhaafiyay isgoyska muhiimka ah ee magaalada iyo weliba xaafadaha, waxaana haatan daryanka ugu badan ee Rasaasta laga maqlayaa Xaafada Albakara, Xamarjadiid, Black Sea illaa Warshada caanaha oo ay ku dagaalamayaan kooxaha wax iska caabinta ee ka horjeeda joogitaanka ciidamada Itoobiya ee dalka iyo ciidamadaasi isbaheystay.

 

Xafiiska wararka ee Muqdisho, Soomaliya

dayniilecom@hotmail.com

Share this post


Link to post
Share on other sites
Juje   

Magaalada Muqdisho oo Maanta la Ciir Ciireyso Dagaalo(Dagaal lagu jabshay Ciidanka Itoobiyaanka)

Madaafiic iyo Rasaas Culus Ayaa lagamaqlayaa Magaaladda Muqdisho Xaafado ay ka mid tahay Wardhiigley iyo Hodan Halkaas oo ay iskaga sooHorjeedaan Ciidamadda Itobiyanka iyo koxaha KasooHorjeedo.

Mar aan Xariirnay Deegaanka Dagaalka kasocodo Ee Black Sea ayaa inoo suurta gashay in aan wareeysano googjooge kusugnaa halkaas oo lagu Magacaabo Axmed Geele ayaa u sheegay Web-ka Dayniile Qaabka Dagaalka ku biloowday waxaan uu yiri “Waxaan aragnay ciidanka Itoobiyaanka ah oo Soogaaray isgooska Black Sea ayagoo durbadioin Xiray wadada aado Dhanka Isgooska Albarako, durbadii waxaa meesha soo gaaray Dhalinyaro ku hubeeysa Qaryaha fudud iyo Baasuukayaal waxayna markiiba meesha ka bilaabeen dagaalay uga hortagayaan Ciidankaas.”

Axmed Geele ayaan intaas ku daray “islamarkii dad weynihii kusugaan goobtaa ay kalcarareen.

 

Qadaryarkadibna ciidamada itoobiyaanka waa ay ka Durgeen isgooska Black Sea waxaan ay is ku aruursadeen isgooska Albarako oo ay hada xabada kasocoto.

Mar aan wax kawaydiinay qasaaraha dagaalkaas uu geestay waxaa uu shegay “ aniga indhahayga waxaa ay qabteen halnin oo rayid ah oo meeshaasi ku nafwayey iyo laba Dumarah oo halkaas ku dhaawacmay ” ayuu yiri Axmed Geedi

Dagaalka ayaa sababay in loo awood sheegto ciidamada ku soo duulay Soomaaliya ee Itoobiya taana ay keentay in ay soo cararaan iyga iyo taangiyadoodii.

Maanta Muqdisho waxaa ka socda dagaal baahsan iyo kacdoon shacab ah waxaana muuqata in ay qabsadeen kooxaha kacdoonka gooba badan oo muhiim ah sida deeganada Hodan iyo qeyba kamid ah Howlwadaag.

Muqdisho ayaa maanta la ciir cireyso dagaal taana waxay keentay in uu bato manata dadka ka qaxayo dagaalada oo la meel ay u cararaan maadama goob kasta ay ka dhaceysa xabadaha.

Dagaalkaan ayaa socdo wili asigoo ku sii fidayo dhulkale sida Warshadii Hore ee Caanaha wila lama xaqii ji karo qasaraha dhabta ah ee dagaalkaan hada socdo balse waxii ku soo kordho waa idin lasoo socodsiin doonaan .

 

Xafiiska Wararka Ee Qaahira

cairodayniilecom@hotmail.com

Share this post


Link to post
Share on other sites
Castro   

Heaviest fighting in months shakes Somali capital

 

The Associated Press

Saturday, October 27, 2007

 

MOGADISHU, Somalia: [Thoroughbred
;)
] Insurgents and government-allied [dabo-dhilif
:D
] forces battled with machine guns, mortars and rocket-propelled grenades Saturday in the heaviest fighting to hit Somalia's capital for months, leaving at least seven people dead and dozens others wounded, witnesses and health officials said.

 

Islamic fighters briefly occupied a police station in south Mogadishu, before heading back out of the area, chanting "God is great," witnesses said. Witnesses said at least seven people including a woman had died in the heavy fighting, which saw insurgents and government troops and allied Ethiopian forces trading heavy machine-gun fire and mortar rounds. Insurgents could be seen firing rocket-propelled grenades.

 

At least 35 people were under treatment at Mogadishu's Medina Hospital from injuries suffered during the fighting, including some who were seriously wounded, said Tahir Mohammed Mahmoud, an administrative assistant. He said it was the worst fighting, and heaviest day for hospital admissions, for at least four months in the war-scarred city.

 

Another witness to the fighting, Hassan Hussein, said he saw two dead Ethiopian troops. Ethiopian officials were not immediately available for confirmation.

 

On the political front, Prime Minister Ali Mohamed Gedi was in the Ethiopian capital, Addis Ababa, for consultations. He has been locked in a power struggle for months with President Abdullahi Yusuf, who wants to push through a no-confidence vote this week and form a new government — presumably without Gedi. On Friday, Gedi told local media that he was not planning to resign, contrary to widespread speculation.

 

Twenty-two ministers and deputy ministers have threatened to resign unless the no-confidence vote is held, exposing deep rifts in the administration.

 

Mogadishu has been plagued by fighting since government troops and their Ethiopian allies chased out the Council of Islamic Courts in December. For six months, the Islamic group controlled much of southern Somalia, and remnants have vowed to fight an Iraq-style insurgency. Thousands of civilians have been killed in the fighting this year.

 

Somalia has not had a functioning governments since 1991, when rival warlords overthrew dictator Mohamed Siad Barre and then turned on each other. Some 1.5 million Somalis are now in need of food aid and protection — or 50 percent more that at the start of the year — due to inadequate rains, continuing internal displacement and a potential cholera epidemic, the U.N. says.

 

___

 

Associated Press Writer Mohammed Sheikh Nor contributed to this report.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Xoogsade   

What galvanized the people yesterday morning was what happened the day before when the TFG militia executed a Quranic Teacher who used to teach Qiraa'ada to kids by calling him Al-Qa'ida and then refusing his body to be buried. That brought the entire neighbourhood out yesterday when the insurgents came to avenge for the dead Quranic teacher and take his body forcefully for burial.

 

 

Faah faahin:-Iska hor’imaad galabta ku dhaxmaray Xoogaga Muqawamada & Ciidamo Gurmad ah agagaarka Isgoyska Bakaaraha ee M/Muqdisho

Beerdhiga 27.10.2007 15:12

 

Abaarihii 03:00 galabnimo ee maanta ayaa waxa ay xoogaga muqaawamada Soomaaliyeed jidka u galeen gawaari dagaal oo ka timaaday jidka Aadan Cadde isla markaana u soo socotay xaafada KPP degmada Hodan Magaalada Muqdisho.

 

Ilo xog ogaal ah oo ku dhadhaw Xoogaga Muqaawamada ayaa Beerdhiga u xaqiijiyay in 2 gawaarida loo yaqaano Beebeebaha iyo hal gaari oo Zuu ah dhaxda loo galay xili ay marayeen agagaarka Isgoyska Bakaaraha gaar ahaan Suuqa Khudaarta ee Degmada Hodan ee Magaalada Muqdisho.

 

Isla ilahaas ayaa intaa ku daray in dagaal xoogan oo mudo daqiiqado ah socday ay Xoogaga Muqaawamada oo ay ka garab dagaalamayaan shacabka Xaafada Hodan kala wareegeen ciidamadaasi labo qori oo midi yahay qoriga loo yaqaano Girinoofka ama SK43 iyo qoriga kale ee sida daran dooriga u dhaca ee loo yaqaano PKM nooca shiinayska ah.

 

Gawaaridan oo la sheegay in ay ku kala socdeen halka uu mudahaaraadku ka socdo ee Tarabuunka iyo Saldhiga Hodan ayaa hadda lagu celiyay Isgoyska Bakaraaha isla markaana lagu qasbay in ayna cag soo dhaqaajin.

 

Hubka laga qaniimaystay ciidamadaasi ayaa sida uu noo sheegay qof xog ogaal ah oo ku dhadhaw Xoogaga Muqaawamada waxa si wada jir ah isula qabsaday shacabka xaafadaas iyo cutubyo ka mid ah Xoogaga Muqaawamada taas oo ugu dambeyntii lagu xaliyay in la siiyo xoogaga muqaawamada Soomaaliyeed.

 

Daqiiqado ka dib ayaa Suuqa Khudaarta waxa ka bilowday mudaharaad xamaasadeysan oo ay ka qeyb qaadanayaan dhalinyarada caruurta iyo dumarka xaafadaasi.

 

 

Weerarkan gaadmada ah iyo kuwii ka horeeyay iyo waliba kacdoonadan shacabiga ah ayaa waxa ay yimaadeen ka dib markii xalay ciidamo ka tirsan Booliiska DFKMG ah ee degan saldhiga Hodan ay dileen Macallin dugsi Qur’aan oo Qiraa’ooyinka laga barto oo ku yaala xaafadaasi isla markaana ay diideen in la qaado meydkiisa oo ay ku tilmaameen in uu yahay Al-Qaacido taas oo shacabka xaafadaasi ku abuurtay in ay ka dhiidhiyaan tacadigaasi isla markaana ka door biday in ay dagaalamaan meydka macallinkoodana xooga ku qaataan si ay u duugtaan.

 

 

http://www.beerdhiga.com/

Share this post


Link to post
Share on other sites
Observer   

What galvanized the people yesterday morning was what happened the day before when the TFG militia executed a Quranic Teacher who used to teach Qiraa'ada to kids by calling him Al-Qa'ida and then
refusing his body to be buried.

That is what they do day in and day out to the O.G.A.D.E.N.I people. Sorry to see the TPLF is doing it deep inside Somalia capital. :mad: MAY ALLAH CURSE THOSE WHO SUPPORT THE ETHIO.

Share this post


Link to post
Share on other sites
BiLaaL   

Originally posted by Xoogsade:

Real Muslims Wallahi, Dhimashada way ka fiican tahay nolosha dulliga ah.

Couldn't agree with you more.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Originally posted by Observer:

quote:What galvanized the people yesterday morning was what happened the day before when the TFG militia executed a Quranic Teacher who used to teach Qiraa'ada to kids by calling him Al-Qa'ida and then
refusing his body to be buried.

That is what they do day in and day out to the O.G.A.D.E.N.I people. Sorry to see the TPLF is doing it deep inside Somalia capital. :mad: MAY ALLAH CURSE THOSE WHO SUPPORT THE ETHIO.
Amiin!!!

Share this post


Link to post
Share on other sites
Juje   

Originally posted by Observer:

MAY ALLAH CURSE THOSE WHO SUPPORT THE ETHIO.

Amiin..amiin...amiin!

 

Iska horimaadyo culus oo dib uga bilowday qeybo ka mid ah caasimadda

 

Mogadishu 28, Oct. 07 ( Sh.M.Network)- Iska horimaadyo ayaa goordhaweyd dib uga bilowday magaalada Muqdisho gaar ahaan qeybo ka mid ah goobihii shalay ay ka dhaceen dagaalada ee degmada Hodon ee magaalada Muqdisho.

 

Israsaaseyn culus oo la isku adeegsanayo qoryaha lidka diyaaradhaa iyo kuwa boobayaasha ayaa ka bilaabatay abaaro 9:45 Am agagaarka isgoyska KPP, Tarabuunka iyo meelo kale oo ku aadan duleedka suuqa Bakaaraha.

 

Iska horimaadkaan oo u dhaxeeya ciidamada dowladda iyo xoogagga ka soo horjeeda ayaa waxa uu yimid ka dib markii ciidamo ka tirsan dowladda ay soo galeen saakay halkaasi.

 

Lama oga wali qasaaraha ka dhashay iska horimaadkaan oo ah mid marba marka ka dambeysa sii xoogeysanaya.

 

Mararaka qaar ayaa waxaa la maqlayaa madaafiic xoogan.

 

Rasaas wiifto ah ayaa ku soo dhaceyso qeybo ka mid ah xaafadaha ay dagan yihiin dadka rayidka ah.

 

Sidoo kale ciidamo ka tirsan dowladda ayaa soo galay isgoyska Aadan cadde ee wadada wadnaha, iyadoo ciidamadan ay ridayaan rasaas ay ku soo liifayaan dadka maraya wadada labaad ee suuqa Bakaaraha, waxaana laga cabsi qabaa in halkaasi uu ka qarxo dagaal kale.

 

Iska horimaadyadaan oo galay maalintii labaad ayaa waxa ay saameyn ku yeesheen howlihii ganacsi ee suuqa Bakaaraha oo xiran.

 

Wixii ku soo kordha kala soco Shabelle.net

Click here to find shabelle news in English

 

Shabelle Media Network Somalia

E-mail us: info@shabelle.net

Email Us: news@shabelle.net

Share this post


Link to post
Share on other sites
Xidigo   

Originally posted by Kashafa:

quote:MAY ALLAH CURSE THOSE WHO SUPPORT THE ETHIO.

Allahuma Ameen. Lacnatullahi calaa kuli dhabo-dhilif.
Amiin to that!

Share this post


Link to post
Share on other sites
Cige   

Originally posted by SheekhaJacaylka:

Lacnatullaahi Calayhim Wa Calaa Man Qaatala Fii Saffihim ...

Unless they're SNM Mujaahidiin or somaliland Fighters :D

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this