Sign in to follow this  
Dr Ligle

Somaliland. Elections are Postponed Again. 3rd Time

Recommended Posts

Dr Ligle   

Doorashadii Somaliland oo mar saddexaad dib u dhacdey

 

Published on: September 6,2009 Garowe Time 7:21 pm

 

Hargaysa (RBC):- Gudiga doorashada ee Maamulka Somaaliland ayaa maanta shir ay ku yeesheen magaalada Hargaysa Maanta waxay sheegeen in doorashadii dib u dhacday .

 

Shirka guddiga oo ahaa mid degdeg ah oo ay uga arinsanayeen xaalada doorashada maamulkaasi ayay ugu danbeyn isku raaceen in doorashadu aysan dhici karin xiligii loogu talagay oo ku beegnaa 27 bishan September.

 

Guddigan oo ka koobnaa 7 xubnood ayaan shirkooda ay ku go’amiyeen dib u dhaca doorashada ayaysan sheegin xili ay u qabteen doorashadu inay dhacayso .

 

Khilaafka siyaasadeed ee Maamulka Hargaysa ayaa cirka isku sii shareeraya maalinba maalinta ka danbeysa waxaana dhibaatada halkaas ku aloosan ee muranka doorashada lagu eedeynayaa dhinacyada isku haya siyaasada iyadoo farta ugu weyn lagu mudayo Madaxwaynaha Maamulkaasi Daahir Riyaale kaasi oo doonaya inuu markasta duudsiiyo Mucaaridka in xiliga loo kordhiyo , damacan siyaasadeed ee Daahir Riyaale ayaa noqdey mid ay siweyn uga horyimaadeen Mucaaradku waxayna horey usoo ogolaadeen labo jeer oo hore mana la rajaynayo in waqtigan oo ogolaadaan, dhinacyo badan oo guurtidu ka mid tahay ayaa wada dhexdhexaadin iyadoo sidoo kale ay ku dhexjidho dawlada Itoobiya inkastoo dhexdhexaadinta Itoobiyahadda la mooday inayba soo dhamaatay oo ay ku guulaysan wayday.

 

Waa markii Sadexaad oo ay guddiga doorashada Somaliland ku dawaaqaan in doorashadu aysan qabsoomi karin waxayna guddigu maanta sheegeen in daruufo jira awgood aysan saamaxayn in doorasho ka dhacdo maamulkaasi 27-ka September.

 

RBC Radio,News Desk

Source: http://www.raxanreeb .com/?p=18223

 

:D

Share this post


Link to post
Share on other sites
Dr Ligle   

The bbc also reported this in their news, hear it for yourself on the radio.

 

http://www.bbc.co.uk /mediaselector/check /somali/meta/tx/soma li_0400?size=au&bgc= 003399&lang=so&nbram =1&nbwm=1

 

Rudy, i must say you are spot-on. Their will be civi-war in hargeysa and innocent people are going to die in the process.

 

Sad but the inevitable truth!!!

 

ps: i thought rayale would hold the election and rig it for him to win. But obviously that seems not to be case anymore!!! There is no election, and no new time has been set!!!

Share this post


Link to post
Share on other sites

^^^

 

Riyaale is now officially the new King of la-la land. The fake sons of the queen of England have finally accepted their pitiful fate, as loyal subjects of King Riyaale.

 

Anyway, I pray as a fellow Somali, for no violence to result from this. I'm OK with protest, or even protest that may result in him coming to his sense and stepping down. But I'm not OK with violence.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this