Sign in to follow this  
Duufaan

Riyaale is leaving to Gambia

Recommended Posts

Duufaan   

Madaxweyne Rayaale Oo U Xadhko Xidhan Safar Berri La Filaayo Inuu Ugu Baxo Magaalada Banjul Ee Xarunta Dalka Gambia

Somaliland.Org — Hargeisa, Somaliland — 29 June, 2006

------------------------------------------------------------------------

 

Hargeysa (Somaliland.Org)-- Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland iyo xubno ka tirsan Wasiiradiisa ayaa la filaya inay berri ama sahandanbe u ambabaxi doonaan Xarunta Waddanka Gambia ee Banjul, halkaasi oo horraanta bisha July oo ka furmaayo Shirka Ururka Midawga Afrika.

 

 

Madaxweyne Rayaale Oo La Filaayo Inuu U Ambabaxo Xarunta Gambia Ee Banul

 

 

Inkasta oo aanay jirin ilo si rasmi ah u xaqiijinaya socdaalkani Madaxweynahu la filaayo inuu ku tago Banjul xarunta gambia, ayaa haddana ilo lagu kalsoonyahay oo Caawa Somaliland.Org kula xidhiidhay Khadka telefoonku waxay u xaqiijiyeen in Madaxweynahu uu ka ambabaxi doono dalka Maalinta berri haddii uu dib u dhacana ay xaqiiq tahay maalinta sabtida inuu waddanka uga baqooli doono dhinacaa Xarunta Gambia, waxaa iyaguna xarunta Gambia ee Banjul hadda ku sugan wasiiro ka tirsan Xukuumadda Somaliland oo kala ah Wasiiradda Maaliyadda Cawil Cali Ducaale iyo Warfaafinta Cabdilaahi Maxamed Ducaale oo olole balaadhan ugu jiray sidii ay uga qayb noqon lahaayeen gogol xaadhkii shirkani madaxda Afrika oo wasiiradda dalalka afrika uga furmay todobaadkani magaaladaasi, balse taasi uma ay suurtagelin labadaasi Wasiir, waxaasi wararku tibaaxayaan in xubnahani wasiiradu ay olole

 

 

balaadhan ugu jireen todobaadyadii ugu danbeeyey sidii Madaxweyne Rayaale uga qayb geli lahaa shirweynahaasi Madaxda Afrika ee ka dhici doona Magaalada Banjul oo aan ilaa hadda la xaqiijin karin inuu Madaxweyne Rayaale ka qayb galayo, waxaa dhinaca kale socda olole balaadhan oo ay ku jiraan saraakiil ka tirsan Xukuumadda Embigathi oo ah in Somaliland laga hor istaago ka qayb gallka shirkani, Wasiirka Arrimaha Dibadda Ee Dawladda Embigathi oo hadda ku sugan Magaalada Banjul ee xarunta Gambia kana qayb gallay isagu shirkii

Share this post


Link to post
Share on other sites
Duufaan   

the secessionist sponsors convict Riyaale and his administration to lobby hard for African leaders. Few weeks ago Riyaale visited six African countries and spent half million dollars. Tomorrow he is leaving to Gambia in order to attend the African leaders confers.

 

Riyaale is under pressure and he just want out. He do not have nothing more to tell a secessionist public who is doubting his work and loyalty.

 

Zero chance for Riyaale this time because of new situation in somalia. However this a new policy from the secessionist side

Share this post


Link to post
Share on other sites

Duufaan, the secesionist missed the FM meeting which was held before the heads of state met.

 

This can be another opportunity for Riyaale to hold further talks with President Yusuf as some sources alleged happened in Nairobi.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this