Sign in to follow this  
Captain Warya

Barre Hiiraale new Defence Minister looool

Recommended Posts

Warar lagu kalsoon yahay oo ay Gedoweb heshay ayaa sheegayo in Xildhibaan Barre Aadan Shire (Hiiraale loo magacaabi rabo wasiirka gaashaandhigga DKMG ah ee Somalia, iyadoo qorshahaas ay wadaan mas'uuliyiinta ugu sareysa dowladda.

 

 

Illo wareedyo ku kala sugan magaalada Muqdisho iyo degmada Doolow ee gobolka Gedo ayaa xaqiijiyey warka la xiriira in Barre Hiiraale wasiirka difaaca dowladda Somalia loo magacaabi rabo, waxayna intaas ku dareen in qorshahan cusubi uu soo jeediyey madaxweynaha dowladda KMG ah oo uu haatan wadatashi kala sameynayo mas'uuliyiinta kale.

 

 

Wararku waxaa kaloo sheegayaan in haddiiba la magaacabo Barre Hiiraale ay ka dhigan tahay xoga muujinayo in wasiirka gaashaandhigga ee hadda xilka hayo Prof: Maxamed Cabdi Gaandi lagu eedeeyey wax qabad la'aan iyo in uu si khaldan u maareeyey wasaaradiisa difaaca iyo in uu qaadan waayey doorkiisa kaga aadan howsha militeri ee hadda ka jirta Xamar.

 

 

XIldhibaan Barre Aadan Shire (Hiiraale oo ah gaashaanle sare oo dhameystiran (Full Colonel ayaa iminka jooga degmada Doolow ee xuduuda ku taalla, halkaasoo uu bilooyinkanba ciidamo ku ururinayey, lamana oga sida uu arki doona haddii wasiir gaashaandhig oo uu bari hora ahaa loo magacaabo.

 

http://www.gedoweb.c om/index/modules.php ?name=News&file=arti cle&sid=2267

 

 

Oh man....

Share this post


Link to post
Share on other sites
B   

An illustration of how inept the Sharif adminstration is.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Abwaan   

Haddii ay run noqoto dad badan oo hadda iska dhiga inay Shabaab taageeraan oo TFG taageera waa arki doonnaa Insha Allaah...Soomaali iyo xaalkeed.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this