Sign in to follow this  
Paragon

Sheikh Shariif, Shariif Xassan, Ceydiid Junior in Asmara, Eritrea

Recommended Posts

Paragon   

Sheekh Shariif Sheekh Axmed Shariif Xasan Sheekh Aadan iyo Xuseen Ceydiid oo gaaray wadanka Eritrea.

Posted to the Web Apr 05, 14:11

 

Asmara:-Guddoomiyihii golaha fulinta MMI Sh Shariif Sh Axmed guddoomiyihii hore ee baarlamanka Shariif Xasan Sheekh Aadan Ra'iisal wasaare ku xigeenka ahna wasiirka hawlaha guud iyo guryeynta Xuseen Ceydiid iyo xubno kale ayaa la xaqiijiyay in booqasho ay ku tageen magaalada Asmara ee xarunta wadanka Eritrea.

 

Warar lagu kalsoon yahay oo laga helayo magaalada Asmara ayaa xaqiijiyay in masuuliyiintaasi ay shalay gaareen magaalada Asmara halkaas oo lagu wado in ay kulamo kula yeeshaaan masuuliyiinta dawladda Eritrea.

 

Ma cadda qorshaha masuuliyiinta gaaray caasimada Eritrea hayeeshee waxaa lays weydiinayaa socdaalka Xuseen Ceydiid uu ku tagay magaalada Asmara oo horey u marti gelisay xildhibaano ka tirsan Df isla markaana Df iyo dawladda Ethiopia ay ku eedeeyaan in ay la safan tahay MMI.

 

Dad badan ayaa si weyn u hadal haya in Xuseen Ceydiid uu ku biiray kooxda mucaaradka DFK kadib markii Prof Geedi uu ka qaaday xilkii wasiirka arrimaha gudaha isla markaana madaxweyne Yuusuf uu ku tilmaamay nin aan caadi ahayn xilli uu ka hadlayay hadalkii Xuseen Ceydiid ee ku baaqayay in la mideeyo wadamada Soomaaliya iyo Ethiopia.

 

Halgan.net

Abuhureyra

Share this post


Link to post
Share on other sites
Paragon   

ASMARA: Xuseen Caydiid oo gaaray dalka Eritrea, isagoo ku biiray xildhibaannada mucaaradka ku ah Dowladda

Posted to the Web Apr 05, 14:30

 

 

Asmara (PP) – Wasiirka Howlaha guud iyo guriyeynta Dowladda Federaalka Soomaaliya Xuseen Maxamed Caydiid oo indhawaalaba ka maqnaa Magaalada caasimadda ah ee Muqdisho ayaa la sheegay inuu gaaray Magaalada Asmara ee dalka Eritrea.

 

 

 

Xuseen Maxamed Caydiid ayaa la sheegay inuu saakay halkaas gaaray, iyadoo aan la garanayn sababta dhabta ah ee uu halkaas u tagay, waxaana Xuseen Caydiid oo ku mowqif ahaa madaxda sarsare ee Dowladda la sheegay inuu soo dhex galay khilaaf weyn oo sababay inuu gaaro Magaalada Asmara ee dalka Eritrea oo ay ku sugan yihiin xubno ka tirsan baarlamanka oo mucaarad ku ah Dowladda Federaalka.

 

 

 

Wasiirka Howlaha guud iyo guriyeynta Xuseen Caydiid oo xilliyadii ugu dambeeyay ku sugnaa Magaalada Dubai ee dalka Imaaraadka Carabta ayaa ka tagay Muqdisho kaddib markii Ra’iisul wasaaraha Soomaaliya Prof. Cali Maxamed Geeddi uu ka qaaday jagadii Wasiirka Arrimaha Gudaha ee Soomaaliya.

 

 

 

Xuseen ayaan la garanayn inuu xiriir hoose dhex maray isaga iyo guddoomiyihii hore ee Baarlamaanka oo ku sugan Eritrea isla markaana hoggaaminaya xildhibaanno ka tirsan baarlamaanka oo mucaarad ku ah dowladda.

 

 

 

Ma jiraan warar caddeynaya in Xuseen Caydiid oo ka ah wasiir dowladda Prof. Geeddi uu isku badalay mucaarad iyo in kale, waxaase warar hoose ay sheegayaan inuu isku rogay mucaarad si weyn uga soo horjeeda dowladda Soomaaliya, uuna ku biiray Xildhibaannada ku sugan Dalka Eritrea ee dowladda ka soo horjeeda.

 

Maxamed Xuseen Jantiile

Wakiilka Puntlandpost - Mogadishu

E-mail: jantiile@gmail.com

Share this post


Link to post
Share on other sites

Basicaly the war is emminent.

The Xabashi are just waitng for the best time to strike.

 

I pray to Allah that this time they are humiliated in a way that they will always remember Mogadishu.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Paragon   

Looks like in laysku soo hub guranayo. Eritrea's invitation of the Shariif is a clear demonstration of its support for the ICU's leadership. Whether they will make their support good by supplying the ICU with needed hardware is a matter of speculation. Strategically, if Eritrea doesn't intiative direct involvement in expelling the Ethiopians from Somalia, it means that it would be at a comparative disadvantage. To avoid that disadvantage materialising into Ethiopian geo-political power surge, its the right time Eritrea must do something to assist the resistance movement in Mogadishu. The time is ripe.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Paragon   

Runtii, that is possible but I doubt it. The man has his own greviences I think.

 

The Shariifs' visit to Asmara could simply be a 'talking' meeting or negotiating between these figures into creating a coherent front of a sort.

Share this post


Link to post
Share on other sites
bambo   

Sheeq sharif should not talk to Jr aidiid nor should he negotiat with him . Aidiid Jr no longer has any power or influence ,furthernmore this is same stooge that was calling maxkamadah a terrorist movement , and also whent so far to praise the Tigreyn that he stated somalia should join Ethopia.

 

this will make somalia issue more complicated then it is today . we have high hopes on sheeq sharif morlity and vision for somalia .

Share this post


Link to post
Share on other sites
Hunguri   

The most funniest things. The Somali man said (Ma anigaa waalan mise Cadan baa laga heesayaa). Here, is what amased me.

 

(1) Odayaasha Dhaqanka Mogadisho and the Ethiopians have had peace talks.(Maxay Somali ugaran wayday idinku heshiiya)

(2)Hussein Aidid is in Asmara (waaba ninkii la ogaa tii uu dhigay )

(3)Sheekh Shariif shaved his beard in style, and yet running arround every where ( I doubt this guy has something up in his sleeve/agent?? )

 

Ereteria V Ethiopia (Over Somalia) This is the true picture of it!

Share this post


Link to post
Share on other sites
Emperor   

^Right on the point there yaa Bambo, they should chuck his head off and throw him out, but will they do it? Is a matter of time and to be seen, otherwise this will strongly prove that UIC is nothing but Qabiil movement recruiting the worst warlords, yesterday was Indhacade today Aideed Jnr is in the making.

 

Perhaps silly characters like Alle-Ubaahne will come and say Sheikh Hussein Aideed said this or that... ninku sheeg isu badali okaa

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this