Sign in to follow this  
General Duke

Qaynyare feels the heat in Dayniile:

Recommended Posts

Dagaal Maanta ka dhacay Magaalada Muqdisho

 

Nuuradin Macalin Mukhtaar (Dinow) nuradin007@hotmail.com

Xafiiska Midnimo ee Jowhar, Soomaaliya

 

Dagaal ayaa ka dhacay Maanta gelinka Dambe Degmada Dayniile ee Magaalada Muqdisho wuxuuna dagaalkaasi dhex maray Maleeshiyo taabacsan Wasiirka Amniga Qaranka Maxamed Qanyare iyo Maleeshiyo kale oo taabacsan Ganacsade Maxamed Maxamuud Wehliye oo heyb qabiil yihiin Qanyare.

 

Dagaalkani oo ka dhacay kana socda ilaa iyo iminka Dugsi shanaad, laamiga warshadaha meesha uu kaga leexdo laamiga Dayniile ayaa waxa uu ku bilowday sida uu sheegay Ganacsade Maxamed Maxmuud wehliye Maleeshiyada Qanyare oo weerar kusoo qaaday Maleeshiyadiisa waxayna doonayeen ayuu yiri wehliye in ay ka qabsadaan Booska ay ciidamadiisa deganyihiin.

 

Maxamed Maxamuud wehliye oo isna xarun ku leh deegaanka Dayniile ayaa mar la weydiiyay in Halka ay maleeshiyadiisa Fadhiyaan ay horey u fadhin jireen Maleeshiyada Maxamed Qanyare ayaa waxa uu ku sheegay in Halkaasi lagu soo dhaweyn jiray oo kaliya mana ahan ayuu yiri meel ay maleeshiyadiisa fadhiso.

 

Khasaaraha dagaalka lama hubo ilaa iyo hadda lakin dad ku dhaqan deegaanka xeraryaale oo aan khadka taleefanka kula xiriiray ayaa ii sheegay in deegaankaasi lasoo gaarsiiyay Gaari lasoo gubay iyo mid lasoo qabsaday, lakin kama helin war kale oo kusaabsan cida gawaaridaasi iskaleh.

 

Waxaa sidoo kale lagu soo waramayaa in khasaaraha dagaalka uu yahay mid aad u fara badan lakin majirto cid sheegi karta ilaa iyo hadda khasaaraha labada dhinac inta uu gaarsiisan yahay, waxaanse jirin sidoo kale wax war ah oo kasoo baxay Wasiirka Amniga qaranka Maxamed Qanayare Afrax oo maleeshiyadiisa ay dagaalka ku jirto.

 

Waxaa iminka ku baxay dagaalkaasi duqii hore ee Magaalada Muqdisho Ibraahim Cumar Sabriye (Shaaweey) si uu u dhex dhexaadiyo, ma jirto ilaa iyo iminka warar dheeraad ah oo kasoo baxaya Dagaalkaasi.

 

Garabka ka soo horjeeda Qanyare ayaa la sheegay inay taageersan yihiin Madaxweynaha Soomaaliya sida ay noo sheegeen dad arrimahan la socda,waana markii ugu horeysay oo Qanyare Mucaarad beeshiisa ah ka hor yimaadan.

 

Nuuradin Macalin Mukhtaar (Dinow) nuradin007@hotmail.com

Xafiiska Midnimo ee Jowhar, Soomaaliya

Midnimo Information Center wararka@midnimo.com

Share this post


Link to post
Share on other sites

Faah Faahin Dagaalkii Galabta ka Qarxay Degmada Dayniile ee u Dhexeeyay Wasiirka Amniga Qaranka iyo rag isla Beeshiisa ah oo ka soo horjeeda Dhaq Dhaqaaqiisa.

 

Posted by : webmaster on Sunday, July 03, 2005 - 09:20 AM

 

Warar Faah faahsan oo naga soo gaaray Magaalada Muqdisho ayaa waxa ay sheegayaan, in Dagaalkii galabta ka Qaraxay Degmada Dayniile uu joogsaday galabta Makhribkii goor casar gaabada ah, taasoo caado u ah Dagaalada xamar iyo nawaaxigeeda ka dhaca.

 

Dagaalkaan ayaa waxaa lagu soo Waramayaa in Wasiirka Amniga Qaranka Maxamed Qanyare looga Gubay 2 Ticknico ah halka ay ku dhaawacmeen ilaa 6 qof, Dhimashadana waxaa lagu sheegay 3, ay laba taageersanaayeen Wasiirka Amniga Qaranka.

 

Wararku waxa ay intaas ku darayaan in Dagaalka uu ku jiray Gudoomiye ku xigeenka Gobolka dhinaca dib u dhiska Mudane Xaashi Dhabareey iyo Ganacsade lagu magacaabo Maxamed Maxamuud.

 

Waxaa la sheegayaa in Kacdoonkaan, iyo Dagaalkaan ka dhanka ah Wasiirka Amniga Qaranka uu ayaamahanba Abaabulkiisu socday, iyadoo ay Bulshada ku dhaqan Degmada Dayniile oo ay horkacayaan Saraakiishii hore ee Ciidanka Xooga dalka Soomaaliyeed iyo Ganacsadayaal ay iskuhayb yihiin Wasiirka Amniga Qaranka, waxayna si aad ah uga soo horjeedaan Dhaq dhaqaaqa uu wado Maxamed Qanyare ee Mucaaradnimada ah.

 

Wararku waxay intaas ku darayaan in Qanyare uu xaruntiisii kaguuray oo uu hada ku sugan yahay Guri ku yaala Lambar Afar, iyadoo ay la socdaan Maleeshiyaad waardiyaynaysa.

 

Wariye Saadaam Muqdisho

Idamaale News

Share this post


Link to post
Share on other sites
Jumatatu   

^^Benta inta la'eg waxaa sheega dad aan damir, xishood iyo dadniimo laheyn. Lakiin waxaa yab leh ku faraxa dagaal, wa hadoba dacey, dhex mara besha deegta Dayniile.

I can see the last resort of those blindly supporting Yeey has turned out to fabricate and spread lies.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Johnny B   

Desperate times demand desperate actions !!

 

As long as col yey IS located North of Galcaio, you can turn n twist how good things are going for Col Yey´s government, but hursh reality is there waiting for you.

 

Our question still snatnds .

What has Col Yey done for Somalia & Somalis since his election by selected warlords?

I´ll let u have the last word ,Il Generale :D

Share this post


Link to post
Share on other sites
nuune   

the audio

 

Dayniile Vs Idamaale

 

Both of them are new tools for Warlords, the two webssites itself is Warlord

 

 

In the interview, one says there was war, the other says, nothing took place, indha sircaad qumman ayaa socota!

Share this post


Link to post
Share on other sites
Liqaye   

^^ which part is it that bothers you bro, coming from a small clan or coming from southern somalia?

 

So another fella wants to rule Dayniile, they come they go, but I was thinking that perhaps a national goverment would hold other priorities than the local wrangles of this locality ( I know that people would expect me to call it a city, as per the example of any little water well smith calls a town in north eastern somalia, but really i cant, lets call it a neighbourhood.)

Share this post


Link to post
Share on other sites

I like Liqya, when ever Qaynyare gets mentioned he reemerges from the dark. Welcome back old man. Any how, Qaynyare came of bad in this, he has been quite past couple of days since the incident. He has not even said it did not happen which shows there is no smoke without fire.

 

Also what happened to the demonstration that was called by tool Sharif and his boss in dayniile. The one against the Itataly, Yemen and the old enemy Ethiopia?

 

What happened is the people of Mogadishu said enough of the lies and the demonstration has been hastly called off.. :D

 

Its getting hot in hells kitchen... :D

Share this post


Link to post
Share on other sites
Jumatatu   

Originally posted by audacious:

and quite frankly the residents of ceel-buur (qanyares kinsmen) are equavilent to Ina YeY's SUB-SUB-SUB CLAN.

How do you measure it by yard or by the fact that at sometime the sub-sub-clan of Yeey have whipped the asses of those boys in Gedo and thus you think they are very big and bigger than others.. :D:D .

And since you are semi-nova in here please note that the 'Big-Brother' of SOL does not take kindly the direct mentioning of Somali tribal names, his previous proffesion was in the secret service (NSS) so he likes in in morse code... :D

Share this post


Link to post
Share on other sites
Gabbal   

Audacious sxb you are ruining the quality of the forum. A lot of these nomads represent their clan, and you can do so too, but not at the expense of others. Ka gaabso waxaa meesha ka wadid.

Share this post


Link to post
Share on other sites

How do you measure it by yard or by the fact that at sometime the sub-sub-clan of Yeey have whipped the asses of those boys in Gedo and thus you think they are very big and bigger than others..

If your talking about kismayo, I think you would want to know that the boys who control kismayo are from western galguduud and not gedo. And your attempt to make me bad mouth yey sub-sub-sub clan and get out of topic didn't work.

 

 

A lot of these nomads represent their clan, and you can do so too, but not at the expense of others.

Well what can I say,sometimes harsh statements are needed to make some reliaze and see the truth. redface.gif

Share this post


Link to post
Share on other sites
Jumatatu   

Originally posted by audacious:

If your talking about kismayo, I think you would want to know that the boys who control kismayo are from western galguduud and not gedo.

Does it matter whether they r from Galgaduud or Gedo or even Japan...they are still.. :D

Share this post


Link to post
Share on other sites
Liqaye   

I like Liqya, when ever Qaynyare gets mentioned he reemerges from the dark. Welcome back old man. Any how, Qaynyare came of bad in this, he has been quite past couple of days since the incident. He has not even said it did not happen which shows there is no smoke without fire. Also what happened to the demonstration that was called by tool Sharif and his boss in dayniile. The one against the Itataly, Yemen and the old enemy Ethiopia? What happened is the people of Mogadishu said enough of the lies and the demonstration has been hastly called off.. Its getting hot in hells kitchen.

 

I did not know you cared Smith :D

 

But still all of the above does not make me comprehend what Dayniile has got to do with anything, I mean if it is true that you can judge a man by the calibre of his enemies Yeey is a very small man.

Qanyare is not even entitled to being called a District commissioner, but he rates in the top 10 of yeeys boogeymen.

As for the demonstration wiser counsel prevailed and the advantages from not needlessly offending the frontline states were seen and outweighed any momentary pleasure the people of mogadishu would have had in burning the effigy of zenawi for the upteenth time.

 

By the way how is our dear president doing?

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this