Sign in to follow this  
Miskiin-Macruuf-Aqiyaar

Dulmiga Shabeellada Hoose iyo dowlad ku sheega

Recommended Posts

Dowlad ku sheeg stooge Xabash u ah awalba wax wanaag habayaratee ma laga sugeynin. Taas aan iska dhigno meel horta.

 

Indhamadoowe iyo Maxkamadihii ayaa lagu xaman jiray Shabeelladda Hoose inay ku amarfaleen, oo ku amartaagleen jireen, oo dadka deegaankaas deggan aan xaqooda la siin.

 

Well, what did the dowlad ku sheega Xabashadda puppet u ah did?

 

Those are the men they nominated to gobolkaas mid walba xaaraantiis ka quursan la.' [The bolded names were those who worked with Indhamadoowe's regime.]

 

So-called Maamulka Gobolka:

 

1. Cabdiqaadir Shiikh Maxamednuur – Gud. Gobolka.

2. Cabdullaahi Muuse Abuukar G/K Arr. Siyaasadda

3. Maxamed Ibraahim Xuseen G/K Arr. Dhaqaalaha

4. Maxamed Maxamuud Weheliye G/K Arr. Nabadgelyada

5. Jaamac Yuusuf Warsame G/K Arr. Bulshada

6. Korneel Aadan Xasan Cali Taliyaha Nabadsugidda

7. Dhamme Cabdinuur M. Sh. Maxamed T/K/X/Nabdsugidda

8. Cali Aadan Cali Taliyaha Booliska

9. Gaashaanlehexe Siidoow Shiikh Xassan T/K/X/Booliska

10. Cabdullaahi Cabdi Cumar Xoghayaha Gobolka

11. Korneel Xasan Ibraahim Aadan Taliyaha Asluubta

12.Gaashaanle Maxamed Cali Macalin T/K/X/Asluubta

13. Sh. Sayid Sh. Abbaa Sh. Calimaye G/Maxkamadda

14. Maxamed Shiikh Cali G/K/X/Maxkamadda

15. Dr. Shariif Cali Kuuloow G/M/Racfaanka

16. Dr. C/Raxmaan Muuse Maxamed G/K/X/M/Racfaanka

 

So-called Maamulka Degmadda Afgooye:

 

1. Maxamaed Cumar Muudeey G.Deg.Afggooye

2. Xasan Axmed Macallin G/K/X Arr.Nabad

3. Dr.Cali Cusman Siyaad G/K/X/Bulshada

4. Cali Cismaan [Cali Kuus] G/K/X/Dhaqalaha

5. Dr. Max’ed Shukri Sheekh. XisaabiyahaD/Hoose

7. Mukhtaar Qaasin Cali Ag.W.H/Hoose

8. Saciid Maxamed Faarax Ag.W.M/Canshuraha

9. Maxamednuur Sheekh Cadde Qasnajiga Degmada

10. Sh.Maxamed Xirsi Siyaad G.Maxkamadda

11. ......

Share this post


Link to post
Share on other sites

A call to stop installation of an illegal adminstration

 

ROCHESTER, MN- Southern Somali Union expresses its deep concern over the returning systematic victimization of our unarm[ed] population of Lower Shebelle, Jubas, Gedo and coast of Banadir residence who have suffered excessively during the past sixteen years under the brutal warlords.

 

We call and urge Somalia’s Transitional Federal government authority to stop its clandestine hostility covered under the name of Administration building, favoring former oppressors of Southern Somali citizens to control and dominate recently launched administration for these regions.

 

We are deeply troubled by the official announcement in print out of the Transitional Federal government office in Mogadishu relating to published activities to bring back a remnant of former notorious warlord Yusuf Indhacade’s men who have perpetuated unimaginable crimes against the local people over a decade now. Any consideration given to incorporate these know criminals into the fold of a genuine administration building process desired by the people of these localities will bring back grievances related to the past abuses and injustice that has not been resolved.

 

We call on the President to do the right thing and ask his administration to take back these nominations of criminal intent. We also make a similar call and request to the Members of Transitional Federal Parliament to show some courage and nullify this unjust decision.

 

It is least to say, we are utterly disappointed these men can even be considered to administer a place they had ransack for many years, and are under direct implication of being partially if not fully responsible of delegating their militia-men from central Somalia to murder, gang rape, arrest and deport innocent civilians out of their homes. They had forcefully confiscated many fertile farmlands belonging to these victims, and in the process cut off their source of food and shelter creating total dependency and starvation.

 

Henceforth, we the Southern Somali Union believe that Somalia needs effective political and administrative government institutions were the Federal Charter is used as medium to safeguard any confusion that can stem from its application. The Transitional Charter specifies a decentralized federal government where everyone is entrusted to peacefully govern their region without any fear of criminal intruders being rewarded to score political pointers. Therefore, we call on the Transitional Federal Government and Members of Parliament to uphold and abide by the Federal Charter and correct any mistakes that was made in this process as soon as possible.

 

Sheekh Nuur Abuukar Qaasin

Chairman of International Affairs

Southern Somali Union

 

Dowlad ku sheeg aan awood lahayn iyo caddaalad ka dheer ayeeba jawaab ka sugayaan.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Shacabka gobolka Shabeelaha Hoose si carro leh iyo walaac xun ka muujiyen talaabadii xaqdarrada iyo xadgudubta axdiqarameedka iyo dastuurka federaalka oo saldhig iyo tiirka asaasiga dowladda u ah in Madaxweynaha DFKS si bareer sharciga qaranka aan waafaqsanayniin ugu xalaalaye beelo ka soo duulay Galgaduud iyo Mudug xoogna ku qabsade deegaano dad kale leeyihiin.

 

Shacabka gobolka waxaa madaxweynaha ku la talinaayan in ragan gacan ku dhigleyaasha dambi ka galay shacabka masaakiinta waxba galabsanin 16 sano, laaye ama barakiciyey dad ku dhow 85.000 qof gobolka Shabeelaha Hoose, si naxariis darro beerahoodi iyo hantidoodi maguurte xog ku qabsaday, maxkamad “HAGUE” la soo taago ayagoo lagu soo oogayo dacwad xasuuq, kufsiga, dilka dadka masaakiinta intii masuuliyad maamul loo dhiibi lahaa oo aan waafaqsanayn dastuurka federaaliga oo awooda siinaaya dadka deegaanka u dhashay (indigenous people) in iskooda ismaamulan.

 

Waa wax lagu danqado caqliga suubani diidaayo, qarniga maanta la joogo meel adoonsi ka dhacay Shabeelaha Hoose ayaa jirtay.

 

Bulshadii ku nooleydi gobolka sidii la doono ayaa laga yeelay nin la dilay oo xaaskiis, gurigiis, hantidiis iyo beertiis la dhaxlay Shabeelaha Hoose bey ka dhacday.

 

Dad beero lagu fasho, dhabarkooda bilaash lagu rarto, biyihii webiga laga gado, maatadii laga faraxumeeyo, hablaha xoog lagu dareersado dib dambena la arag,gobolada dhexe iyo meel ka fog inta la geeyo waxaa ka dhacay gobolkan oo xoog lagu aabsaday 16 sano.

 

Waa marag madoonto waxaa gobolkan ka dhacay kufsiga, dhaca, dilka iyo xadgudubyada kale lidi ku ah xuquul insaanka shareecada Islaamka xeerka soo jireenka ah ee dhaqanka Soomaaliyed, axdiga dowladda federaalka Soomaaliyed iyo qawaaniinta caalamiga.

 

Masiibadanii ka dhacday gobolka Shabeelaha Hoose qoraal laguma soo koobi karo, masuulkeeda waxaa iska leh raga xoog ku qabsadey oo madaxweynaha dfks ku magacowday in markale madax ka sii noqdan gobolka dambi ka galen.

 

Ragaan madaxweynaha soo magacoday gobolka Shabeelaha Hoose waxaa masuul ka yihiin nolol aad u adag, adoonsi, faqri, macluul, barakac xaddhaaf taariikhda wadanka Soomaaliya xer la mid ah reer Falastiin oo dhulkooda iyo beerahooda gumeysiga Yahuudda xoog ku qabsaday iyo Afrika Koonfureed xilligii midabtakoorka cadaanka yar wadanka gumeysan jireen oo beerahii iyo dhulkii tiro yar cadaan xoog ku maquuniye.

 

Mudane Cabdullahi Yuusuf waa madaxweynahii ugu horeyo taariikhda aduunka soo magacaabo “dad dambiile ah isla goobtii dambiga ka galeen madax-maamul ka noqdan” kaas aan u aragno sharaf dhac,xaqiraad iyo yasid loo maleeqaayo shacabka nabadda jacel ee [qabiil] oo aan ka qeyb qaadan burburinta qaranka Soomaaliyed.

 

Falsafada gobolkaygi anaa leh- kaaga waan kuula qeybsanaa- nama qancinayso, sababta loo diday rag ka tirsa [qabiil] in maamulka gobolka Banaadir loogu daro ayagoo weli xaq ay ku leeyihiin ama gobolka Puntland iyo gobolada kale ee wadanka marka gobolkooda Shabeelaha Hoose si caddaalad darro iyo qaaynuunka ka baxsan loo faragelinayo.

 

Jaale Madaxweyne arin xaq uma aragno koox ama qabiil xasilooni diid,dhibka iyo shiddowadayaal doonaynin nidaam iyo kala dambayn oo xoog ku haysto guryo dowladeed,dad gaar ay leeyihiin iyo hantida qaranka kale oo u diidan soomali aayaheeda ka tashato lagu abaalmariyo jagooyin gobol aan u dhalan xoog ku joogan dastuurka federaaliga waafaqsanaynin.

 

Taariikh madoob iyo niyad jab weyn ayaa la gudbonaate shacabka gobolka oo ka rajeynaayan dowladda federaalka is bedel ku dhisan cadaalad iyo sinnaan ee waafaqsan nidaamka federaaliga.

 

Dowladda federaalka waxaa aan ka codsanaynaa in arintan ay dib u noqdan oo ayna u dhaqman si dowladnimo oo ay shacabkooda ula dhaqman si ku dhisan cadaaladda iyo sinaan.

 

Waxaa aan ka codsanaynaa mudane Sheekh Aadan Madoobe asago ah culumaudiin ku barbaare gobolkan kana tirsan madaxda [qabiil] iyo asagoo ah guddomiyaha golaha barlamaanka federaaliga k. Soomaaliyed kuna fadhiyo kursiga qoomiyadda [qabiil] shaqsiyyan in hormuud ka noqdo talaabadan lagu soo celinaayo sharafta iyo karaamada iyo jiritaanka shacabka gobolka Shabeelaha Hoose muddo dheer ku noolayd cadaalad darro iyo dulmi.

 

Waxaa kale aan ka codsanaynaa xildhibaanada [qabiil] wakiilka ka ah gobolkan hurdada ka toosan codkoodana la maglo, si degdeg ahna ka shiran arintan murugta leh khatar gelinaaya jiritaanka iyo mustaqbalka gobolka.

 

Aqonyahaanada gobolka Shabeelaha Hoose waxaa aan ka codsanaynaa in ay bilaaban dagaal diblomasiyadeed (resistenza passiva) si caalamka oo dhan loga dhaadhicin lahaa khatarta ku sugan shacabka ku nool gobolka.

 

Waxaa kale ka codsanaynaa beelaha kale ee soomaaliyed ee nabadda jacel in nala garab istaagan si xuquuqdeeni, sharafteeni iyo maamulka gobolkeeni dib u soo ceshan laheeni.

 

Waa waajib muqaddas ah in shacabka soomaaliyed u istaagan dhibaatada lagu haayo shacabkii aan hubeysnayn.

 

1. Suldaan Maxamed Cabdalle Maxamed

2. Nabadoon Cabdiqaadir Maanuur Aamiyoow

3. Dr. Xaaji Cabaas J. Maxamed.

4. Caaqil Shariif Hamsa Suufi

5. Nabadoon Aweys Xaaji Marwaale

6. Gaashaanle Cabdiqaadir Xaaji Maxamed

7. Nabadoon Baaba Abuusheekh Cismaan

10.Nabadoon Maxamed Muuse

11.Nabadoon Calaawi Xaaji.

12.Dr Maxamed Axmed Qaasin

13.Nabadoon Sheekh Macallin

14.Nabadoon Rashiidi Xaaji Nuur

15.Nabadoon Jeylaani Sayid Sanadi

 

FIIRO GAAR:Inta damiirka leh ee ka damqanaysa dhibaatada dadka tabarta daran iyo dulmiga DFKS ka wado Gobolka Shabeelaha Hoose Fadlan kala xiriir Email:

 

 

[NB - Edited for clarification and grammar.]

Share this post


Link to post
Share on other sites
Xargaga   

The Rochester Somali union organisation if they really are concerned about somali Community Future Should do something to adress the Rampant Drigs affiliations and violence Associated with Rochester Somali Youths.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Maskiin Macruuf Aqiyaa

Qowmida ku dhaqan Shabeelaha Hoose hada diyaar uma aha in ay talada deegaankooda ay gacanta ku dhigaan maxaa yeelay Somalia wali waxaa ka shaqeeya xabada sidaas darteeda diyaar uma aha.

 

Sidaas dardeeda ayaa TFG abaal ugu dhigatay kooxdii indha madoobe. I am sadden by this development. My stand so called TFG is diminishing day by day. Every alternative I come under dis-appointed me thus far. I seeking the next good thing for Somalia. Besides those in Eriteria I can't stand by. Reer Indha-Madoobe hadii maxkamada laga adkaadey waxaa ay doorbideen waxii ay wax ku noqdeen oo ugu horeyso Shabeelaha Hoose in aysan marnaba dhumin. Sidaas dardeeda ayay taasi ku fara adeegeen iyaguba. therefore there was a meeting of the minds between the two munaafiqiin.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Hada maxaa nala guboon hadii aynu nahay Qowmiyadaha nalaga tiro badan yahay meel kasta oonu ku dhaqanahayaba.

 

Marba ma koox baanu u sacabo tunaa waa ay sida ay rabaan amaba waanu ka sii jeedsanaa wax kasta ay faraha kula jiraanba.

 

labaduba kala daran. It is sad what is going on.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Dowlad ku sheeg stooge Xabash u ah awalba wax wanaag habayaratee ma laga sugeynin. Taas aan iska dhigno meel horta.

On the one hand, you suggest that we should take for granted the fact that this government shall not bring anything good, yet here you are posting something supposedly bad that they have done. What could be the piont? Two, you have highlighted three people out of twenty seven as being members the Indo occupation, why i wonder is that not a cause to celebrate rather then finger piont. lastly aside from those three, whats the problem with the administration?

Share this post


Link to post
Share on other sites

Originally posted by Kamalu Diin:

Maskiin Macruuf Aqiyaa

Qowmida ku dhaqan Shabeelaha Hoose hada diyaar uma aha in ay talada deegaankooda ay gacanta ku dhigaan maxaa yeelay Somalia wali waxaa ka shaqeeya xabada sidaas darteeda diyaar uma aha.

 

Sidaas dardeeda ayaa TFG abaal ugu dhigatay kooxdii indha madoobe. I am sadden by this development. My stand so called TFG is diminishing day by day. Every alternative I come under dis-appointed me thus far. I seeking the next good thing for Somalia. Besides those in Eriteria I can't stand by. Reer Indha-Madoobe hadii maxkamada laga adkaadey waxaa ay doorbideen waxii ay wax ku noqdeen oo ugu horeyso Shabeelaha Hoose in aysan marnaba dhumin. Sidaas dardeeda ayay taasi ku fara adeegeen iyaguba. therefore there was a meeting of the minds between the two munaafiqiin.

Nin ayee ka jibjibiyeen. Haddaa wax wanaag ka sugeysay wax Xabashi u adeego markii horeba adaa qaldanayd.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this