Sign in to follow this  
me

Press Release: SSC Leadership

Recommended Posts

me   

War-Saxaafadeed Ka Soo Baxay Hogaanka SSC

 

 

Ujeeddo: War Saxaafadeed. Nairobi

 

8Th_11.09

 

 

 

*

Hogaanka Badbaadada iyo Midnimada SSC Soomaaliya. Wuxu cambaareynayaa maamulka Hargaysa falalka Arxandarrada ah iyo ciqaabta ay ka wadaan Gobolada SSC, ayagaaoo Xadhig , Jidh dil iyo Cadaadis joogta ah ku haya Dadweynaha aan waxba galabsan. Ee ay sida qasabka ah Dhulkooda ku joogaan.

*

Hogaanku wuxuu Cadaynayaa in aanu wax lug ah ku lahayn Qarrixii dhawaantan ka dhacay Xarunta Gobolka Sool ee Laascaanood. Ayadoo ay isi soo tarayso in qaraxaasi ahaa mid maleeshiyooyinka Waqooyi galbeed Dhexdooda ku Ekaa

*

Hogaanku wuxuu ka soo Horjeedaa falalka Argagixisonimoda ah.

*

Hogaanku wuxuu ugu Baaqayaa waayeelka iyo waxgaradka Beelaha Burco iyo Hargaysa inay wiilashooda kala baxaan Mandaqadda SSC ee ay dulmiga iyo Gardarrada ku Haystaan. Si looga hortago Shirqooladda maamulka Hargaysa maleegayo loona baajiyo Dhiig daata & Colaad cusub oo Aagaas ka bilaabata.

 

 

 

*

Sidoo kale Hogaanka Badbaadada iyo Midnimada SSC Soomaaliya wuxuu ka Codsanayaa dalalka Deriska ah iyo kuwa Soomaaliya daneeyaba, inay gacan ka geystaan Sharafta , Aminga iyo Xuquuqda dadka SSC. Isla markaana ay Ogaadaan Gardarrada maamulka Hargaysa iyo ku Dirqinta kala Goynta Umadda Soomaaliyeed ee aysan Raali ka ahayn shacabka reer SSC, kuna cadadiyaan in maamulkaasi kala baxaan Maleeshiyaadkooda Deegaana SSC.

 

 

 

*

Wuxuu Soomaalida iyo Beesha caalamkaba ka Codsanaynaa in ay wax ka qabtaan Gefka iyo xaqdarrada Maamulka Hargaysa ku hayo Goboladda SSC. Iyo Xuquuqda guud ee dadkaasi leeyihiin.

 

 

 

*

Wuxuun Bulsha weynta Reer SSC ku Borinayaa. Midnimadooda iyo Soomaalinimadooda , Wuxuuna Hogaanku diyaar u yahay in sida ugu dhakhsaha badan uguna Haboon wax uga qaban doono Dhibaatooyinkaas.

 

 

 

{Iinsha Allaah}

:Ilaah baa Mahad Leh:

 

Dr: Saleebaan Ciise Axmed

 

 

Hogaamiyaha HB&M SSC Soomaaliya

Share this post


Link to post
Share on other sites

Hogaanku wuxuu Cadaynayaa in aanu wax lug ah ku lahayn Qarrixii dhawaantan ka dhacay Xarunta Gobolka Sool ee Laascaanood.

Failure of the JNM ?? ,,, that is the problem when you relay on a mad man ,,,, I can see policies are failing ,, already ,,, :D

Share this post


Link to post
Share on other sites
me   

Originally posted by Jacaylbaro:

quote: Hogaanku wuxuu Cadaynayaa in aanu wax lug ah ku lahayn Qarrixii dhawaantan ka dhacay Xarunta Gobolka Sool ee Laascaanood.

Failure of the JNM ?? ,,, that is the problem when you relay on a mad man ,,,, I can see policies are failing ,, already ,,,
:DLet's have a look at this situation.

 

1. The leadership of the SSC stated that they have nothing to do with the attack that happened in Laas Caanood.

 

2. You equated that statement with failure.

 

3. Are you saying you that you expect the leadership of the SSC to engage in violent activities and if they do not do that then they have failed in your opinion?

Share this post


Link to post
Share on other sites
Liibaan   

Hogaanku wuxuu ugu Baaqayaa waayeelka iyo waxgaradka Beelaha Burco iyo Hargaysa inay wiilashooda kala baxaan Mandaqadda SSC ee ay dulmiga iyo Gardarrada ku Haystaan. Si looga hortago Shirqooladda maamulka Hargaysa maleegayo loona baajiyo Dhiig daata & Colaad cusub oo Aagaas ka bilaabata.

 

 

Waa nabadeed oo ee ka muuqatu sida uu hogaanka cubi u tixgalinayo jaar wanaaga shacabka soomaaliyeed iyo gobolada soomaaliyeed ee jaarka ah

 

 

Horaa loo yighi NIN KUU DIGEY, KUMA DILIN

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this