Sign in to follow this  
General Duke

Kismayu: Fighting kills 7

Recommended Posts

Dagaal ka dhacay Kismaayo

 

Kismayo, Somaliya (Calanka.com) 21-April-09

 

 

Warar goor dhow inaga soo gaaray magaalada Kismaayo ayaa sheegaya in uu dagaal u dhexeeya kooxaha Islaamiyiinta ah ee ku sugan gobolkaasi uu soconayo, kaasoo bilowday habeenkii xalay ahaa.

 

Dagaalkan oo iminka qaboobay islamarkaana si teel-teel ah iminka u socda ayaa waxaa ku dhintay inta la ogyahay 3-ruux halka ey 10-kalena ey ku dhaawacmeen, waxana iminka la isku hor fadhiyaan meel u jirta 20-30 kilo mitir bartamaha magaalada Kismaayo.

 

Dagaalkan oo aan la ogeyn sababta uu u qarxay ayaa waxaa ey wararka qaar sheegayaan in uu salka ku hayo maamulka gobolka oo baryahanba ey xiisadi ka taagneyd.

 

Waxaa uu sidoo kale dagaalkani yimid kadib isku-day la doonayay in lagu heshiisiiyo kooxaha Islaamiyiinta ee ku wada sugan magaalada Kismaayo islamarkaana maamulka isku hay.

 

 

Calanka.com: - Isha wararka xaqiiqda

Share this post


Link to post
Share on other sites

Ciidanka Mucaskarka Al-Faaruuq oo iska caabiyey Maleeshiyaad soo weeraray xalay Fariisamahooda

Posted to the Web Apr 21, 16:45

 

 

Kismaay:-War naga soo gaaray dhawaan Magaalada Kismaayo ee xarunta G/ Jubada hoose ayaa sheegaya in dagaal uu xalay ka dhacay duleedka magaalada Kismaayo gaar ahaan deegaanka Cabdalla Biroole oo 40.KM ka xigta Galbeedka magaalada Kismaayo.

 

 

Maleeshiyaad qabiilka ****** ah ayaa xalay fiidkii si lama filaan ah waxaa ay weerar ugu soo qaadeen fariisimo ay ku sugnaayeen ciidanka Mucaskarka Faaruuq LagtCaaanoole, ciidanka Mucaskarka Faaruuqa ayaa waxaa dagaalkii xalay uga dhintay 2 askari,dhinaca maleeshiyaadka soo weerar tegay ayaa waxaa ka dhintay 4 askari waxaan ka dhaawacmay ilaa 7 askari.

 

Ciidanka xoogagga Mucaskarka Faaruuq ayaa iska caabiyey weerarka lagu soo qaaday fariisamahooda xalay waxaan ciidanka Mucaskarka Faaruuq ay dagaalkii xalay ku qabsadeen gadiid aan cadadkooda aan weli hellin.

 

Ciidanka Mucaskarka Lagta Caanoole ayaa aad u adkeeyey amaanka goobaha ay gacanta ku hayaan,maalmihii ugu danbeeyey ayaa Magaalada Kismaayo waxaa ka jira Khilaaf u dhexeeya Xoogagga ku wada sugan Kismaayo khilaaf kaas oo ku salaysan dhismaha Maamulka cusub oo ay yeelato magaalada.

 

Ilo wareed aan xog waraysanay oo ku sugan magaalada Kismaayo ayaa waxaa uu noo sheegay in dagaalka xalay ay soo abaabulle rag ay garanayaan balse waxaa uu ka gaabsaday in uu si cad u sheego waxaase uu sheegay in xooga gga ku sugan Kismaayo rag ka mid ah ay qayb ka yihiin dagaalkii xalay walow uusan si cad u cadaysan oo uu ku gaab saday.

 

 

Waxaa jira cabsi laga qabo in ay magaalada Kismaayo ay ka abuuranto is gaanshaanbuuraysi arinkaas oo ay caan ku tahay magaalada Kismaayo iyo Gobollada Jubooyinka,is gaashaanbuuraysiga ayaa waxaa laga baqayaa in uu salka ku hayn karo qaab beeleed iyo qaab ururo Islaamiga dhexdooda ah

 

 

Warka oo faahfaahsan ayaaan dib idin kala socodsiin doonaa Insha Allaahu.

 

Halgan.net

 

[ April 21, 2009, 05:38 PM: Message edited by: Miskiin-Macruuf-Aqiyaar ]

Share this post


Link to post
Share on other sites

how come system did not censored *****. soo qabiil ma aha. warka noo barbalaariya. qolooyinkee is diriray.

 

[ April 21, 2009, 05:39 PM: Message edited by: Miskiin-Macruuf-Aqiyaar ]

Share this post


Link to post
Share on other sites

Clarification from up North:

 

The Caanoole group hails from Puntland traditionally. The old clannish competition for control of the Jubba Valley and its critical outlet to the sea, Kismayo, still continues. The same groups are wearing an Islamist shirt now (very in vogue, currently).

 

If you need any further clarifications, just ask away smile.gif

Share this post


Link to post
Share on other sites

I thou Kismaayo administration is now controlled by people who hails from Puntland. NO. waa na wareeiseen. yaa iga gadanaya labada guri oo aan ku leehay. any one... :D

Share this post


Link to post
Share on other sites

Actually several 'Islamist' groups took over different parts of Kismayo with the expulsion of Barre Hiraale.

 

All of them are segregated from each other by each militia's clan-exclusivity. Not much has changed except the 'tol' militia men pray more regularly now.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Gabbal   

This is just a post-script.

 

The real storyline concerns the very real and intractable tension between Al Shabaab allying themselves with the Gedo clan and Ras Kambooni relying on the Dhoobley clan.

 

Al Shabaab has so far resisted all calls by Sheikh Turki himself to change the "temporarily" designed Al Shabaab-majority administration in the region.

 

We will see what fruits the deliberations bear.

Share this post


Link to post
Share on other sites

^^^lool. Gabbal is a master at making up stories, the admin is between Canool, Raskamboni and Al Shabaab, no Gedo clans are even mentioned and there is an agreement on the ground. This fight was Xiin reported.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Ok. The admin in Kismaayo consist of 7 members.

Chairman: Al shabaab

vice Chaiman: Al shabaab

Security: Al shabaab

finance: Al shabaab

Justice: dont know

Dacwada: Al shabaab

and One more.

 

question is where do Canoole and Kaambooni comes in to picture. I may be wrong.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Gabbal   

Not at all Nuune, because the clans themselves are not central to the picture. It is the Islamist groups who are challenging each other (what we would call "xiniinyo-taabasho") . Naturally Ras Kamboni has its supporters, for clan reasons or not, on one side and Al Shabaab has been taking a very pro-active move to ally themselves with the Gedo side recently.

 

The competition itself is not new but Xassan Turki taking sides is. If you remember when the alliance of the Islamist groups first took on Barre Hiiraale's personal militia, they set up an administration that was majority Al Shabaab (the Gedo Islamists who begun the war against Barre himself were Al Shabaab) but there was great dissatisfaction among Kamboni side and men like Ibarhim Shugri Abu Zaynab even publicly aired their defection. However Turki himself bestowed legitimacy on that administration and so peace reigned.

 

That administration was itself supposed to be temporary for a 6 month basis but Al Shabaab has deafened itself to calls for change after the time has lapsed. Now Turki himself joined the fray calling for a new administration and still Al Shabaab has continued to resist. This is where the present hostilities are emanating from and why each group is trying to campaign for support within the local community if war becomes necessary.

 

Then you also have Barre Hiiraale and the militia he has gathered continuing to eye things from Dollow and a division between the alliance that defeated him is most certainly good news for him.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Gabbal is wrong. Clan has nothing to do with this. The Kismayo admin that was set up before came to expire. It was commissioned for six months. It was between three Islamic entities; Alshabab, Caanoole, and Kambooni groups.

 

Now both Kambooni and Canoole groups are demanding a new admin be established. Alshabaab is agreeing in principle but is suggesting few modifications. This fight i have no clue how it started but the city was tense past few weeks.

 

Gabal as always is good at injecting tribal politics where it does not belong

Share this post


Link to post
Share on other sites

^^^lool. Barre and his militia will never come back to Kismayu, that’s an old redundant dream , the mans mothers farm was looted a few days ago and he has no more militias. also Turki is under pressure from the local population to make changes as the remit for the admin has long seized and Al Shabaab are under great pressure in Mogadishu and also there is a growing rift in Baidoa and hence do not have the stomack to lose their allies in Kismayu. Turki has sided with his deputy and companion in Hizbul Islam Shiekh Mohamed Mire chief of the growing power that is Canoole.

 

Kismayu is having a golden age with the Calanlay market open and the city booming This issue is a small thing and the power balance has shifted long ago.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this