Sign in to follow this  
LANDER

May 18th

Recommended Posts

AYOUB   

Originally posted by Tuujiyee:

I could ask all these kids who talk about somaliland who are the
SYL
and June 26, walaahi 90% of them wouln't know..so why you think is that?...

Maybe you should ask the kids about SNL and USP instead ;)

Share this post


Link to post
Share on other sites
SOO MAAL   

If the kids don't know SYL, they will not know SNL and USP

 

PS: The last leader of USP was Mohamed Abdi Hashi former president and Vice President Puntland

 

The last leader of SYL was Mohamed H. Ibrahim Egal

Share this post


Link to post
Share on other sites
AYOUB   

^^ *clap clap clap* Bravo! smile.gif

 

 

Maanta oo kale 15 sano ka dib sideebu ahaa jawiga magaalada Burco

 

u_2d_2006-5-16-0-23-28f_ducaale1.bmp

 

hadhwanaag 2006-05-16 (Hadhwanaagnews) Burco(HWN) iyadoo ay magaalada Burco tahay hooyadii dalkani Jamhuuriyada somaliland ayaa maalmahaan udanbeeyay waxa ka jirtay abaabul iyo diyaar garaw balaadhan oo loogu diyaar garoobaayo Xuska maalinta 18may oo ku beegan maalinta khamiista ee todobadkan . Sidaa soo xaalku yahay ayaa waxad arkaysaa ama indhahaagu qabanayaa muuqaalka calanka qaranka somaliland oo si aada loo tolonayo meelaha lagu taro dharka ee loo yaqaan Dawaarlayaasha oo tolaaya calama farabadan oo ku mashquula iyo dadweynaha oo qof waliba u doonaayo in uu samaysto calan uu kaga qayb galo Dabaal dega xuska maalinta xornimada ee dalkani.

 

 

Maanta iyo 15 iyo toban sano ka dib sidee ayay ahayd magaalada Burco iyo maanta sidee ayay tahay ?

 

In yar aynu dib u jaleecno maalmahaa sidee jawiga ahaa iyo maanta side ayuu ahaa

 

hadii aynu ku horayno maalmahaa jawiga magaalada Burco oo ahaa mid ay magaalada Buux dhaafiyeen ergooyinki ka kala yimi

 

gobolada dalka oo dhan oo runtii marka magaalada dhex marto ad dareemayso culays badan iyo magaalada Burco oo ahayd magaalo in badan laga maqnaa oo ad dareemayso tasjiiladka oo aan isku duba dhacsanayn hadana Burco umay dhitin ee martidi maalmahasi wxay shirkoodi dhamaysten iyagoo Burco ka mabsduuday .

 

Shirar badan oo maalmo badan socday iyo wada tashi dhexmaray salaadiintii iyo cuqaashii iyo waxgaradkii iyo siyaasiyinti halganka waday ayaa lagu go,aamiyay in somaliland xornimadeeed dib ula soo noqoto.

 

18 /5/1991 ay u noqotay maalin ku weyn guud ahaan bulsha weynta reer somailand ee ku dhaqan daafaha dunida iyadoo maalintaa iyadaa laga xusaayo daafaha Aduunyada oo dhan .

 

Hadaba markaad maqasho maalin hebla ama sanad guuradii maalin heblaayo waxad markiiba yaqiinsanaysaa in ay tahay maalin suntan , laakin su,aalaha kuxiga ee ad maskaxdada weydinaysaa waxa weeye yay u suntahay maxayse ku suntan tahay ayay noqonaysaa su,aasha ku xigta ee ad maskaxdaada weydinaysaa jawabna ad u raadinaysaa.

 

Hadaba waxa hubaal ah in ay samaan iyo xumaan jirto waxay maalintaasi mudantahay.oo lagu xasusto iyo cid ay taariikh utahay

 

Somaliland, waxay leedahay maalmo badan oo mid waliba wax ku suntan tahay, laguna maamuuso.

 

Tusaale ahaan, 26-ka Juun waa maalintii Gobonimada laga qaatay Mustacmaradii Ingiriiska, 6-da April waa xuska aasaaskii SNM, 17-ka October waa maalintii Shuhaddada SNM, 18-ka May-na waa maalinta Dib-ula-soo-noqoshadii madaxbannaanida Somaliland.

 

Maalmaha Ciidamada iyo kuwa Caalamiga ah ee aynu adduunyada la wadaagno , ayaa intaa dheer, waxaynuna maqalnaa in badan oo heeso qiiro iyo shucuur leh oo lagu cabirayo qiimaha maalintaas iyo inta ay le'eg tahay guusha ama taariikhda ay ku suntan tahay. Ma aha durbaan iyo hees keli ah oo ay iska tuntaan dadka ay maalintaa la soo gudboonaataa, balse waa farriin uu jiilba jiil u gudbinayo oo ay ummaddaasi boqollaal sannadood u hesho taariikh ay ku abtirsato.

 

Dhinaca kale waxa mudan in maskaxda lagu hayo in taariikhda Qaranka Somaliland ee shan iyo toban jirka baarka la dhaafay, ha noqoto mid la fac ah ama mid guun ahba ay beddeshay maalmo taariikhda ummaddan soo maray, sida 1-dii July oo ahayd maalintii Midnimada Soomaaliyeed iyo 21-kii Octoobar oo iyada aan ka dambayn cidii gaar ugu suntanayd ama ku calaamadsanayd guusheeda, halka 1-da July dadkii suntaday ay ku kala qaybsan yihiin.

 

Haddaba, 18-ka May oo khamiista laxusi doono, maxay ku calaamadsan tahay, yayse u suntan tahay, maxayse farriinta ama dhambaalka ay xambaarsan tahay ee ay u gudbinaysaa Carruurta ama Jiilasha dambe.

 

Shaki kuma jiro, murana kama taagna in dad badan oo reer Somaliland ahi ay ku xusuustaan 18-ka May, halgankii hubaysnaa ee uu ururka SNM dalka kaga saaray ama kaga xorreeyay Rajiimkii Siyaad Barre oo uu taliskiisii tacadi badan u geystay dadka ku dhaqan gobolladan, taas oo maalintaas gaar ugu calaamadinaysa SNM.

 

Inkasta oo SNM lahayd hogaaminta iyo taariikhda 18-ka May, haddana maalintaasi waxay ahayd mid ka ballaadhan intaa oo leh, macno midaynaya Somaliland oo dhan oo dadkeedu hore ugu kala qaybsanaa halgankii hubaysnaa ee SNM, taliskii Siyaad Barre-na iskaga hor keenay Qabaa'il. Waxa ay maalintaasi meel isugu keentay labadii qof ama qolo ee xabadda iskaga soo horjeeday ee reer Somaliland. Waa maalintii ay reer Somaliland ku guulaysteen Nabadda iyo Xasiloonida ay Soomaalida kale iyo Caalamkuba ku ******taan, waa maalin dib u xustay halgankii wada-jirka ahaa ee ay dadka reer Somaliland gobanimadooda kaga dhacsadeen Mustacmaradii Ingiriiska.

 

Xuska khamiista dhincidoona waxa lagu tilmaami karaa xus ka balaadhan kuwi hore iyado caalamka magaalooyin badan laga diyaarinayao mudahaarad balaadhanoo lagu muuujinaayo dareenkeen. xuskani waxa uu noqonaya kii ugu nasiibka badnaa ee soo mara muddadaa Somaliland, jirtay waayo, waxa ay timi iyadoo uu badka yaal markhaati cad oo tilmaamaya, sida ay maalintaasi u midaysay dad markii hore wax ku kala qaybsanaa ama isku diiddanaa, taas waxa markhaati u ah hogaamiyaha Somaliland ee wakhtigan Mudane Daahir Rayaale Kaahin, wuxuu 15 sanno ka hor ka mid ahaa Saraakiishii sar-sare ee Taliskii Siyaad Barre ee ay SNM dagaalka hubaysan kula jirtay, hase yeeshee heshiiskii nabadeed ee ay beelaha Somaliland ku gaadheen Berbera, wax yar ka hor intii aan lagu dhawaaqin Madaxbannaanida Somaliland kadib, waxa uu ka mid noqday ergooyinkii shirkii Burco ee go'aamiyay Gooni-isu-taagga Somaliland, isaga oo Mudane Daahir Rayaale Kaahin ka soo jeedda beelihii aan taageeri jirin SNM ama lagu tirin jiray in ay taageeradoodu u badnayd dhinaca dawladii Siyaad Barre, Mudane Rayaale-na maanta oo ay tahay 15-guuradii ayuu Madaxweyne ka yahay, taasina waxa ay dhab ahaan qeexay waxa ay tahay 18-ka May oo ah maalin midaysay Somaliland, meeshana ka saaraysa in ay SNM-uun taariikhdu tahay.

 

Laakiin, maalinta saamaynta baaxaddaa leh waa la hagraday, waayo looma samayn fariimo suugaaneed ama dhigaal taariikheed oo Jiilasha dambe iyo da' yarta hadda joogtaba u qeexaya waxa ay maalintaasi ku suntan tahay, ficliyan-na uma wada-gaadhsiisna Somaliland oo dhan, sida maalmaha taariikhiga ah qaarkood. Inkasta oo ay ka fadilan tahay maalmaha taariikhiga ah ee SNM gaarka ugu suntan oo sannadahan dambe soo hadal-qaadkooda iyo xuskooda dawladdu hoosta dhigtay oo ay si ula-kac ah ciiro loogu shaqlay.

 

Si kastaba ha ahaatee, Madaxweyne Rayaale iyo ragga Xukuumaddiisa waxa la gudboon in guusha ay ku suntan tahay 18-ka May ay ka dhigaan astaan midaysa dadka Somaliland oo uu qofkasta oo dalkan u dhashay ku dhaato, si taas loo gaadhana 18-ka May-na aanay u noqon dhacdo-taariikheed dadkii suntaday kala qaybisa, sida 1-da Julaay, waa in Muwaadiniinta xaq-soor iyo cadaalad ay dhib iyo dheefba ku wadaagaan midhaha ku dhashay maalintaa, waana in aanay noqon mid cid gaarra u tamarisa.

 

Sidoo kale, waa in aan 18-ka May lagu khaldin maalmaha kale ee u suntan halgankii SNM, isla markaana waxa Mudane Rayaale iyo ragiisa ku waajib ah in ay tix-gelin weyn siiyaan taariikhaha sida gaarka ah ugu suntan halgankii SNM oo aanay isku deyin in ay masaxaad mariyaan ama cabudhiyaan, cuqdadna aan la kala qaadin.

 

 

Cabdisalan ilkacase

 

hadhwanaagnews Reporter

 

Burco somaliland

Share this post


Link to post
Share on other sites
Tuujiye   

Northner:

Please define unity is the Somali context. Maybe SL should give control to a bunch of warlords, maybe there should not be an accountable govnt who we can question, maybe we should all become armed with a klashi for protection, let certain sub tribes control the ports and another to control the airports, set up road blocks within our cities etc etc. Then i'm sure we will be part of a 'united' Somalia

Saxiib I don't think you even understand what point is so I don't know how to make this clear to you.. We are all happy for the fact that Somaliland is peace and it has some kind of security maasha allah..I have never said Somaliland or puntland should become like what is happening Mogadisho, but all I said was that they should help and lead these warlord to peace...Unity will only come if we are all on the same boat do you understand that, so we could only have peace and Unity when we are all on the same boat...It is a long shot from now, but iinsha allah we will have that one day and hopefuly Somaliland would be part of a somali iinsha allah..

 

Mr. shiikh sheydaan Ayub, sxb adiga bax orod xadiis yadaada meelo kale latag because I know u well to not waste any time trying to debate with you.....

 

Soo Maal tnx sxb aniga xitaa waan kaa faa iideystay...

 

 

Wareer Badanaa!!!!

Share this post


Link to post
Share on other sites
N.O.R.F   

Tuujiye

 

My point was and is that the unity card is thrown at SL a little too often mainly due to the unity camp not realising that there is no unity and in Somalia today and there has'nt been since Barre's coup. We all know how the SL people originally embraced unity but now feel unity is just a tool used to go back to the days i have already mentioned before. Allahu aclam what the future holds. May it be a peaceful one for all IA. May the people of mugdisho strive for peace IA.

 

Happy 18th!

Share this post


Link to post
Share on other sites

HAPPY 18th of May :D

 

 

As is traditional these days, every year a new song is composed for the Flag, here is this year's

entry

 

have a nice read.

 

 

13710301039.gif

-------

Title: CALAN GAARA

 

Geestaa saree; muuqaalka Guud

Geedo soo baxiyo; Gada midab u eeg

Guyaad roobano; an la Goosan weli

In towxiid Gingiman; Goga loo qoray

Waa astaan gayigu; Gaar u leeyaho

Guulahay anaga; Gooni nooga dhigay

 

Gabal dhiciyo waa; gaashaan biriyo

gaadh dablaan ahaan; adna waxaad gayiga

goor walba u ahaan; calan gaar aho

guud kiisa sudhan.

 

 

Gubaniyo intii ; laga Gaadho hawd

Ama yahay Galbeed; Goonyihiisa bari

Garashiyo aqoon; ku Gudoon sado

Tusmo lagu Ga'miyo; Gobol kaga dhexe

Waa nagaanshe Guri; Gargaarow samaan

La isla Garab socdo; Gogol nabadi taal

 

 

Gabal dhiciyo waa; Gaashaan biriyo

Gaadh dablaan ahaan; adna waxaad Gayiga

Goor walba u ahaan; calan Gaar aho

Guud kiisa sudhan.

 

Goobihii dagaal; halGankii la Galay

Guutooyinkii; kugu soo Guntaday

Ma Gadmine xasuus; in laguu Gurmaday

Gacmo dhiig lehiyo; Gobanimo ku timi

Gumuciyo rasaas; waa tilmaan an Goin

Caskan kugu Giblane; ku Guduutay hoos.

 

Gabal dhiciyo waa; Gaashaan biriyo

Gaadh dablaan ahaan; adna waxaad Gayiga

Goor walba u ahaan; calan Gaar aho

Guud kiisa sudhan..

 

Gabal dhiciyo waa; Gaashaan biriyo

Gaadh dablaan ahaan; adna Goorkastaba

calan Guul helo ; waxaad ahaan Gayiga

Guudkiisa sudhan.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Taleexi   

Dear Mr. Oodweyne,

 

The redundancies, repetitiveness, recitations and rehearsal of clanistic lyrics fall short, very big time, of being a catalyst in your obscure cause. Furthermore, you neither have the power to alter nor shape the reality of the ground. Singing in a vacuum is permissible at SOL site therefore continue enjoying with your civil liberties.

 

Gabal dhiciyo waa; Gaashaan biriyo

Gaadh dablaan ahaan; adna Goorkastaba

calan Guul helo; waxaad ahaan Gayiga

Guudkiisa sudhan

Very rich words indeed but misplaced! smile.gif

Share this post


Link to post
Share on other sites
SOO MAAL   

Northner

 

there is no unity and in Somalia today and there has'nt been since Barre's coup.

In the history and still true today, There was never a unity or agreement between the people of former British colony to create an independent state for the territories of former British colony

 

 

People of north central Somalia (SSC) never supported the secession of British Somali colony, for them the secession notion is revisiting the dark colonial history

 

 

Former British Somali colony included Adal, Northwest (Barbara, Hegrysa, & Burco) and North-Central (SSC Sool Sanaag & Cayn)

 

The current Somaliland includes only northwest although it occupies some territories of its neighbors

 

The world deeply aware that the former British Somali colony and current Somaliland are NOT the SAME, therefore it is empty strategy for secession camp to construct a inexistent link between the former colony a product of European colonials, and Somaliland a product of SNM – a clan militia

 

If Somalia (made in Somalia) is divisible, the defunct and former Somali British colony (made in London and Berlin) is also divisible

 

 

If northwest (=Somaliland) can decide the destiny of northwest in the name of the right of self-determination, I believe that people of north-central Somalia (SSC) as well are entitled to decide the destiny of SSC in the name of the right of self-determination,

 

Peace to All humans, muslims, and Somalis

 

 

Anyways

 

Enjoy your may 18

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this