Sign in to follow this  
General Duke

Bosaso: Young Turk, Salah N. Donyale recieves a hero's welcome

Recommended Posts

Kool_Kat   

The Zack, ma'anaa kuu quura inan sidaa kuula hadlo? Never! Teeda kale joojo MBA-da aadka dhigoyso in The Salvation Army laga soo qaato...Not any average Faarax can get one...Majority I've seen have only high school diploma to show for, if any at all... :D

 

Aaliyah, si daacad ah baan u qoslay huuno...

Share this post


Link to post
Share on other sites

Originally posted by The Zack:

KK, lool I knew u wouldn't ehe. Speaking of MBA, does the one one gets from India count?

Waaryaa take that back redface.gif ! in fact I got one from there!!

Share this post


Link to post
Share on other sites

Zack: falaadhi galgalasho kaagama baxdo. Hadii aad wax taageereyso taageer hadii kale sheekada ah qof walba ayaa wax haysta jooji.

 

Maadeey: You should know the difference between "auditor" iyo editor. Salah is Corporate Tax Auditor for the Department of Revenue.

 

Waxaanu leenahay welcome cidii wadanka wax kusoo dareysa xitaa kuntu waareey Allaha ka dhigee. Wixii dalka kusoo darsooma ama puntland ama Soomaaliweyn, waa wax dadkoo dhan anfacaaya.

 

Sababta loo soo dhaweeyey ma aha Saalax in uu wax qori jirey. ee wax qabadka dalka uu ka qeyb qaatey ama boosaaso ama Sanaag. Xitaa koonfurta waa dadkii dib u furey isbitaalka Baardheere. Soomaalinimana leh.

 

Mahadi ha ka gaadho!

Share this post


Link to post
Share on other sites
The Zack   

Koora, haddii qof kastoo MBA heysto laga soo dhaweeyo tuulooyinkiina dhib baa jira. Intaas umbaan sheegay. Meesha jaamacada ka fura,. MBA buu heystaa, radio buu furanayaa, and IRS buu u shaqeeya doesn't qualify one for such a huge welcome. Verry simple.

Share this post


Link to post
Share on other sites
The Zack   

Originally posted by Maaddeey:

The Zack, warkaagu wx dhib ah ma leh, ee dadkan baa jirrane Alle ha caafiyo!.

Aamin bro.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Haatu   

Hey what's with this? Aaliyah I want a whole thread dedicated to me just to apologise. :D:D

 

KK wejigeyga maxaa ku fali laheyd?

 

How old do you lot think I am. Elderly brother? Zack c'mon man :D

 

And what's with apologising to me n Che? Did Aaliyah say we're wax matarayaal?

Share this post


Link to post
Share on other sites

Zack Adeer you have been found wanting. The fact you even know what an MBA is is in doubt. The MD's and others you speak about work for men with MBA's but you knew that right. Also what Utopian city do you live in?

 

Anywho stop being envious and do something for the people, like Salah is doing. :D

Share this post


Link to post
Share on other sites
Kool_Kat   

Whether BA, MBA, MD, PhD, GST, is any one of these maseer haayayaasha doing what young Mr. Salah is doing for his people?

 

The Zack, MBA from India counts...Heck even if ordered online from Nigeria, it counts...Maxaa kale? Give the young Turk his moment to shine...Insha'allah we can all learn a thing or two from him... ;)

 

Haatu, wajigaa waxba kuma faleen ee waan daawan lahaa uun, siduu blueblackpurple isugu badalo... :D

Share this post


Link to post
Share on other sites
nuune   

Rageedi waaye, Ilaahay ha u barakeeyo, hana noqdo kii wadankiisa anfaco oo yaryarka iyo waaweenkaba wax wada bara.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this