Sign in to follow this  
General Duke

Bosaso: Young Turk, Salah N. Donyale recieves a hero's welcome

Recommended Posts

9240.jpg

 

Salah Donyale Receives Hero’s Welcome in Bosaso, Puntland

 

Bosaso, (Dhahar) - Thousands of people holding Somali Public Radio (SPR) billboards and waving the Somali flag cheered wildly in an effort to welcome American Somali delegats lead by Mr.Salah Donyale. Mr. Donyale, an MBA graduate from Concordia University and a senior corporate tax auditor heads a Minnesota based organization which aims to cater a modern media tune that abides by international media regulations.

 

 

Soon to be launched are networks of public radio stations in Puntland. It will feature a diversity of programs such as sports, science and technology, public health, social development and the promotion of human rights and democracy.

 

The new radio project is slated to be operated from five major cities in Somalia: Bosaso, Badhan, Ceerigaabo, Garoowe and Dhahar. Its satelite receptions are expected to reach millions of listeners all over Somalia, East Africa and neighboring regions.

 

Mr. Salah Donyale landed at Bosaso International Airport early friday where he was welcomed by a huge enthusiastic crowd. He was then escorted into Juba Hotel in Bosaso by Puntland officials and several dignataries who traveled from around Somalia.

 

The main Headquarter of the new Somali Public Radio (SPR) will be based in Dhahar city of the Haylaan region. It will then operate a network of three to five stations across Somalia. The Public Radio network prides itself as revolutionary and a high-tech initiative. It aims to enrich its listeners with highly reliable and relevant stories on global and local issues and to serve as a temporary solution to the absence of a much-needed public infrastructure.

 

 

By Ahmed Hersi

Dhahar Editor

Share this post


Link to post
Share on other sites
Cowke   

Excellent incentive by Salah donyale wa wax lagu daysan karo. Kind of like how las qoray factory sparked the creation of the the Xaabo fish factory and the people who win are the locals!!!

 

Very positive news indeed. Good on the makhiris for this incentive

Share this post


Link to post
Share on other sites
Xudeedi   

logo.png

 

Salah Nur Salah Gudoomiyaha Idaacada SPR oo lagu soo dhoweeyey magaalada Bosaso

 

Bosaso: Waxaa duhurnimadii jicmada ee xilliga magaalada boosaaso si diiran loogu soo dhoweeyey Airport-ga magaalada bosaso Salax Nuur Salax Gudoomiyaha Idaacada SPR ee Somaliya kaasi oo safar shaqo uyimid deeganada Puntland.

 

Kumanaan dad ah oo isugu jira dhilanyaro rag iyo dumarba isla markaasina watay boorar ay ku xusantahay soo dhawaynta warbaahinta SPR iyo waliba Gudoomiyaheeda Salax Nuur Salax ayaa waxa ay saacada ka hor sii tageen gegida diyaaradaha Benderqaasim, islamarkaasina muujiyay dhiirananta iyo wanaaga ay u hayaan warbaahin cusub oo laga dhiso Soomaliya iyo waliba imaatanka Salax Nuur Salax oo horay looga bartay waxqabad iyo waliba horumar uu kusoo kordhiyo bulshada.

 

Inta uu kusugnaa Benderqaasim airport ayaa waxa uu bulshada usheegay in uu uyimid dadkiisa iyo dhulkiisa si uu wax ugu qabto islamarkaasina oo rajaynayo qacan qabasho wayn oo uu kahelo dadka reer Puntland.

 

Taariikh Kooban oo kusaabsan Saalax Nuur Saalax (Donyale)

 

Saalax Nuur Saalax waa muwaadin soomaali ah oo haatan ku nool dalka Maraykanka, Waxana uu ku dhashay Magaalada Muqdisho ee Caasimada Soomaaliya, waxa uu waxbarashadiisa inta badan uu ku qaatay dalka maraykanka isaga oo gaaray ilaa heerka Masterka Jaamacada oo uu ku diyaariyay dhaqaalaha (MBA: Master of Business Administration)

 

Salax waxa uu ahaa nin ku dhiiran wax u qabadka dalkiisa iyo dadkiisa meelkasta oo uu joogo waxana uu ka qaybqaatay hirgalinta barnaamijyo badan iyo waliba kaalmayntooda sida Dhismaha Webka Dhahar.com, Gacansiinta tartanka heerka gobol ee Puntland oo ay kuguulaystay gobolka Sanaag, iyo waliba barnaamijyo kale oo aan lasoo koobi karin.

 

Ugu danbayntii Saalax waxa uu hada wadaa barnaamij oo ugu talagalay warbaahin aad u awood wayn oo ka hawlgali doonta intabadan Dawlada Puntland gaar ahaana Gobolada Bari Karkaar Sanaag iyo waliba Gobolka Haylaan.

 

Bahda Dhahar.Com waxa ay hambalyo U diraysaa Waxqabadka Salax Nuur iyo waliba Soo dhoweynta dadka reer Boosaso ay u muujiyeen Warbaahinta SPR (Somali Public Radio: Idaacada Bulshada Soomaaliyeed)

 

F.G Sawirada Soo dhoweynta Dib ayaan idin kaga soo gudbin doonaa

 

C/casiis Ahmed

Dhahar.com

Share this post


Link to post
Share on other sites
Xudeedi   

http://www.somalifans.com/

 

Dhamaan Bahda Somalifans Online waxa ay hambalyo U dirayaan Mudane Saalax Nuur Saalax (Doonyaale) iyo Weliba Warbaahinta Qarniga Cusub ee SPR (Somali Public Radio: Idaacada Bulshada Soomaaliyeed), Waxana leenahay Saaxiibkeen Saalax ku soo dhowoow Dhulkaaga Hooyo

 

Welcome Home, Mr. Donyale

Share this post


Link to post
Share on other sites
Taleexi   

Job well done. The young Salah has consistently proved to be a formidable and instrumental to the betterment of whichever community he lives in. Clearly, he is a kind of people we desperately need and a great role model to many.

Share this post


Link to post
Share on other sites

IMAG0726.JPG

Somali Public Radio iyo Saalax Doonyaale oo si heer sare ah loogu soo dhaweeyey magaalada Bosaaso.

 

Bosaso: Waxaa maanta gegida diyaaradaha ee Bandar Qaasim kasoo degey Saalax Nuur Saalax oo si diiran loogu soo dhaweeyey gegida diyaaradaha ee magaalada Boosaaso iyadoo ay shacab badan oo reer Boosaaso ah u taagnaayeen irida ternimalka diyaaradaha mudo lagu qiyaaso 5 saacadood kadib markii ay diyaaradu imanweydey waqtigii loogu tala galay.

 

 

Dadweynaha soo dhaweynayey ayaa waxaa ka mid ahaa qaar kamid ah masuuliyiinta Puntland, siyaasiyiin, isimo, ururada haweenka, iyo ururada dhalinyarada ee Boosaaso. Waxaa isla goobtaasi joogey saxaafada gobolka bari, gaar ahaan telefisionka weyn ee ETN iyo idaacadaha gobolka.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Saalax ayaa markii uu dibada u soo baxay ayaa dadweynihii si diiran ugu soo dhaweeyeen Boosaaso, ayaa si ixtiraam iyo islaweyni la’aan ay ku dheehantahay dadkii u dhex galay, ula sheekeystey, una salaamay.

Saalax ayaa u mahadceliyey dadkii ku luglahaaa soo dhaweynta, iyo dhamaan dadkii kasoo qaybgalay, kadibna sheegay in uu dalka u yimid sidii looga hirgalinlahaa idaacad gobolka Bari iyo gobolka Sanaag. Gaar ahaan gobolka Sanaag oo ah haatan ah gobol aysan idaacadi ka jirin.

 

 

Share this post


Link to post
Share on other sites

IMAG0690.JPG

 

Somali Public Radio iyo Saalax Doonyaale oo si heer sare ah loogu soo dhaweeyey magaalada Bosaaso.

 

Bosaso: Waxaa maanta gegida diyaaradaha ee Bandar Qaasim kasoo degey Saalax Nuur Saalax oo si diiran loogu soo dhaweeyey gegida diyaaradaha ee magaalada Boosaaso iyadoo ay shacab badan oo reer Boosaaso ah u taagnaayeen irida ternimalka diyaaradaha mudo lagu qiyaaso 5 saacadood kadib markii ay diyaaradu imanweydey waqtigii loogu tala galay.

 

Dadweynaha soo dhaweynayey ayaa waxaa ka mid ahaa qaar kamid ah masuuliyiinta Puntland, siyaasiyiin, isimo, ururada haweenka, iyo ururada dhalinyarada ee Boosaaso. Waxaa isla goobtaasi joogey saxaafada gobolka bari, gaar ahaan telefisionka weyn ee ETN iyo idaacadaha gobolka.

 

Saalax ayaa markii uu dibada u soo baxay ayaa dadweynihii si diiran ugu soo dhaweeyeen Boosaaso, ayaa si ixtiraam iyo islaweyni la’aan ay ku dheehantahay dadkii u dhex galay, ula sheekeystey, una salaamay.

 

Saalax ayaa u mahadceliyey dadkii ku luglahaaa soo dhaweynta, iyo dhamaan dadkii kasoo qaybgalay, kadibna sheegay in uu dalka u yimid sidii looga hirgalinlahaa idaacad gobolka Bari iyo gobolka Sanaag. Gaar ahaan gobolka Sanaag oo ah haatan ah gobol aysan idaacadi ka jirin.

 

Ugu dambeyntii ayaa saxaafada waxay ka codsatey in sidoo kale ay wareysi siiyaan, kadibna wuxuu u guud marey sababaha dhalisey in ay idaacad keenaan ay tahay baahida weyn ee loo qabo saxaafada gobolada Puntland. Saalax Doonyaale ayaa sidoo kale sheegay in ay hormarka dalka ka qayb qaadan doonaan, aysana ku ekaan doonin dhanka saxaafada.

 

Saalax iyo qaar ka mid ah suxufiyiinta cusub ee Somali Public Radio ayaa waxaa loo galbiyey goobtii ay ku dagi lahaayeen magaalada Boosaaso, halkaasoo uu ku qabtey shir jaraa’id kale, kadib markii ay saxaafadu ka codsatey

 

 

.

Share this post


Link to post
Share on other sites
NASSIR   

Duke, indeed brother. Your turn has come for the motherland. Our turn has come as well. Mr. Salah just like other heroes before him is setting a good example that we have a great country and people behind us.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this