Sign in to follow this  
Xaaji Xunjuf

Emiir Axmed cabdi godane Subeyr says ciid mubarak

Recommended Posts

Amiirka Xarakada Mujaahidiinta Al Shabaab oo hambaliyo ku aadan Munaasabada Ciidul Adxaa u direy Umada Soomaaliyeed.

Posted: 11/28/2009 3:23:00 PM

Shabelle: MUQDISHO

Amiirka Xarakada Mujaahidiinta Al Shabaab ayaa waxa uu hambaliyo ku aadan Munaasabada Ciidul Adxaa u direy Umada Soomaaliyeed.

 

 

 

Amiirka Xarakatu Shabaabul Mujaahidiin Sheekh Muqtaar C/raxmaan Abuu Subayr ayaa Canjal maqal ah oo uu soo duubay la soo gaarsiiyay Saxaafada Muqdisho ayaa waxa uu kaga hadlay qodobo kala duwan oo ku salaysan Siyaasada wadanka Soomaaliya.

 

 

 

Waxa uu marka hore Umadda Muslimka gaar ahaan Umadda Soomaaliyeed ugu hambalyeeyay Ciida barakaysan ee Ciidul Adxaa.

 

 

 

Amiirka Xarakada Al Shabaab Sheekh Muqtaar C/raxmaan Abuu Subayr waxa uu sidoo kale Cajalka Maqalka ah ee uu soo gaarsiiyay Saxaafada kaga hadlay Siyaasada Wadanka Soomaaliya isagoona sheegay in aysan Mujaahidiintu ka tanaasuli doonin dagaalka ay ku la jiraan dowladda KMG Soomaaliya iyo Ciidamada Shisheeye ee ku sugan gudaha dalka Soomaaliya sida uu hadalka u dhigay.

 

 

 

Sheekh Muqtaar C/raxmaan Abuu Subayr hogaamiyaha Dhaq dhaqaaqa Al Shabaab waxa uu sidoo kale ugu baaqay Umadda Soomaaliyeed in ay garab siiyaan Mujaahidiinta isagoona tix gabay ah ku cabiray Marxalada haatan uu marayo wadanka Soomaaliya.

 

 

 

Hadalka Amiirka Xarakada Al Shabaab ayaa imaanaya xilli Umadda Muslimiinta ah gaar ahaan kuwa reer Muqdisho ay u dabaal dagayaan maalinkii labaad Munasabada Ciidul Adxaa.

 

 

 

Aqriso oo la soco Shabelle.net Saacad Walba si aad u hesho wararkii ugu dambeeyay ee Soomaaliya.

 

 

 

Dhageeyso Wararka 1:30-duhurnimo Maalin waliba adigoo raacaya tilmaamaha Wabseydka.

 

Daawo ShabelleTv Online

Share this post


Link to post
Share on other sites

Eid Mubarak to him for he is another Muslim brother, however he has blood on his hands, killing and justifying the death of innocent muslims.

 

He is no Amiir but another cold blooded killer.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Are you out of your mind Walaal, where in the world do you live?

 

Killing innocent muslims is not Jihaad, being power hungry is not Jihaad and chopping off people's hands indsicriminately and with no regard whatsover is not Sharia law, so please rethink and do more reseach on our beautiful religion of Islam. That is my advice for you.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Xaruuri   

He is the same munaafiq he is describing in this trash talk. Isn't he the one who is commitng the most atrocious crimes against humanity that anyone can imagine.

 

Nacalatallah on this new age khawaarij.

 

Xaruuri

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this