Sign in to follow this  
General Duke

There are no Islamists: just terror groups: raped 13 year old stoned

Recommended Posts

Qaramada midoobay oo sheegtay in Gabadh yar oo Soomaali ah oo dhawaan maliishiyada shabaabiyiintu dhagax ku dileen la kufsaday dilkeeda ka hor.

 

NAIROBI, Nov 4 (Reuters) – Jamciyadda Qurumaha ka dhaxaysa ayaa maanta oo salaaso ah waxaa ay ku dhawaaqday in gabadh 13 jir ah oo dhawaan maliishiyada shabaabiyiintu ay dhagax ku dileen magaalada Kisaayo la fara xumeeyay ka hor intii aan la dilin.

 

NAIROBI, Nov 4 (Reuters) – Jamciyadda Qurumaha ka dhaxaysa ayaa maanta oo salaaso ah waxaa ay ku dhawaaqday in gabadh 13 jir ah oo dhawaan maliishiyada shabaabiyiintu ay dhagax ku dileen magaalada Kisaayo la fara xumeeyay ka hor intii aan la dilin.

 

Waxaa ay Qaramada midoobay sheegtay in gabadhaasi ay booqaneysay ayeeyadeed markii lagu sameynayay fara xumeynta waxaana warka kasoo baxay Qaramada midoobay uu kusoo beegmayaa iyadoo saaka ay shabakada carmooyin.co daabacday war bixin lagu sheegay in baaritaan wariye yaasha shabakadu sameeyeen lagu ogaaday in gabadhaas ay faraxueeyeen lix ka mida maliishiyada shabaabiyiinta kadibna si ay ceebta isu dhaafiyaan ay sheegeen in ay xad gudubay oo

Dilka gabadhan oo dhacay 28-kii bishii lasoo dhaafay ayaa waxaa uu ahaa kii ugu horeeyay ee maliishiyada islaamiyiintu sameeyaan muddo laba sanadood ah.

 

Qaramada midoobay waxaa ay sheegtay in ay heshay war bixin sheegeysa gabadhaas in ay kufsaden maliishiyooyin xili ay lugeyneysay iyadoo kusii jeeday guriga ayeeyadeed ay kunooshahay.

 

“Markii ay taasi dhacday ayay isku dayday in ay la xariirto maamulka deegaanka ka jira oo ay weydiisatay in ay wax ka qabtaan dhibatadii ku dhacday ragii geystay laakin nasiib darro iyadii ayay ku xukumeen in dhagax lagu dilo”ayaa lagu sheegay war bixin maanta kasoo baxday hey’ada qaramada midoobay ugu qaabilsan dhinaca daryeelka caruurta.

 

“Gabadhaas laba jeer ayaa lagu xad gudbay kan hore waxaa uu ahaa kufsigii ay kula keceen maliishiyada hubesyan kan labaadna waxaa uu ahaa dilkii xaq darada ahaa ee lagula kacay”ayaa mar kale lagu yidhi warka kasoo baxay UNICEF.

 

WARBIXINTA OO DHEER OO ENGLISH AH KA AQRISO WEBKA REUTERS CINWAANKA HOOSE

Share this post


Link to post
Share on other sites

Somali teen executed for adultery had been raped-UN

Tue 4 Nov 2008, 15:51 GMT

 

NAIROBI, Nov 4 (Reuters) - The United Nations said on Tuesday that a Somali stoned to death by Islamists on accusations of adultery was a 13-year-old girl who had apparently been raped while visiting her grandmother.

 

In the first such public killing by the militants for about two years, she was placed in a hole and stoned to death on Oct. 28 in rebel-held Kismayu port in front of hundreds of spectators after local leaders said she was guilty under sharia law.

 

Witnesses said at the time that the victim was a 23-year-old woman.

 

"However, reports indicate that she had been raped by three men while travelling on foot to visit her grandmother in the war-torn capital Mogadishu," U.N. children's agency UNICEF said.

 

"Following the assault, she sought protection from the authorities, who then accused her of adultery and sentenced her to death," it added in a statement. "A child was victimized twice -- first by the perpetrators of the rape and then by those responsible for administering justice."

 

UNICEF said the incident highlighted the vulnerability of girls and women in Somalia, which has suffered civil conflict for the last 17 years. In the latest cycle, Islamist rebels are fighting the government and their Ethiopian military backers.

 

Islamist spokesmen could not be immediately reached to respond to the U.N. accusation.

 

Human rights group Amnesty International identified the girl as Aisha Ibrahim Duhulow and said she was killed by 50 men who stoned her to death in a stadium in Kismayu, in front of around 1,000 spectators.

 

Her father and other sources told Amnesty International that she had been raped by three men.

 

When the family attempted to report the rape to the al-Shabab militia who control Kismayu, she was accused of adultery and was detained. None of the men she accused of rape was arrested.

 

"This was not justice, nor was it an execution. This child suffered an horrendous death at the behest of the armed opposition groups who currently control Kismayu," David Copeman, Amnesty's Somalia campaigner, said in a statement.

 

"This killing is yet another human rights abuse committed by the combatants ... in Somalia, and again demonstrates the importance of international action to investigate and document such abuses, through an International Commission of Inquiry," he said. (Additional reporting by Adrian Croft in London; Editing by Jon Boyle) (For full Reuters Africa coverage and to have your say on the top issues, visit: http://africa.reuters.com/) (nairobi.newsroom@reuters.com; +254 20 222 4717)

 

© Reuters 2008. All Rights Reserved. | Learn more about Reuters

Share this post


Link to post
Share on other sites

^^^Walaale, it's only a matter of time before the few Somalis who support the deviants slowly realise that Al-Shabab aint just a threat to Somali politics, but a threat to our very basic essence-- Our faith in Allah(SWT) and the message brought to us by our Rasool(pbuh).

 

dhulQarnayn :cool:

Republic Of California

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this