Sign in to follow this  
Jacaylbaro

The TFG Daily Crimes in Muqdisho

Recommended Posts

Ciidmaada Dowlada oo rasaas dhimasho iyo dhaawac dhalisay ku furay dad ku sugnaa xaafada Zoobe ee magaalada Muqdisho

 

Ciidmaada Dowlada ayaa rasaas dhimasho iyo dhaawac dhalisay ku furay dad ku sugnaa xaafada Zoobe ee magaalada Muqdisho.

 

Hal qof ayaa ku reeriyooday 3-kale dhaawac ayaa ka soo gaaray rasaas ay ciidamada dowlada ku fureen dad ku sugnaa isgooyska Zoobe xili ay eryanayeen gaari wadadaasi marayay.

 

Dadka geeriyooday oo mid ka mid ah ay aheeyd haweeneey iyo dhaawaca labo rag iyo Mid haween ah oo ka mid ah dadka ku ganacsada isgooyska Zoobe ayaa waxaa la ogeyn sababta ay ciidamada dowlada dadkasi rasasta ula eegteen maadama gaariga ay ceersanayeen uu ka fakaday.

 

Ma’ahan markii ugu horeysay ee ciidamada dowlada ay dad rayid ah si bareer ah u dilaan iyadoo illaa iyo iminka aysan muuqan cid wax ka qabatay ama wax iska weydiisay oo ka mid ah dowlada KMG Soomaaliya dilalka loo geysanayo shacbaka Soomaaliyeed

 

Dhanka kale waxaa saakay xirnaa isku socodka dadka iyo gaadiidka ee wadooyinka Soo gala isgooyska KM 4 ee magaalada Muqdisho.

 

Wadada bartankeeda ayaa waxaa lagu arkayaa ciidamo farabadan oo sida raxantii u socda isla markana ridaya rasaas goos goos ah taasi oo u muuqata in ay ku kala eryayaan dadka iyo gaadiidka lamana oga ujeedada ka danbeeysa talaabadaasi ay ciidamada ku xanibeen dhaqadhaqaaqa dadka iyo gaadiidka ee wadooyinka soo gala isgooyska KM 4 ee magaalada Muqdisho.

Share this post


Link to post
Share on other sites
nuune   

Ilax, I believe 100% that JB's intentions are of good faith, and he cares alot about the suffering of Somalis that are daily being bombarded in Mogadishu.

 

 

Siyaasadan waa political, nin Soomaali ayaa hadalkaas laga hayaa inuu ka yiri shirweyne lagu qabtey Xamar 1968kii!!

Share this post


Link to post
Share on other sites

Anyone with the 'somaliland' separatist flag as a signature has no interest in a peaceful somalia, for a lot of them they think a peaceful south somalia is a threat to their recognition. Ictiraaf baa maskaxda ka waalay.

Share this post


Link to post
Share on other sites
LANDER   

^Well, a non-existent recognition cannot be 'threatened'. That said, some reasonable people actually argue to the contrary. That a viable and broadly representative government in Somalia would actually lead to a quicker path to international recognition and a settlement of all outstanding issues. (TFG for obvious reasons doesn't factor in)

Share this post


Link to post
Share on other sites

Ciidamada AMISOM oo dil iyo dhac u geystay ciidamada Caruurta ku dhibaateeysan gudaha magaalada Muqdisho

 

Ciidamada AMISOM ayaa xalay dil iyo dhac u geystay qaar ka mid ah Caruurta ku dhibaateeysan gudaha magaalada Muqdisho.

 

Ciidamada AMISOM ee Fariisinka ku leh isgooyska KM 4 ee magaalada Muqdisho ayaa dil iyo dhawac u geystay caruur darbiyo jiif ah xili ay marayeen isgooyska km4 abaaro 11-kii fiidnimo ee xalay kuwaasi oo rasaas ay ciidamada AMISOM ay ku fureen uu u geriyooday mid ka mid ah halka mid kale uu dhaca culus uu ka soo gaaray.

 

Qaar ka mid ah dadka deegaanka oo idaacada shabelle u la hadlayay saakay ayaa waxaa ay shegeen in ay ku soo tooseen iyadoo afafka hore ee fariisimaha ciidamada AMISOM u yaalo meydka Wiil ka mid ah caruurta Dib Jirka ah halka mid kale oo xalay ku dhacamay ay horay u siiqaadeen ciidamaa AMIOSMwaxana la tuhunsan yahay in dilka iyo dhawaca caruutasi ay ka danbeeysay shaki ay ciidamada ka muujiyeen carutasi.

 

Waxaa is dhab ah loo ogeyn wax ay ciidamada AMISOM u toogteen wiilashaasi aan heysan meel ay hoydaan waxana dilka iyo dhacawa caruurta dib jirka ee xalay ay ciidamada AMISOM u geysteen uu ku soo aadayaa xili uusan ku cusbeen dhagaha dadka ku nool magaalada Muqdisho tacadiyada loo geysanayo dadka shacabka ah ee aan waxba galabasn.

 

Shabelle

Share this post


Link to post
Share on other sites

Maamulka Degmada Dayniile ee dowlada KMG oo sheegay in ciidamo ka yimid madaxtooyada ay xiligaan Boob iyo dil kawadaan degmada Dayniile ee gobolka Banaadir.

 

Maamulka degmada Dayniile ee gobolka Banaadir ayaa sheegay in ciidamo ka yimid dhinaca madaxooyada dowlada KMG soomaaliye ee magaalada Muqdisho ay degmada soo galeen islamarkaana halkaasi ay ka bilaabeen dil iyo boob sid uu maamulku hadalka u dhigay.

 

 

 

Mukhtaar Xasan Caddow oo ah gudoomiyaha degmada Dayniile ee gobolka Banaadir ayaa waxaa uu idaacada Shabelle u sheegay in ciidamo hubeeysan oo ka yimid dhinaca madaxtooyda ay gaareen xarunta degmada Dayniile halkaasi oo ay ciidamada dadkii ku sugnaan dil iyo boob kula dhaqaaqeen islamarakaana ay shacabkii halkaasi daganaa ay ka bili liqeeysteen dukaamo dhowr ahaa oo halkaasi ku yaal sida uu hadalka u dhigay gudoomiyihu.

 

 

 

Waxaa uu intaa ku daray in ciidamadaasi uusan aqoon u laheeyn cida ay ka ammar qaataan balse ay ka soo dareereen dhanka madaxtooyada Vill Soomaaliya kuwaasi oo durbaba markii ay soo gaaraan degmada Dayniile gaari uu lahaa nin shacab ah bool bool u kala furtay,waxaana uu sheegay gudoomiyuhu in Ragaas ay yihiin dad burcad ah islamarkaana ay talaab cad ka qaadayaan ka maamul ahaan.

 

 

Guoomiyaha maamulka degmada Dayniile ee dowlada KMG ayaa waxaa uu carabka ku dhuftay in maamulka degmada Dayniile ay shir ku saabasaab arinkan u fadhisan doonaan kaasi oo ay kaga hadlayaan sababaha keenay in ciidankii maamulka oo degmadaasi ku sugan ay ciidamo kale oo cid ay ka amar qaataan aan la’aqoon ay bililiqo iyo jir dil u geeystaan dadkii shacabka ahaa ee ku noolaa degmada Dayniile ee gobolka Banaadir.

 

 

Dhawaanahani waxaa soo baxayay dhibaato dadka Soomaaliyeed ay kala kulmayeen ciidamada dowlada qeybahooda kala duwan kuwaasi oo aysan jirin illaa iyo hada cid wax ka qabatay dhibaataya ay ku hayaan shacabka Soomaaliyed.

 

 

Shabelle.com

Share this post


Link to post
Share on other sites
ilax   

Originally posted by nuune:

Ilax, I believe 100% that JB's intentions are of good faith, and he cares alot about the suffering of Somalis that are daily being bombarded in Mogadishu.

 

 

Siyaasadan waa political, nin Soomaali ayaa hadalkaas laga hayaa inuu ka yiri shirweyne lagu qabtey Xamar 1968kii!!

Great, thanks Nuune, then does this mean JB has some thing in his inner feelings? If this is just more than benevolent gasture, then I see you guys have a greater chance of averting the situation. Nevethesless, I don't mind prospering Hargiesa if that will have posative externality on Sourthern party of the country.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Originally posted by LANDER:

^Well, a non-existent recognition cannot be 'threatened'. That said, some reasonable people actually argue to the contrary. That a viable and broadly representative government in Somalia would actually lead to a quicker path to international recognition and a settlement of all outstanding issues. (TFG for obvious reasons doesn't factor in)

It's your(separatist) perception, you all seem to have an obsession with an international recognition that will never materialize. Wasn't one of your leaders that said: a kid in ethiopia is closer to me than one in mogadisho. I believe that's the prevalent mentality in the separatist region, hence all this condemning of TFG is nothing more than theatrics when you support the ethiopians that are funding the TFG even allowing them to use the berbera port.

Share this post


Link to post
Share on other sites
RedSea   

Originally posted by Supremacist:

Anyone with the 'somaliland' separatist flag as a signature has no interest in a peaceful somalia, for a lot of them they think a peaceful south somalia is a threat to their recognition. Ictiraaf baa maskaxda ka waalay.

Why should we believe that from someone like you?

 

You argument holds no water. You are in no position to really judge the sincerity of others while you approve and support what is happening in the south. Even one who utters simple condolence is better than you awoowe.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this