Sign in to follow this  
xiinfaniin

Peace Caravan v1.1: The coming of the Somali Republic!

Recommended Posts

Baarlamanka Somalia oo cod aqlabiyad leh ku ansixiyey natiijada shirkii Jabuuti iyo xildhinaanada oo loo qeybiyey mowshin xilka looga xayuubinayo C/llaahi Yuusuf

 

Xildhibaanada baarlamanka federaalka Somalia ayaa cod aqlabiyad ah ku ansixiyey maanta qodobadii ka soo baxay heshiiskii ay magaalada Jabuuti ku kala saxiixdeen DF iyo isbaheysiga dib u xoreynta Somalia ka dib markii kulankooda la soo hor dhigay Heshiiska oo uu ka hor aqriyey wasiirka dib u heshiisiinta ee xukuumada RW Nuur cadde C/waaxid Cilmi.

 

“Waxaa fadhiga maanta soo xaadiray illaa 151 xildhibaan heshiiskii awood qeybsiga ee DF iyo isbaheysiga dib u xoreyhta ku gaareen Jabuuti waxaa ogolaatay 151 xildhibaan, wax diiday iyo wax ka aamusay midna ma jiro sidaa awgeed heshiiskaasi waa ansax baarlamankuna waa uu ogolaaday” ayuu yiri Guddoomiyaha baarlamanka Somalia Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe) oo shir gudoominayey shirkaasi ka dib markii cod la geliyey heshiiskaasi.

 

Dhinaca kale, xildhibaanada baarlamanka ayaa waxaa loo qeybiyey qoraalo ku saabsan mowshin ay ku saxiixan yihiin illaa 135 xildhibaan oo la doonayo in xilka looga qaado madaxweynaha dowladda federaalka Somalia, kaasoo sidoo kale xildhibaanada laga hor aqriyey waxaana xildhibaanada mowshinku saxiixay ay ku eedeeyeen madaxaweynaha qodono ay ka mid yihiin inuu ku tuntay axdiga ku meel gaarka ah iyo kuwo kale oo aad u badan.

Share this post


Link to post
Share on other sites

As the peace caravan arrives, anarchy gasps for one last breath! Things are heating up there in the land of warrior nomads.

 

Sharif is in Mogadishu. Abdullahi Yusuf is expected to resign, and give the peace a chance. And in 2 weeks time, PL is expected to have a new leader.

 

Keep your ears on the ground ...

Share this post


Link to post
Share on other sites
Juje   

Originally posted by xiinfaniin:

Sharif is in Mogadishu. Abdullahi Yusuf is expected to resign, and give the peace a chance. And in 2 weeks time, PL is expected to have a new leader.

How is C/llahi Yusuf resignation meant to help the progress of the caravan?

Share this post


Link to post
Share on other sites

^^^ Shalay waxaad lehaydeen, dhibta taagan oo nabada hor taagan waa Cabdullahi. Peace caravan-kuna, asaga ayuu ka tilaaba qaadi la'yahay, maantana waxaad ku calaacalaysaan haduu C/llahi katago TFG-da, nabad lama helayo oo peace caravan-ku halkaas ayuu ku dhiiqoonayaa-- marka dhankeebaa idiin raacna?

 

Calaaya kulixaal-- Cabdulahi anakaa ubaahan oo dhulkiisi ayuu ku noqonayaa maadaama ey lagaran waayeen wanaagii iyo qaran doonimadii uu u rabay soomaaliya inuu ku mideeyo... Nabad iyo colaad midna ma rabtaanee, waanu arki doona cidii u darsata Cabdullahi--Soomaalidunah waxay ku maahmaahdaa-- war jiraaba cakaaruu iman...waanu arki doonaa mo'oryaan garleyda waxa xal ah oo ey keento oo nabad ah.

 

Wibilahi Tawfiiq!

 

dhulQarnayn :cool:

Republic Of California

Share this post


Link to post
Share on other sites
Juje   

Originally posted by dhulQarnayn:

^^^ Shalay waxaad lehaydeen, dhibta taagan oo nabada hor taagan waa Cabdullahi. Peace caravan-kuna, asaga ayuu ka tilaaba qaadi la'yahay, maantana waxaad ku calaacalaysaan haduu C/llahi katago TFG-da, nabad lama helayo oo peace caravan-ku halkaas ayuu ku dhiiqoonayaa-- marka dhankeebaa idiin raacna?

The question is simple sxb...if you cant answer it calacal iyo baror dhiq hala imaan mesha....and if it will give you any comfort Yeey will not resign.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Juje   

Originally posted by J.a.c.a.y.l.b.a.r.o:

What else did you expect from DQ yaa Juje ,,,, wax ka oohin xun lama arag, wuu cabaadaa weliba
:D

:D:D:D

Share this post


Link to post
Share on other sites

Originally posted by Juje:

How is C/llahi Yusuf resignation meant to help the progress of the
caravan
?

Why would anyone complain about Abdullahi Yusuf’s looming resignation?

 

Conventional wisdom in the current conflict has been that TFG president has been a divisive character! He (by the sheer of his cutthroat political style) has become an obstacle in reaching compromise with TFG foes. Or so the argument went! The very atom in thinking about the possibility of peace in Somalia has been the sooner these strong men retire from the affairs of the ummah, the easier it will be to strike a deal, no?

 

Now since one of the last remaining mammoth political actors in the south is gone, or about to go, what will the powers that be who so long obstructed and frustrated peace and stability in Somalia cite as an obstacle to propel Jabbuuti initiative? I am not naive to believe that Somalis will stop cannibalizing each other because of Ina Yusuf’s removal! I do however believe his retirement will lessen if not do away the clannish sentiment against TFG because of him occupying the top seat! That’s to say victory for peace is not guaranteed for Somalis remain fickle, but the opportunity that’s being created, or will be created if Ina Yusuf’s resignation comes to pass, can hardly be minimized!

 

Threatened are those whose clutches of creative boutiques comfortably ensconced behind Islamic slogans are about to be exposed by the departure of Ina Yey! For in the end, the real question that will have to be answered will be what next ya Jamacah!

Share this post


Link to post
Share on other sites

I agree with Xiin and I doubt if Juje can answer the question he posed without clanish lenses. A/Y will resign for sure and will Sharif and Cade have any plan other than Ethiopia should stay. How ironic?

Share this post


Link to post
Share on other sites
Coloow   

Xiinow, I have to give you credit for introducing this topic when I doubted the coming of the peace caravan; the declaring of persona non grata on the warlord president "selected" under a formula called 4,5 evidently using the somali ashaahado LAILAHA ILAA qabiilkeeyga mooye; the change of hotelbeds from Djibouti to Muqdisho. But let us not celebrate prematurely adeer. Somalia's problem is more than Abdullahi Yusuf and the eminent rise of Nuur Cade and the hotel change of sheikh Sharif poses some challenges. The fabrics of ourway of thinking should change.

 

Hal booli ah nirig xalaal ma dhasho widaayow.

 

The international community appears for the first time to have devised a formula that may solve the somali problem; threats to freeze assests and travel ban. Geeljire urbanists loves to travel to other nations. Abdullahi Yusuf realised that he cannot be able to travel abroad; not even to get medical attention; To the dismay of his buraanbur loving supporters he realised that sooner or later he will exist in disgrace.

 

The road to a viable peace or to use your words peace caravan could lay in the following;

 

1)Establish a human rights court for somalia; all those who have committed heinous crimes should be tried. Abdullahi Yusuf, Shaati, Yalaxow Qanyare, Huraale, Indha Cade et al, Cabdi Qeybdid, Daraawish and known warlords making up the 4,5 parliament should be the first to be arraigned. WE NEED ACTION!

2) The so called 4,5 formula should never be used as an element of reconcilation. What somalis need is an ideology (thanks Marx for this terminology); Islam (used by the IUC), communism (Siyaad Barre) or good old geeljirism without materialism may be ok; Ilaahey iyo geeleeyga.

3) Partition Somalia; Let somaliland and Puntland go their own way (I am guilty of treason but I don't think the new somalia needs qabilism which appears to be in the blood of those who call themselves Puntlanders and Somalilanders). There are some small pockets where there are ounces of somalism e.g. Sool, Sanaag and parts of Bari (these should be allowed to leave these enclaves and become parts of somalia; This may involve Baluchustianism mm..

 

4) Somaligalbeed and NFD together with the south could form the future somalia (these two entities should be incorporated into the new somalia).

5) Sheikh Shariif Axmed should leave the scene. He has lost the support of the popular masses. Romour in Muqdisho has it that Sheikh Sharif, Nuur Cade and Maxamed Dheere might take Muqdisho back to the Caydid/Cali Mahdi days. Already we can notice that Sheikh Sharif has changed from the "saint" to " some kind of a warlord".

6) There should be some way to include Aweys, Robow in some kind of power sharing; They have been part of the problem and should be part of the solution.

7) Release all prisoners held by Abdullahi yusuf's henchman (Daraawish)from Muqdisho's prisons.

 

 

xaad leedahay maandhow? Intaasi ma dhaceeysaa Xiinow?

 

Wax kale waa sheeko baaraleey smile.gif

Share this post


Link to post
Share on other sites

Originally posted by Juje:

quote:

Originally posted by dhulQarnayn:

^^^ Shalay waxaad lehaydeen, dhibta taagan oo nabada hor taagan waa Cabdullahi. Peace caravan-kuna, asaga ayuu ka tilaaba qaadi la'yahay, maantana waxaad ku calaacalaysaan haduu C/llahi katago TFG-da, nabad lama helayo oo peace caravan-ku halkaas ayuu ku dhiiqoonayaa-- marka dhankeebaa idiin raacna?

The question is simple sxb...if you cant answer it calacal iyo baror dhiq hala imaan mesha....and if it will give you any comfort
Yeey will not resign
.
Juje; I'm sure you have some real hard evidence to support your statement that "The President will NOT resign", right? Why don't you share it with us? Or is it merely anecdotal wishful thinking on your part?

 

LOL... :D:D

 

Cabdullahi xukunkiisa marabtaan, laakin nabadii uu idiin keenay waad ku caana maasheen. Isbaarooyinkii magaala madaxda kala xirxiri jiray ayuu idiin kala furay; Madaxtooyadii 20-ka sano qufulka ku jabsanaydna wuu idiin balaqay; Maamul iyo kala dambeenah wuu idiin dhisay oo Police iyo Military nabada ilaaliya ayuu idiin sameeyey... Hadana waxaad rabtaan dib inaad ugu laabataan xaarkii aad hada ka hor aad ku fadhideen-- Marka, labadaas isku helimaysaanee-- Maad Cabdulahi si fiican u adeecdaan? Ama Mo'oryaan garleyda isbaarooyinka digan jiray u diyaar garoobdaan?

 

Cabdullahi, mucaaradnimo wad ka deyn weydeynee, dulqaad u yeesha dawllad la'aanta ee mo'oryaan garleydu keento, markuu TFG-da uu ka fariisto! ;)

 

Wabilahi Tawfiiq!

 

dhulQarnayn :cool:

Republic Of California

Share this post


Link to post
Share on other sites
Juje   

Originally posted by xiinfaniin:

Threatened are those whose clutches of creative boutiques comfortably ensconced behind Islamic slogans are about to be exposed by the departure of Ina Yey! For in the end, the real question that will have to be answered will be what next ya Jamacah!

Very ironic indeed - but if the goal of the caravan was to eradicate Yeey and other warlords then you have achieved your target - though the inclusion of Salad Cali Jeele in the cabinet will question your motive.

However on the other hand if the caravan was intended to bring together the armed resistance and the TFG together and as a result create a circumstances which calls for the immediate withdrawal of the invading forces, Ethiopian troops, then you are no where near it , on the contrary the caravan has generated more animosity than the sign of peace. The caravan primary tenets has been diverted and is now focused on setting up joint- government with the TFG and relying on the need for the continued presence of the Ethiopian troops in order to fulfill that. Not mentioning the fact that majority armed resistance whether Islamic Militants or Freedom fighters are not with the caravan.

Hence by displaying the caravan as success simply on the basis that it has made possible the eviction of Yeey while sleeping with the enemy is utter shambles.It is not different than the situation when Yeey walked into Mogadishu with Ethiopian tanks and claimed to be a Somali government.

 

PeaceAction

I agree with Xiin and I doubt if Juje can answer the question he posed without clanish lenses. A/Y will resign for sure and will Sharif and Cade have any plan other than Ethiopia should stay. How ironic?

First I don't believe Yeey will resign .Secondly Nuur and Sharif dont have plans .

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this