Sign in to follow this  
xiinfaniin

Peace Caravan v1.1: The coming of the Somali Republic!

Recommended Posts

AYOUB   

Xiin

Wish your caravan all the best. Let's hope it delivers the peace Somalia is desperate for. The previous caravans failed to deliver because of design faults. I believe Sh. Sharif (with the help of the Almighty) can fix the faults this one has.

 

Btw, what do you make Kashafa's Kismaayonews scoop Sh. Sharif's caravan's off to Addis?

Share this post


Link to post
Share on other sites
Malika   

Loooooool@ Kashafa balaaya u warranta..Astagfirullah,that is funny.

 

A&T, is worried of the outcome if the old man bites the dust, but why? [i assume you were always in favour of his departure]

 

A&T explain yourself illa shalee waad duceynese.

Share this post


Link to post
Share on other sites

^^looooool@kismayonews.com

 

Malika Alla ku jecliyyaa, you always have this

tendency of bringing your timely intervention to bear nad sound the bells of truth!

 

Aw Tusbaxle, a man I love and respect, is sounding like a preferred shareholder :D of Somalia’s violence!

Share this post


Link to post
Share on other sites
ilax   

Xiin, untiring peace seeker. But, the terms of peace deal and caravan needs to be redefined as Tfg and Sharif's faction are both weakened and lost their strategic importance.

The peace caravan should take a new shape of between the Sharif's wing court militia and fragmented Alshabeb groups. Peace deal is among the different warring factions against the occupation. And the current leadership crises with in Tfg excludes to be acive player in the peace process.

 

I hope, this peace caravan will be fitted with the current political landscape of the country.

Share this post


Link to post
Share on other sites

^^Adeer, my foot is firmly grounded.

This little drama we are having will pass. But the jabbuuti caravan has made its mark. It's new politics.

 

Listen what Nur Cadde had to say about the source of this latest drama...

Share this post


Link to post
Share on other sites
Kashafa   

^^ I will remind you again yaa mughafal(wa thakir fa inaa thikraa tanfacul mu'mineen): Nur Cadde is the man who, as Attorney General, signed the murder warrants of 11 of the bravest sons Somalia has ever produced.

 

At a time that the entirety of Somali-dom was scared shitless of the Barre regime, these Scholars stood up and spoke truth to the power, in the face of certain death, and reminded Umada Soomaliyeed of Xukun-ka Ilaahay and of al-Kitaab wal Sunnah.

 

The Somali Pharaoh was incensed: " How dare these wadaad peasants challenge me, waa anaa rabakum al'claa.(I am your Lord Most High). And in the tradition of tyrants since Pharaoh, he had them murdered.

 

Hadaba, Siad Barre woo bakhtiyay. His then-underling and current Prime Xabashi boot-licker still lives. The sword of justice is unforgiving and ever vigilant. And as sure as the break of dawn, Nur Cadde will have to account for his deeds.

 

Or he can join Mr. Shariif Ahmed at the Sheraton in Ja'Booty and they can academically discuss the career and financial benefits of 'statesmanship' and 'calling for peace'

Share this post


Link to post
Share on other sites
Abtigiis   

I have nothing to add to Kashafa's conclusions. Nuur Cadde or hebel madoobe, or the Sheikh in Sheraton are all irrelevant.

 

But, the sheik can still play one role as Ilax suggested. He can work to bring unity among the liberation forces and redeem himslef a bit.

 

The TFG can not be part of a peace deal in Somalia.

 

Malika,

 

I am praying for Yey to stay on for a while (not much by the way) so that he completes the collapse of the hobbyhorse entity of the Ethio's. Maybe for one more month. Once he does so, may he perish in hell for his countless crimes.

Share this post


Link to post
Share on other sites

I wonder if this debate is about upstaging one another, or a genuine intellectual dialogue. Whatever the case may be, the only think that comes to mind is how Radio and cable TV increasingly seek colourful individuals of completely opposed view points to feature on their current affairs programmes. Why? Perhaps conflict boosts viewership/ listenership, hence financial incentive to do so.

 

The participants of such contests often have little interest in promoting a comprehensive or balanced perspective. Instead, each attempts to shift the balance of opinion by presenting a radical and uncompromising extreme. In such environments, civility and good sense suffer, and talking heads morph into shouting heads.

 

While I am not drawing a complete parallel between the good nomads at SOL and the behaviours of ubiquitous liberal think-tanks in the popular media but one think I could not understand is the motives of certain protagonist in this same page.

 

In my last unorthodox and definitely unscientific method of gauging Somali public opinion revealed the vast majority were against this so called "peace" initiative spearheaded by our very unfriendly neighbour.

 

As there are no public opinion to sway and certainly no visible financial benefit to gain (at least to me), I just wonder what motivates this guy?

 

 

Bal hala ii jilciyo nimanyahow…

Share this post


Link to post
Share on other sites
Abtigiis   

Do you want me to say the tempatations to look unique? Grandiosity? or hypocracy?

 

Well,those can come to mind, but it also may be CONVICTION to what he believes is right. I think this last one is the motive of the man I simply call "Pegasus" - the Sole owner of the P-caravan.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Guddiyada Ammaanka iyo Siyaasadda Dowladda Federaalka iyo Isbaheysiga Dib u xoreynta oo saacadaha soo socda ku kulamaya Magaalada Djibouti

 

Khamiis, November 20, 2008(HOL): Guddiyo Ammaanka iyo siyaasadda qaabilsan oo ka kala socda Dowladda Federaalka iyo Isbaheysiga Dib u xoreynta Soomaaliya ayaa mar kale waxay saacadaha soo socda ku kulmayaan Dalka Jibouti.

 

Wasiirka Arrimaha Dibadda Xukuumada Federaalka Soomaaliya Maxamuud Cali Yuusuf ayaa sheegay in guddiyo labada dhinac ka kala socda ay Jibouti ku kulmi doonaan, iyagoo sii amba qaadi doona wada hadallo u socday oo ku saabsan sidii xal loogu heli lahaa mushkiladda siyaaso iyo ammaan ee ka taagan dalka Soomaaliya.

 

Wasiirka oo sii hadlayay waxaa uu sheegay in ay ku rajo weyn yihiin in xal loo heli doono mushkiladda Soomaaliya, wuxuuna xusay in ay dowlad ahaan arrintaas si weyn uga qeyb qaadan doonaan.

 

Dhanka kalena, Wasiirka oo wax laga weydiiyay sida uu u arkayo hadal uu dhawaan sii daayay madaxweyne C/llaahi Yuusuf Axmed oo ku saabsan in wada hadallada Jibouti uga socda Dowladda Federaalka iyo Isbaheysiga Dib u xoreynta laga weeciyo Dalka Jibouti, isla markaana loo bedelo dalka Liibiya ayaa sheegay in arrintaas uu u arkayo mid lagu burburinayo wada hadallada Jibouti uga socda dhinacyada isku haya Soomaaliya.

 

“Annagu waxaan aaminsan nahay in Jibouti is-af-garad iyo heshiisyo ay ku gaareen Dowladda Federaalka iyo mucaaradka ka soo horjeeda, haatanna ay arrimahooda meel wanaagsan marayaan, sidaas darteed waxaan leenahay ciddii ku talineysa in wada hadallada meelo kale loo weeciyo waa cid daneyneysa in baaba’aan miraha ka soo baxaya wada hadallada Jibouti”ayuu yiri Wasiirka Arrimaha Dibadda Jibouti Maxamuud Cali Yuusuf.

 

Guddiyada Ammaanka iyo Siyaasadda ee ka kala socda Dowlada Federaalka iyo Isbaheysiga Dib u xoreynta ayaa ilaa iyo hataan waxay ku guuleysteen arrimo ay ka mid yihiin in Ciidamada Itoobiya ay 21-ka bishan ka baxaan fariisimo ay ku leeyihiin Magaalada Muqdisho, dhamaadka bisha December ee soo socotana guud ahaan dalka Soomaaliya.

 

Ugu dambeyntiina, Kulanka ay guddiyadan ku yeelanayaan Magalaada Djibouti ayaa wuxuu ku soo beegmayaa iyadoo maalinta berri ah ay ku beegan tahay waqti loo qabtay in ay Ciidamada Itoobiya uga baxaan fariisimo ay ku leeyihiin Magaalada Muqdisho gaar ahaan Warshaddii Baastada, Xeyla Bariise, Towfiiq, Garoonka Kubadda Cagta Muqdisho Stadium iyo Wasaaraddii Gaashaandhiga, lama oga in Ciidamada ay labadaas maalmood gudahood uga guuri doonaan fariisimadaas.

 

Salaad Iidow Xasan (Xiis), Hiiraan Online

Share this post


Link to post
Share on other sites

Dowladda Federaalka iyo Isbaheysiga Dib u xoreynta oo berri ay wada hadallo xasaasi ah uga bilaabanayaan Dalka Jibouti

 

Jimco, November 21, 2008(HOL): Guddiyo ka kala socda Dowladda Federaalka iyo Isbaheysiga Dib u xoreynta Garabka Jibouti oo siyaasadda iyo ammaanka qaabilsan ayaa maanta berri ah waxay wada hadallo uga bilaabanayaan Magaalada Djibouti ee Dalka Jibouti.

 

Ra’iisal Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya oo shalay ka hadlayay shir jaraa’id oo uu Muqdisho ku qabtay ayaa wuxuu sheegay in ay guddiyo ka kala socda labada dhinac ay wada hadallo uga bilaabanayaan 22-ka bishan Magaalada Djibouti, isagoo xusay in wada hadalladaas ay yihiin kuwo xasaasi ah.

 

Ra’iisal Wasaare Nuur Cadde waxaa uu sheegay in wada hadalladaas looga hadli doono arrimo ku saabsan awood qeybsiga iyo suurtagalnimada in ay Isbaheysiga Dib u xoreynta ay wax ku yeeshaan dowladda haatan jirta, si gaar ahna waxaa uu uga xusay arrimaha laga hadlayo in baarlamaanka la furo laguna soo daro xubno ka socda mucaaradka Dowladda.

 

“Waxaan rajeynayaa in wada hadallada Jibouti uga bilaabanaya Dowladda Federaalka iyo Isbaheysiga Dib u xoreynta ay noqon doonaan kuwo ay miro wanaagsan ka soo baxaan, isla markaana xal u noqda mushkiladda Soomaaliya”ayuu yiri Ra’iisal Wasaare Nuur Cadde.

 

Guddiyadan ka kala socda Dowladda Federaalka iyo Isbaheysiga Dib u xoreynta ayaa waxay isugu imaanayaan kulankoodii seddexaad tan iyo markii lagu dhisay Dalka Jibouti, waxayna wada hadalladooda yihiin kuwo xal loogu raadinayo mushkiladda ka taagan Soomaaliya.

 

 

Si kastaba arrintu ha ahaatee, Kulanka ay isugu imaanayaan guddiyada ka kala socda Dowladda Federaalka iyo Isbaheysiga Dib u xoreynta ayaa wuxuu ku soo beegmayaa iyadoo maanta oo ay taariikhdu tahay 21-ka November 2008 ay ku beegan waqtigii loo qabtay in ay Ciidamada Itoobiya uga baxaan Soomaaliya, gaar ahaan fariisimo ay ku leeyihiin magalaada Muqdisho, inkastoo mudadaas ay ku egtahay ilaa caawa 12-ka habeennimo.

 

Salaad Iidow Xasan (Xiis), Hiiraan Online

Share this post


Link to post
Share on other sites

RA’IISAL WASAARE NUUR CADDE: “Maalmo dib u dhac ah waa jiri karaan laakin waa hubanti in ay Ciidamada Itoobiya baxayaan”

 

Jimco, November 21, 2008(HOL): Ra’iisal Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Nuur Xasan Xuseen (Nuur Cadde) oo marti u ahaa Barnaamijka hadal-heynta Jimcaha ee ka baxa Idaacadda Horn Afrik ee magaalada Muqdisho ayaa sheegay in Ciidamada Itoobiyaanka ay ka baxayaan Soomaaliya, gaar ahaan caasimadda Muqdisho.

 

Ra’iisal Wasaaraha oo la weydiiyay in maanta ay ku beegan tahay waqtigii loo qabtay in ay Ciidamada Itoobiyaanka uga baxaan fariisimo ay ku leeyihiin Magaalada Muqdisho, welina aaney jirin Ciidamo ka guuray fariisimadaas ayaa wuxuu sheegay in ay jiri karaan maalmo dib u dhac ah, balse ay mar kasta Ciidamada Itoobiyaanka baxayaan.

 

“Maalmo dib u dhac ah oo ay Ciidamada isku qaban-qaabinayaan waa jiri karaan, waxaanse shacabka Soomaaliyeed u caddeynayaa in ay Ciidamada Itoobiyaanka baxayaan, taasina waxay qeyb ka tahay heshiiskii ay Jibouti ku gaareen Dowladda Federaalka iyo Isbaheysiga Dib u xoreynta”ayuu yiri Ra’iisal Wasaar Nuur Cadde.

 

Ra’iisal Wasaare Nuur Cadde ayaa ugu baaqay shacabka Soomaaliyeed ee ku dhaqan Magaalada Muqdisho in ay la dhaqangeliyaan heshiiskii Jibouti oo ay qodobadiisa ugu muhiimsanaayeen in xabadda la joojiyo iyo in ay Ciidamada Itoobiyaanka ka baxaan Soomaaliya, gaar ahaan fariisimo ay ku leeyihiin Magaalada Muqdisho oo kala ah Warshaddii Baastada, Xeyla Bariise, Towfiiq, Garoonka Kubadda Cagta Muqdisho Stadium iyo Wasaaraddii Gaashaandhiga.

 

Hadalka uu sii daayay Ra’iisal Wasaaraha ayaa wuxuu ku soo beegmayaa iyadoo ay dad badan oo ku dhaqan Magaalada Muqdisho ay is-weydiinayaan sababta ay Ciidamada Itoobiyaanka ugu bixi la’ yihiin mudadii loo qabtay, iyadoo dadka qaarkiisna ay muujinayaan shaki ku saabsan in aysan Ciidamada Itoobiya ka baxeynin Soomaaliya, gaar ahaan Magaalada Muqdisho.

 

Salaad Iidow Xasan (Xiis), Hiiraan Online

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this