Sign in to follow this  
Emperor

Somali president confirms: Peace talk with the opposition will be two phases

Recommended Posts

Emperor   

Madaxweyne Yuusuf “wada hadalada dhex maraya dowladda iyo mucaaradku waxaa ay noqon doonaan laba waji oo kan hore uu ka dhacayo Jabuuti kan kalana Sacuudiga”

Madaxweynaha dowladda federalka Soomaaliya cabdulaahi yuusuf Axmed ayaa markii ugu horeysay ka dhawaajiyay in wada hadalada dhex maraya dowladda iyo dhinacyada kasoo hor jeeda ay noqon doonaan laba waji oo midka horana uu ka bilaabi doono dalka Jabuuti.

 

Madaxweynaha dowladda federalka Soomaaliya cabdulaahi yuusuf Axmed ayaa markii ugu horeysay ka dhawaajiyay in wada hadalada dhex maraya dowladda iyo dhinacyada kasoo hor jeeda ay noqon doonaan laba waji oo midka horana uu ka bilaabi doono dalka Jabuuti.

 

Madaxweyne Cabdulaahi Yuusuf waxaa uu sheegay in wajiga hore ee wada hadalada nabada ee dowladda iyo kooxaha kasoo hor jeeda uu bartamaha bisha ina soo aadan ee may ka bilaabmi doono magaalada Jabuuti ee xarunta dalka Jabuuti.

 

Isagooka hadlayay munaasabad casho sharaf ah oo jaalyada Soomaaliyeed ee waqooyiga Ameerika ay ugu sameeyeen magaalada Washington ayuu madaxweynuhu intaa ku daray in wajiga labaad ee wada hadalku uu ka dhici doono dalka boqortooyada sacuudiga xilli aanu carabaabin.

 

Madaxwenuhu waxaa uu muujiyay rajada weyn ee uu ka qabo in wada hadaladaasi ay ku soo dhamadaan guul iyo is afgarad dhex mara dowladda iyo qolooyinka kasoo hor jeeda oo uu sheegay markii ugu horeysay in ay isku afgarteen wada hadal nabadeed in ay isugu yimaadaan,waxaase uu iska diiday dowladdu in ay la xaajooto argagixiso.

 

“Argagixisada caalamiga ah ee ALshabaab wada hadaladaa kama qeyb qaadanayaan”ayuu yiri madaxweynaha jamhuuriyada oo rajo weyn ka muujiyay in ay heshiin doonaan mucaaradka iyo dowaldda federalka Soomaaliyeed marka wada hadaladaa la isugu yimaado.

 

Madaxweynaha dowladda kmg ah ayaa hoosta ka xarriiqay in amnigu uu yahay midka ugu horreeya ee lagama maarmaanka ah ee dowladdu ay u baahan tahay in ay hanato, taas oo ay u mareyso buu yiri dhinaca dib u heshiisiinta.

 

Madaxweyne C/laahi Yuusuf Axmed ayaa ka warramay nidaamka Federaalka ee dalku uu qaadanayo, isagoo sheegay in dowladda kmg ah ee Soomaaliya aysan aqbali doonin wax haba yaraatee oo go’itaan ah. Isagoo sheegay in dalku uu ku dhaqmayo nidaamka goboleysiga ah.

 

Madaxweyne C/laahi Yuusuf Axmed wuxuu sheegay in dowladdiisu ay dadaal kasta u geleyso sidii Soomaaliya loo xasili lahaa midnimadeedana ay u ilaashan lahayd.

 

xafiiska war qabadka shabakada wararka carmooyin.com ee Baydhabo.

Contact:carmooyin@hotmail.com or carmooyin@gmail.com

Share this post


Link to post
Share on other sites
Emperor   

The first in Djibouti...

 

Saudi Arabia will host the second phase...

 

It's progress, we need peaceful end to get out of the Somali trouble...

Share this post


Link to post
Share on other sites
Emperor   

M/weyne Yuusuf: Waan ku rajo weynahay inay heshiin doonaan dowladda iyo mucaaradka

Last Updated::2008-04-20 09:13:07

 

Washington (HR Media) Madaxweynaha dowladda kmg ah ee Soomaaliya C/laahi Yuusuf Axmed ayaa shaaca ka qaaday goortii ay dhici doonaan

wadahadalada dowladda federaalka iyo mucaaradka.

 

Madaxweyne C/laahi Yuusuf Axmed wuxuu sheegay in hordhaca wadahadallaasu ay ka dhici doonaan dalka Jabuuti bisha soo socota ee May, ka dbna dalka Sacuudiga isagoona hoosta ka xariiqay dadka lala hadlayaa inaanay ku jiri doonin kooxda al-Shabaab.

 

 

Madaxweynuhu wuxuu sheegay in uu ku rajo weyn yahay inay heshiin doonaan badi xubana mucaaradka iyo dowladdiisa.

 

Madaxweynaha dowladda kmg ah ayaa hoosta ka xarriiqay in amnigu uu yahay midka ugu horreeya ee lagama maarmaanka ah ee dowladdu ay u baahan tahay inay hanato, taasoo ay u mareyso buu yiri dowladda kmg ah dhinaca dib u heshiisiinta.

 

Madaxweyne C/laahi Yuusuf Axmed ayaa ka warramay nidaamka Federaalka ee dalku uu qaadanayo, isagoo sheegay in dowladda kmg ah ee Soomaaliya aysan aqbali doonin wax haba yaraatee oo go’itaan ah. Isagoo sheegay in dalku uu ku dhaqmayo nidaamka goboleysiga ah.

 

Madaxweyne C/laahi Yuusuf Axmed wuxuu sheegay in dowladdiisu ay dadaal kasta u geleyso sidii Soomaaliya loo xasili lahaa midnimadeedana ay u ilaashan lahayd.

 

Wuxuuna madaxweynuhu hadalkaasi uu u jeediyay Jaaliyadda Soomaalida ee magaalada Washington.

 

HR Media

Newsdesk

Share this post


Link to post
Share on other sites

Finally the top dogs of TFG are in sync when it comes to peaceful resolution of the Somali tragedy and that shows Nur Cade approach is bearing fruit. Both sides needs to compromise for the long term benefit of Somalia. I wish them the best.

Share this post


Link to post
Share on other sites

There will be no talks with Tigre servants so long as their masters are buccaneering through Somalia killing, raping, looting and destroying everything they come across. After all, the bone of contention is Tigre occupation not a spat between Somalis. It's not Somalis that are fighting each other but Somalis fighting Tigre. What's the point of talking with Tigre servants when you got their master in Addis Ababa?

Share this post


Link to post
Share on other sites

That shows how some people have lost any commen sense of how tp stop this conflict. Ethiopia will not have been in Somalia if it were not for the Somalis i.e the TFG. If Somalis reconsile, then Ethiopia will withdraw.

 

If you think the killing needs to continue because al-shabaab will defeat Ethiopia & TFG , then you are in a dream world. Because in the comfort of your home in the west, it is eay for you to be keyboard warrior and do not bear any cost.

Share this post


Link to post
Share on other sites

You're quite wrong Peace Action. I full well know what it takes to stop this conflict. You do as well. Every SOL members does. Every being in the globe with scintilla of intelligence knows what it takes to stop this conflict. And that is to end Tigre occupation at once, no conditions. You see, without Tigre occupation there would be no reason to talk to TFG at all. Talking to the TFG is legitimizing Tigre occupation.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Even if Ethiopia leaves today, Somalis will be fighting. Do not foget, we have 17 years of non stop fighting for no good reason before the curretn crises. Unless a cure is found for this culture of violence, nothing will change.

 

The opposition have accepted to talk to the TFG so according to you they are legitimizing occupation? Where doe that leave you? I guess you have to keep hitting the b and m letters of your keyboad until victory.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Emperor   

^Lol, some people think with the Ethiopian departure Somalia will be peaceful, a paradise sort of land, how naive they must be seeing things as black and white, no wonder many have come to learn to think in the west, easy going life style.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Emperor   

Asmara:” Wada hadal aan la galno dawladda Soomaaliya waan ka fiirsan doonaa” Sheekh Shariif Sheekh Axmed.

22. april 2008

 

 

Asmara(AllPuntland)- Hogaamiyaha Kooxaha ka soo horjeeda dawladda Faderaalka ee Soomaaliya ee saldhigoodu yahay Magaalada Asmara ayaa ka hadlay dagaaladii ugu danbeeyey ee ka dhacay Magaalada Muqdisho.

 

Hogaamiyahan ayaa beeniyay in dhinacooda ay dagaalo soo qaadeen ,ayna ciidamada Itoobiya ee kaalmeynaya dawladda Faderaalka ee Soomaaliya dagaalo xoog leh ku qaadeen Xarumaha ay dadka aan waxba galabsan joogaan.

 

Sheekh Shariif wuxuu ku eedeeyey dawladda Soomaaliya in ay dhibaato xoog leh kula kacday dad Soomaaliyeed ,ayna haboon tahay in ay raali galin deg deg ka soo saaraan.

 

Sheekh Shariif wuxuu dhaleeceeyey fal lasheegay in ay Ciidamada dawladda Soomaaliya & Itoobiya ku galeen Masjid weyn oo kuyaala magaalada Muqdishoi.

 

Gudoomiyaha Isbaheysiga la baxay Dibu xoreynta Soomaaliya ayaa ku dhawaaqay in ay ka fiirsan doonaan wada hadalo ay lagalaan dawladda faderaalka ee Soomaaliya & Wada hadalo dhinacyo badan lahaa oo ay wadeen dhinacyada kala duwan.

 

Hadalkaan ka soo baxay Hogaamiyaha Isbaheysiga Saldhigiisu yahay magaalada Asmara ayaa ku soo beegmaya xili ay dhawaanahaan socdeen wada hadalo Siyaasadeed oo dhexmarayay dawladda & Kooxaha ka soo horjeeda.

 

F. C. Geylan

AllPuntland

 

Look at the man that most of you dearly respect trying to block the peace efforts, he had not said it clearly but signalled for some sort of a delay, if you deny peace then what do you want, more bloodshed? I have had some respect for him but now looks to me like another fool...

Share this post


Link to post
Share on other sites
Emperor   

The goverments response to Shariif Ahmed and Asmara group: Do not go back on your words, stop doubly thinkig and revising issues, let the peace talks beggin and bear fruit..

 

Washignton: Dawladda Soomaaliya oo Jawaab celin deg deg ah ka bixisay hadal ka soo baxay Sheekh Shariif Sheekh Axmed.

22. april 2008

 

Washignton(AllPuntland)- Dawladda Faderaalka ee Soomaaliya ayaa war umuuqday Jawaab celin deg deg ah kana hadlayay war ka soo baxay Sheekh Shariif Sheekh Axmed.

 

Wasiirka arimaha dibada ee dalka Soomaaliya Cali Axmed Jaamac (Jangali)_ oo ka hadlayay warka ka soo baxay Isbaheysiga Asmara kuna aadanaa in ka fiirsan doonaan wada hadalo ay la galaan dawladda Soomaaliya.

 

Jangali wuxuu ka codsaday Isbaheysiga Asmara in aysan arintaasi ka fiirsan oo aysan Isbaheysigoodu ku xiran Sharuud wada hadalo ay la galaan dawladda Faderaalka ee Soomaaliya.

 

Isagoo sheegay in ayaga dawladd ahaan ay ka go’an tahay sii wadada wada hadalo ay Soomaali iskugu timaado ,wuxuuna ugu baaqay qof walboo Soomaaliyeed in uu ka shaqeeyo nabadgalyada Soomaaliya.

 

Wasiirka aruumaha dibadu wuxuu sheegay in ay dawladda Faderaalka ee Soomaaliya wado dadaal ay ku dooneyso in ay wax kaga qabato waxyaabaha ka taagan Soomaaliya.

 

Mar uu ka hadlayay dagaaladii ugu danbeeyey ee ka dhacay Caasumada Soomaaliya ,ayuu difaacay talaabadii ay ciidamada dawladda Soomaaliya & Kuwa Itoobiya wuxuuna ku sheegay mid ay muhiim tahay in dagaal lalagalo cidii weerar ku soo qaada ciidamada dawladda Soomaaliya.

 

F. C. Geylan

AllPuntland

 

 

What next, the TFG is ready to move forwad and meet the opposition unconditionally while headless chickens gathered in Asmara turning back from the peace table...

Share this post


Link to post
Share on other sites

Some enlightening for you niyow:

 

Isagoo sheegay in ayaga dawladd ahaan ay ka go’an tahay sii wadada wada hadalo ay Soomaali iskugu timaado ,wuxuuna ugu baaqay qof walboo Soomaaliyeed in uu ka shaqeeyo nabadgalyada Soomaaliya.

 

Wasiirka aruumaha dibadu wuxuu sheegay in ay dawladda Faderaalka ee Soomaaliya wado dadaal ay ku dooneyso in ay wax kaga qabato waxyaabaha ka taagan Soomaaliya.

 

HADDANA:

 

 

Mar uu ka hadlayay dagaaladii ugu danbeeyey ee ka dhacay Caasumada Soomaaliya ,
ayuu difaacay talaabadii ay ciidamada dawladda Soomaaliya & Kuwa Itoobiya
wuxuuna ku sheegay mid ay muhiim tahay in dagaal lalagalo cidii weerar ku soo qaada ciidamada dawladda Soomaaliya.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Emperor   

^What is your point man, what's that got to do with what I said, the last report is from the government and are ready for the peace talks to go ahead, the former is from Asmara group hinting for a delay...

 

What is the Enlightenment you talking about... it's good to see that you have been enlightened, Loool

Share this post


Link to post
Share on other sites
Abtigiis   

There is no Governmnet to talk to. It is better to talk to their masters, ethiopians. Afterall, decisons are made there.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Emperor   

^Thats your mentality in other words let the rain of death continue, no peace talks means more blood in which you seem to be very happy about it, hadhowna waxaad leedahay Xasuuq baa dhacay, not that Im condoning the killing of the innocent but that I am being more thoughtful and worried about the death that's to come for the Somalis in the next months and years ahead should there be no peace...

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this