Sign in to follow this  
Emperor

Alshabaab announce new administration for Jowhar

Recommended Posts

Emperor   

War deg deg ah: Ururka Alshabaab oo Maamul kaga dhawaaqay Magaalada Jowhar.

Ururka Alshabaab oo maalmo ka hor la wareegay gacan ku heynta Magaalada Jowhar ayaa maanta ku dhawaaqay Maamul ay sheegeen inay u sameeyeen Gobolka Shabellaha Dhexe, kadib munaasabad ka dhacday Magaalada oo ay ka qeyb galeen Culumaa'udiin iyo Odayaal.

 

Wakiilka Alshabaab ee Gobolka Banaadir Sheekh Cali Maxamed Xuseen ayaa sheegay inay Maamul u sameeyeen Gobolka, kadib markii ay la tashiyo la sameeyeen qeybaha kala duwan ee bulshada, waxaana uu sheegay in lagama maarmaan ay noqotay inay maamul u dhisaan, kaasoo wada habsami u socodka Gobolka.

 

Sheekh Cali Maxamed Xuseen ayaa tilmaamay in markii Mujaahidiinta ay la wareegeen Magaalada ay go'aansadeen inay Maamul u sameeyaan, kaasoo uu sheegay inuu noqon doono mid dadka ku dabaqa shareecada Islaamka.

 

Waxaa uu sheegay inay u magacaabeen Waaliga Wilaayada Alshabaab ee Shabellaha Dhexe ama Gudoomiyaha Maamulka Alshabaab ee Gobolka Shabellaha Dhexe Sheekh C/raxmaan Xasan Xuseen oo loo yaqaan Macalin Cabdi.

 

Sheekh C/raxmaan waxaa uu ka mid ahaa Maamulkii Maxkamadaha Islaamka, isagoona muddo lix bilood ka hor ahaa Gudoomiye Kuxigeenkii Maxkamadaha islaamka ee Gobolka, hase ahaatee waxaa ay is khilaafeen Gudoomiyihii hore Macalin Dahir, taasoo markii dambe keentay inuu ku biro Ururka Alshabaab.

 

Ururka Alshabaab ayaa sidoo kale sheegay in ay dib ka soo magacaabayaan xubnaha kale ee Maamulka Gobolka, sida dhinacyada Amniga, dhaqaalaha iyo Gudoomiyeyaasha Degmooyinka, waxaana ay sheegeen inay la tashi la sameyn doonaan dadka deegaanka.

 

 

Hooyga wararka Somaliyed

www.Jowhar.com

Jowharcom@hotmail.co m

Jowharcom@gmail.com

Share this post


Link to post
Share on other sites
Kashafa   

Guul iyo Gobonimo for the Mujaahideen Gacals.

 

Xiin, my defeated abti, while you are scheming and inciting clan strife to 'retake' Jowhar, Xarakutul Shabaab Al-Mujaahideen has already announced a Maamul(administratio n) in Jowhar, so that they can implement same successful governing model that has produced peace and prosperity in Baidoa, Marka, and Kismaayo.

 

Shame, don't you think ? While you are left wallowing in clan hatred and clan owr-kacsi in your middle/old age to see the flower of Somali Youth leading and building and progressing and commanding ?

 

Shame, abti.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Meiji   

NOTHING NEW, THE SAME WARLORD TACTICS IN ACTION.

 

I presented this analysis not long ago: It was directed against the religious pretenders in control of Jowhar at that time, but it can be used against the current faction too.

 

The Islamic administration in Jowhar-Middle Shabelle seized power through the gun.

 

They defeated the previous administration of warlord M.dheere, and replaced it with their Islamic administration.

 

 

This Islamic administration exhibits the same structure and modus operandi of the previous secular (warlord) administrations.

 

Few characteristics:

 

-A close unit of individuals that share ideals with their own private militia take control over strategic points of the city.

-They try to appease different segments of the society in accepting their rule

-They establish relative stability and sense of authority in the city by the barrel of the gun.

- After been in control for a quite time, they start to organize a governing body for the city, which they have created and is composed of their men with no prior consultation or involvement of the society it is ment to govern.

- They announce the creation of the local administration through radio and other media, and expect the people will support it, voluntarily prefered, if not by the gun.

- Then they resort to ''taxation'' (extortion) by sheer force.

 

---------------

 

Why should the people of Jowhar pay taxes while they have NO political representation?

 

The Islamic group that has set up their islamic administration did not consult with the people, did not explain to the people their agenda, and want to extort the people from their money to finance the existence of their administration?

 

What makes them any different then the previous warlord administration?

http://www.somaliaon line.com/ubb/ultimat ebb.php?/topic/9/173 08#000000

Share this post


Link to post
Share on other sites
Meiji   

FEW QUESTIONS:

 

Did the region not have a prior ''Islamic administration''?

 

What makes this current ''Islamic administration'' different?

 

 

As I said many times: we are dealing with warlord entities replacing each other and appying the same tactics.

 

Tomorrow, another warlord entity will defeat the current one (Alshabab) and announce yet again a ''NEW ADMINISTRATION'' through the BARREL OF THE GUN.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Emperor   

^Don't confuse yourself pal, this is not Shariif Ahmed's yesteryear UIC, its Alshabaab settinp up and forming the administration...

 

 

-------------------- ----------------

 

Maamul hoos taga ururka Al shabaab oo looga dhawaaqay goordhow magaalada Jowhar.

Posted: 5/20/2009 8:15:00 PM

Shabelle: JOWHAR

Waxaa magaalada Jowhar ee xarunta gobolka Sh/dhexe looga dhawaaqay maamul islaami ah oo hoos taga ururka Alshabaab oo dhawaan la wareegay magaaladaasi.

 

Maamulkani oo noqon doona mid islaami ah ayaa waxaa goordhow looga dhawaaqay magaalada Jowhar kadib kulan ay wada qaateen qeybaha kala duwan ee bulshada ku dhaqan magaaladaasi iyo saraakiil ka tirsan ururka Al shabaab.

 

Warkaasi oo dhameystiran goordhow filo Insha Allaa

Share this post


Link to post
Share on other sites
Meiji   

Emperor,

 

Sh.Shariif does not concern me.

 

I am pointing to the silly game of ''seizing a town through the barrel and annoucning a paper administration that is legitimized by the barrel of the gun''.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Meiji   

Originally posted by Emperor:

^Don't confuse yourself pal, this is not Shariif Ahmed's
yesteryear UIC
, its Alshabaab settinp up and forming the administration...

 

 

-------------------- ----------------

 

Maamul hoos taga ururka Al shabaab oo looga dhawaaqay goordhow magaalada Jowhar.

Posted: 5/20/2009 8:15:00 PM

Shabelle: JOWHAR

Waxaa magaalada Jowhar ee xarunta gobolka Sh/dhexe looga dhawaaqay maamul islaami ah oo hoos taga ururka Alshabaab oo dhawaan la wareegay magaaladaasi.

 

Maamulkani oo noqon doona mid islaami ah ayaa waxaa goordhow looga dhawaaqay magaalada Jowhar kadib kulan ay wada qaateen qeybaha kala duwan ee bulshada ku dhaqan magaaladaasi iyo saraakiil ka tirsan ururka Al shabaab.

 

Warkaasi oo dhameystiran goordhow filo Insha Allaa

You should read what you post. The ''new men'' in this ''new administration'' are the same ones in the ICU admin:

 

------

 

Waxaa uu sheegay inay u magacaabeen Waaliga Wilaayada Alshabaab ee Shabellaha Dhexe ama Gudoomiyaha Maamulka Alshabaab ee Gobolka Shabellaha Dhexe Sheekh C/raxmaan Xasan Xuseen oo loo yaqaan Macalin Cabdi.

 

Sheekh C/raxmaan waxaa uu ka mid ahaa Maamulkii Maxkamadaha Islaamka , isagoona muddo lix bilood ka hor ahaa Gudoomiye Kuxigeenkii Maxkamadaha islaamka ee Gobolka, hase ahaatee waxaa ay is khilaafeen Gudoomiyihii hore Macalin Dahir, taasoo markii dambe keentay inuu ku biro Ururka Alshabaab.

 

Ururka Alshabaab ayaa sidoo kale sheegay in ay dib ka soo magacaabayaan xubnaha kale ee Maamulka Gobolka, sida dhinacyada Amniga, dhaqaalaha iyo Gudoomiyeyaasha Degmooyinka, waxaana ay sheegeen inay la tashi la sameyn doonaan dadka deegaanka.

 

 

Or is your cuqdad and hatred for Sh.Shariif blinding you?

Share this post


Link to post
Share on other sites
Emperor   

^Adeer keep your rabish cuqdad, we teach you, you take it ...

 

Shariif Ahmed is weak novice, I simply pity him...

 

The truth is, the current Administration of Jowhar is Alshabaab and the previous UIC group you keep talking about run for their lives few days ago... that's a FACT, deal with it... wax been ah iyo your opinion meesha hala imaanin.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Meiji   

One must be able to read before teaching.

 

So go to school, and learn how to read first.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Emperor   

Xarakada Alshabaab oo Maamul cusub u magacowday gobolka Sh/dhexe

 

Ku dhawaaqista maamulkan cusub ee ka howl galaya magaalada Jowhar xarunta gobolka Sh Shexe ayaa imaneysa ka dib markii halkaasi ay gacan ku heynteeda la wereegeen Xarakada Alshabaab maalmo ka hor .

 

Madaxa alshabab magaalada Muqdisho ayaa ku dhawaaqay gudoomiyaha cusub ee loo magacaabay maamulka gobolka shabellaha dhexe iyadoo loomagacaabay maamulkaasi Sh C/raxmaan Xasan Xuseyn oo mar gudoomiye ku xigeen ka ahaanjiray isla Gobolka haatan gudoomiye nimadiisa loo magacaabay xiligii uu ku sugnaa maamulka dowlada.

 

Goobta lagu magacaabayay maanta masuulkan cusub ee mudooyinka cusub Alshabaab uga matalaya maamulka gobolka Shabellaha dhexe ayaa waxaa ka soo qeybgalay oo goobjoga haa waxgarad, Culimaaudiin iyo weliba Odayaal ka soo jeeda magaalada Jowhar.

 

Halkaasi hadalo farabadan ayaa laga soo kala jeediyay waxaana ka mid ahaa ragii halkaasi ka hadlay odayaasha gobolka Culimaaudiinka iyo masuulka xarakada alshabaab Muqdisho iyagoo ku booriyay in masuulka loo magacaabay maamulka si weyn loola shaqeeyo .

 

Inkastoo gudoomiyahan cusub uusan aheyn kii ugu horeeyay ee loo magacaabo maamulkan islamarkaana uu noqonayo kii 4raad ee loo magacabo sh/dhexe tan iyo wixii ka dambeeyay magacaabistii dowladii Madaxweynihii hore Soomaaliya C/laahi Yuusuf Axmed ayaa waxay kusoo beegmaysaa xili nidaamka gobolka Sh Dhexe xaaladiisu tahay mid aan fadhiyin lagana dareemayo isku dhaxyaac hadii ay noqonlaheyd dhanka amaanka iyo hadii ay noqonlaheyd dhinac kala dambeyn.

 

Dhanka kale warar soo baxaya ayaa sheegaya in xarumaha Hay’adaha Samafalka magaalada Jowhar Xarunta gobolka Sh dhexe ay ku soconayaan dhac iyo falal lagu qaadanayo qalabkii yiilay islamarkaana aan ka hadal laheyn.

 

Isku soo wada duub oo tan ayaa waxay ku soo beegmaysaa xili maamulka haatan gacanta ku haya gobolka ee alshabaab uu meel fagaare ah ka sheegay in tilaabo laga qaadi doono cidii falal dhac iyo handadadba u geysata Hay’adaha Samafalka ee kusugan gudaha Jowhar.

 

SBCInternational- Jowhar

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this