Sign in to follow this  
Juje

HornAfrik Director Murdered...!

Recommended Posts

Coloow   

Is it not possibly that this marxuum's murder has nothing to do with politics? maybe a disgruntled employee; neighbour, love gone sour; revenge for past issues; robbery gone bad; the hypotheses could many.

 

 

P.s if only we could dedicate a word (not a sentence, not a topic, not a page) but a word for every somali who has murdered the last two decades, this site would have crushed!

Share this post


Link to post
Share on other sites
wayrax   

This is very sad indeed. But why did he have to go there if he knew there were guys who had some beef with him? You know what I mean.

 

Allaha u Naxriisto miskiinkaas.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Abwaan   

Originally posted by Libaax-Sankataabte:

The plot thickens. Who is behind this then?

 

Ethiopian agents?? Others??

well said...let us think about this as well!

Share this post


Link to post
Share on other sites
Meiji   

Maxaa loo dilay Wariye Saciid Tahliil Axmed

 

Durba waxaa soo baxaya shakiyo iyo tuhun laga keenayo dilkii shalay Magaalada Muqdisho loogu geystay Agaasimihii Idaacada Horn Afrik Marxuum Saciid Tahliil Axmed oo niman hubeysan ay dharaar cad bartamaha Suuqa Bakaaraha ku dileen.

 

 

Inkastoo aan jirin cid sheegatay dilkaas iyo kooxaha ka dambeeyay ayaa hadana warbaahinta Muqdisho bilaabeen inay dib u milicsadaan sababta dilkaas keenay, iyagoona bilaabay inay su'aalo iska weydiiyaan.

 

 

Dilka Allaha u naxariistee Saciid Tahliil oo gacan ka gardaran ay dishay ayaa loo maleynayaa inuu daba socdo go'aano Muhiim ah oo ay Warbaahinta Muqdisho ka qaadatay Siyaasadaha is diidan ee dalka ka jira, kaasoo noqday mid Saxaafada un bartilmaameed u noqotay.

 

 

Kulamo xiriir ah oo ay todobaadkii tagay Idaacadaha Muqdisho gaar ahaan Agaasimayaasha iyo Tifaftirayaasha yeesheen ayaa waxaa uu ku dhex maray Xarunta Idaacada IQK, kaasoo ay ku falan qeeyeen arrimo xasaasi ah oo ku tacaluqa siyaasadaha is diidan ee ka jira dalka.

 

 

Ugu dambeyn kulankaas kadib ayay Warbaahinta ka soo saareen Qodobo muhiim ah oo ku aadan habka xilligan Warbaahinta u shaqeyso iyo sida Warbaahinta looga baahan yahay inay isku duubni sameeyaan oo ay ka shaqeeyaan nabada iyo horumarka.

 

 

1-In aan la baahin Muxaadarooyinka sida tooska ah loogu xirayo Idaacadaha Masaajidada oo ay qabtaan Culumadda Soomaaliyeed kuwaasoo ay marar badan dhacday in Mowduucyo Siyaasadeed looga faa’iidaystay iyo arrimo ka baxsan wixii muxaadarada loo qabtay,Waxaana la isla gartay in Muxaadarooyinkaasi loo diro Wariyayaal lana soo duubo,marka la tifaftiro kadibna la baahiyo.

 

 

2-In aan la aqbalin Shirarka Jaraa’id ee Qadadka Taleefoonadda, mar hadii ay meesha ka baxeen Ciidamadda Ethiopia oo ahaa sababtii keentay in Dadka qaarkiis ay Shirarka Jaraa’id ku qabtaan Taleefoonadda,Waxaana loo soo jeediyay Xoogaga Islaamiyiinta iyo Cid kasta oo doonaysa in Shir Saxaafadeed ay qabato inay soo wargaliso Maamulada Xarumaha Warbaahinta kadibna wariyayaal loo diro, xittaa haddii ay Gobol tahay.

 

3-In aan la wareysan qof aysan Bulshaddu ku aqoon Siyaasadda ama waxa uu markaasi ka hadlayo, isla markaana aan laheyn Darajo la yaqaan iyo Magac, iyo in aan la buun buunin koox cusub iyo shaqsi cusub oo Bulshadda aan ku soo kordhinayn wax faa’iido ah, waxaana la isla gartay in dadka la xiganayo ay Noqdaan masuuliyiinta Caanka ah ee la yaqaan oo aanan annagu Xarumaheena warbaahinta ku soo caan bixin qof cusub oo Bulshada aan wax faa’iido ah ku soo kordhinayn.

 

4-ugu dambayntii waxa ay Warbaahintu isla garatay in la dhiiragaliyo cid kasta oo Nabada ka shaqaynaysa, isla markaana aan bulshadda loo gudbin wararka kicin kara xiisad iyo dhibaato.

 

 

Xarumaha Warbaahinta Xorta ah ee Soomaaliya waxey isla garteen in Qodobadan si isku mid ah loo meel mariyo, isla markaana ay yeeshaan Kulamo joogto ah si looga tashado hadba doorka kaga aadan Nabadda iyo Horumarinta.

 

Tan iyo markii Qodobadan la meel mariyay waxey Xarumaha Warbaahintu is hor istaageen Shirar Jaraa’id oo ay qadka isgaarsiinta ku qabteen qaar ka mid ah Garabyada Muqaawamada iyo garabyo siyaasadeed taasoo loo sababeeyay in dadka ka hadlay aysan ahayn kuwa ku mansab ah Masuuliyiinta ay eedaynayeen.

 

 

Qodobadan ma waxa la isku dilaa

 

http://www.mareeg.com/fidsan.php?sid=10353&tirsan= 2

Share this post


Link to post
Share on other sites
Thierry.   

Why are we deluding ourselves no one but they who invited him are behind this. How come none of them got killed and how come they didn’t protect Saciid (ra) who was under their guardianship if they believe he was innocent.

 

I hate suspicions but this looks like retaliation against Ahmed Abdi Salaan actions

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this