Sign in to follow this  
Juje

Could this signal the End of Yeey's Reign ?

Recommended Posts

Juje   

Xildhibaannada Baarlamaanka Soomaaliya oo soo dhaweeyay Shirka Dowladda loogu qabanayo

Jimco, October 03, 2008(HOL): Xildhibaano ka tirsan Baarlamaanka Soomaaliya ayaa waxay soo dhaweeyeen dadaallo ay wadaan Urur Goboleedka IGAD iyo Beesha Caalamka, kaasi oo wax looga qabanayo xaaladaha Siyaaso-Ammaan ee dalka Soomaaliya.

Xildhibaan Cali C/llaahi Cosoble oo ka mid ah mudanayaasha Baalamaanka Soomaaliya ayaa sheegay in dadaalka uu wado urur goboleedka IGAD uu yahay mid mudan in la soo dhaweeyo, wuxuuna caddeeyay in dadaalladaas ay wax ka weyn ka bedeli doonaan xaaladda uu ku sugan yahay dalka Soomaaliya.

Xildhibaanka oo u waramayay Idaacadda Horn Afrik ee Magaalada Muqdisho waxa uu sheegay in shir uu Urur Goboleedka IGAD Nairobi ugu qabanayo Xubnaha Dowladda Federaalka Soomaaliya uu ku soo beegmayo iyadoo ay dalka Soomaaliya ka jiraan qalalaase siyaasadeed iyo mid ammaan.

“Waan soo dhaweyneynaa shirkaas, waxaana is-leenahay wuxuu ku soo hagaagay waqtigii loo baahnaa waayo dalka Soomaaliya hataan wuxuu ku jiraa dhibaato baaxad leh, waqtigii dowladda federaalkana waa uu sii dhamaanayaa”ayuu yiri Xildhibaan Cali C/llaahi Cosoble.

Sida lagu sheegay war-murtiyeed ay soo saareen Wasiirradda Arrimaha Dibadda Dalalka ku bahoobay Urur Goboleedka IGAD oo dhawaan ku shiray Safaaradda Itoobiya ee Dalka Mareykanka waxaa shirka loo qabanayo Madaxda iyo Xubnaha Hay’adaha Dastuuriga ah ee Dowladda Federaalka uu ku saabsan sidii xal loogu heli lahaa mushkiladda ka taagan Soomaaliya, gaar ahaan arrimaha nabadgelyada iyo siyaasadda.

Waxaa jira warar sheegaya in shirka Nairobi loogu qabanayo Dowladda Federaalka uu ku saabsan yahay sidii madaxda iyo xubnaha Baarlamaanka Soomaaliya looga dhaadhicin lahaa in la qabto shirweyne lagu soo dhisayo Dowlad ay ka wada qeybgalaan Dowladda Federaalka iyo Mucaaradka ka soo horjeeda.

Salaad Iidow Xasan (Xiis). Hiiraan Online

sxiis@hiiraan.com

Mogadishu, Somalia

Source

Share this post


Link to post
Share on other sites

Waryaa Ngonge nagayska jooji!

 

Juje, DeLaYed-sHlaYed...No parliament is going to Nairobi next week...kapish!

 

 

dhulQarnayn :cool:

Republic Of California

Share this post


Link to post
Share on other sites
Juje   

Originally posted by dhulQarnayn:

I, dhulQarnayn,
DO CONFIRM
that Juje's hogwash about the TFG (including its parliament) being recalled to Nairobi
IS
a bag full of
[ho(cus-pocus) + (bun)kum]
, ergo
hocum
!

Now compare this to what you quoted from Carmoyin.com......meel lagu raaco yeelo.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Juje,

 

Allow to me quote your very first post on this thread......

 

Originally posted by Juje:

Madaxda Somalia oo Nairobi looga Yeeray

 

Urur goboleedka IGAD, golihiisa wasiirada, oo ku shiray New York, ayaa go'aansaday in madaxda dowladda iyo dhamaan xubnaha baarlamaanka ay
todobaadka soo socda
ka soo qaybgalaan shirkan oo looga si deg deg ah looga wadahadlayo xaaladda ammaanka iyo siyaasadda hadda ka taagan Soomaaliya.

I don't know how many times I gotta repeat myself on this issue, but No TFG government will go to Nairobi todobaadka soo socda-- as in, this COMING week...Kapish!

 

Juje, sir, this game is way above your pay grade. So you need to relax and utilize your time more productively.... icon_razz.gif

 

 

Dowladaha IGAD oo isku khilaafsan imaanshaha Dowlada Fedaralka ee Nairobi

 

Warar laga heleyo ilo ku dhow diblomaasiyiin sare oo ka tirsan urur goboleedka IGAD ayaa shaaca ka qaadey in wadamada xubnaha ka ah ururka IGAD ay isku diidan yihiin dalabka IGAD iyo QM ee ku aadan in dhammaan madaxda DF iyo weliba xubnaha golayaasha wasiirada iyo barlamaankuba ay iska soo xaadiriyaan magaalada Nairobi ee dalka Kenya.

 

Kulan qarsoodi ah oo magaalada Nairobi ku dhexmarey madax ka tirsan wadamada xubnaha ka ah IGAD ayaa la isku afgaran waayey in madaxda DF ee Somalia ay xilligan yimaadaan Kenya.

 

Wadamada Ethoipia, Uganda iyo Kenya ayaa soo jeediyey hindisaha loogu yeerayo masuuliyiinta DF si halkaasi loogu qabto kulan wada tashi ah oo dhexmari lahaa saraakiisha IGAD iyo xubnaha goleyaasha DF, laakiin wadamada Djibouti, Sudan iyo Eritrea ayaa gaashaanka ku dhuftey hindisahaasi oo ku tilmaamey mid aan xilligan loo baahneyn, maadaama DF ay hadda dalka joogto ayna wado hawlo dib heshiisiin iyo ammaanka ku saabsan.

 

Hindisaha IGAD ee loogu yeeray DKMG ayaa waxaa ay IGAD go’aansadeen intii uu socdey kulankii guud ee QM ee New York ku soo dhamaadey bishii hore.

 

Waxaana jira warar soo baxayey oo sheegaya in u yeeritaanka masuuliiyinta DKMG ay wax ku leedahay QM, kaasi oo ujeedadiisu tahay in QM ay isku daydo inay faro gelin ku sameyso xaaladaha ammaanka iyo dib u heshiisiinta.

 

Lama oga waxyabaha uu salku ku hayo khilaafka wadamada IGAD ka dhex abuurey, hase yeeshee diblomaasiyiin Nairobi ku sugan, oo magacooda diidey inaan xigano ayaa xaqiijiyey in arinta khilaafka siyaasadeed ee Ethoipia iyo Eritrea ka dhexeeya uu u muuqdo in si toos ah uu saameyn ugu yeeshey hawl fulinta Urur Goboleedka IGAD.

 

Hindisaha u yeeritaanka Madaxda DF ee ay ku tegi lahaayeen Nairobi ayaa isaguna u muuqda inaanu suuro geli karin, maadaama IGAD dhexdeeda ay isku diidan tahay mashruucaasi.

 

DF ee Soomaaliya oo Nairobi lagu soo dhisey 2004, waxaa dhismeheeda kaalin ku lahaa IGAD.

 

Dhinaca DF masuliyiinteeda ayaan iyaguna wax hadal ah aan ka soo saarin yeeritaanka looga yeeray Nairobi iyo khilaafka IGAD dhexdeeda ee qorshahaasi ka dhashey.

dhulQarnayn :cool:

Republic Of California

Share this post


Link to post
Share on other sites
Qorax   

dhulQarnayn sxb suaal: imisa sanno ayad jirta horta? caruurnimo meesha la timid saaxiib ka da sheekada ha shaqsiyeenin.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Originally posted by Alfa:

dhulQarnayn sxb suaal: imisa sanno ayad jirta horta? caruurnimo meesha la timid saaxiib ka da sheekada ha shaqsiyeenin.

Alfa, saaxiib, about that you are partially correct. It maybe a waste of time for me to engage this guy, but I disagree that I have said anything bad to him.

 

He came in here slinging his pretentious and backwards bililiqo nonsense, and I just had to set the record straight. He left me no choice but to correct his crooked logic, which was built upon distorted, convoluted and manipulated facts.

 

I am not here to make fun of him-- I am here to rectify the falsehoods he keeps publishing on this thread. And, I find it incumbent upon me, to protect the gullible knuckleheads of SOL, from cultish deviant propaganda. Such dogma-like brainwashing should not be tolerated, in my opinion. ;)

 

dhulQarnayn :cool:

Republic Of California

Share this post


Link to post
Share on other sites
Juje   

MEETING OF US ALLIES IN THE HORN REGION – An inventory and observation

 

Venue: New York, USA

 

Date of the meeting: September 24, 2008

 

Participants:

 

1. President Yoweri Kaguta Museveni of Uganda and his Foreign Minister - Sam Kutesa

 

2. Premier Ato Meles Zenawi of Ethiopia and his foreign minister - Ato Seyoum Mesfin

 

3. Jendayi Fraser – US assistant Secretary of State for Africa

 

4. Antoinette Batumubwira - Foreign Minister of Burundi

 

5. Ali Ahmed Jama Jangeli - Minister of foreign affairs and international cooperation - TFG

 

6. Jeng Ping - Chairperson of the AU Commissions

 

I. Summary of the proceedings

 

This was a close door session and has lasted for 2 hours with most of the time reportedly taken by PM Meles Zenawi of Ethiopia. A source in attendance reported that PM Zenawi was overtaken by anger directed at the TFI leadership and in particular their failure to meet Addis expectations. In some cases the PM has made a personal attack on the TFG leadership noting serious gaps on their capacity, competence, commitment and willingness to deliver.

 

Below is an inventory of the notable areas of the proceedings: -

 

President Museveni (Uganda):

 

· Escalations in Somalia and attacks on AMISOM and other targets on increase.

 

· Need for timely international engagements to boost the capability of the boots on the ground to expand the interventions and contain reigning chaos. The situation on the ground is deteriorating and calls for both commitment of the Somalis as well as sustained engagement of the international community.

 

PM Zenawi (Ethiopia):

 

· First and foremost, a brief advice to President Museveni over the situation in Somalia and value of engagements; no hope in Somalia and hence no need to waste your precious time and resources.

 

· Not happy with the situation in Somalia because breakthrough is unforeseeable unless there is change of leadership. The leaderships have failed even on recruitment of the security forces that are fundamental to short and long-term stabilisation of Somalia. Their recruitment drive has targeted those serving in the late Barre regime that are in retirement age and cannot undertake challenges of the moment. In contrary, the insurgents force power is drawn from the young generation and this is the reason for its advantage over the TFG forces. The challenges on the ground are continuous and exhaustive and would only allow those in their youthful ages to remain actively engaged and on a regular basis. That is why the insurgents overrun the TFG forces in combat operations.

 

· We have trained good number of the TFG forces with an aim to boost their capability. However, the president has insisted for transfer of the units to the TFG while the PM Nuur Adde preferred the troops to remain under our control. Thereafter, we handed-over the units to the TFG and most have dispersed and joined the insurgents. There is a serious leadership problem in Somalia that threatens any sort of progress. ENDF were sent to Somalia in order to support the TFG, but not as they insisted to be hostage for their personal agendas. The problem in Somalia is exclusively caused by the ****** and the ****** clans. The ****** had their lesson in the course of our engagement and we would obviously withdraw ENDF to positions within our border with Somalia. That will not restrict us from carrying out operations to neutralise terrorist threats within Somalia. If Islamist leadership is appointed we would obviously return to crush.

 

· TFG is responsible for fall of Kismayo town to the Al-Shabab. It is through their willingness that this has happened and is unacceptable. We cannot remain engaged with the current leadership whose only contribution is failure. We would withdraw our forces and no need to wait for such leadership anymore. We would position our forces into our border areas but with effective response for an offensive in any area within Somalia where the terrorist are engaged in reorganisation or plans to launch threats.

 

· The international community has also failed to meet its part of the obligation. The widening scale of the burden in Somalia deserves not underestimation or to be treated as an assignment for few. The danger posed by the situation in Somalia is clear and self explanatory today than ever. Now the magnitude of the crisis is felt by everybody, and if not on the mainland through pirates operating both in the Somali and the international waters. Mushrooming of piracy is a sign of the threat's spill over beyond Somalia.

 

· We have remained at the disposal of the TFG and hailed our advice from time to time. We have recommended actions on several fronts to promote reconciliation: inter-****** dialogue, removal of the Banadir mayor and his replacement constituted through election. We invested and negotiated towards institutionalised approach in overcoming recurrent intra-TFG leadership's dispute. This was adopted by the TFI leaders in form of a roadmap in Addis on 26th August, 2008. The leaders committed themselves for an immediate implementation. However, the same leaders failed to implement the deal as agreed. Therefore, the problem within the TFI is about the leaders and this must come to an end in order to resolve the challenges once and for all. The mandate of the TFG is on its verge, and success is likely, if the transition is well managed, and above all carryout within set timeframe tasks as stipulated on the TF charter.

 

· Successful transition is unlikely in the current situation and settings. The leadership must be challenged with a strong message including serious loopholes in their conduct and resultant frustration of all stakeholders. The best opportunity is to invite the TFI leaderships and the Parliament to the IGAD Summit in the 1st Week of October 2008. This opportunity must be used to revisit the current realities for an informed decision on the way forward.

 

President Museveni (Uganda):

 

· May be my experiences of guerrilla movements would be relevant; the best approach to put in place an effective security force is not just joint operations in the background of incompatible standard of trainings. If there is capability gap between the TFG security apparatus and the other allied forces, then it is unlikely to be successful. Attachments of TFG units to the allied forces would sharpen their skills and empower ultimately to take control of their future. On another note, the magnitude of the happenings on the ground calls for integrated international community engagement; military and political fronts among others.

 

Madame Fraser (USA):

 

· Why is AU failing to lobby for more troops engagement in Somalia. What is the difference between Somalia and other hotspots? I think it is the time for the AU to seriously advocate and convince member states for timely deployment in Somalia.

 

II. Related events

 

In another movement, the Ethiopian leaders met the UK minister for Africa and briefed him on their planned events to strengthen the TFG, including meetings with the TFI leaders and the parliament in Kenya during the IGAD Summit slated for the 1st week of October 2008. The UK minister later met Somalia delegation and enquired about the logic of relocating the entire parliament for a meeting in Kenya.

 

Additional reporting indicated that the Ethiopian leaders have informed some of the IGAD member state officials involved in the separate meeting on Somalia over their success for funding to the initiative. Ethiopian leaders reportedly noted breakthrough in a meeting with Commissioner Louis Michel of the EC over IGAD's project aiming relocation of the entire TFI members for consultations in Kenya.

 

III. Observation

 

Anger by the Ethiopian leadership centralised on frustration has seemingly dominated this meeting that is exclusively by design for US allies in the region. Though message by the PM was not sinking well with Madame Fraser, in the bottom-line Ethiopia is both a liability and an asset. Both continued engagements in Somalia and its withdrawal without a replacement is a liability to the US foreign policy in the region. Addis engagement at least in the remaining days of the Bush administration would be an added value. An abrupt withdrawal without deployment of significant forces would endanger both the existence of the TFG and presence of AMISOM. In practical terms, AMISOM is there by virtue of the Ethiopian force-power. Resultant deterioration and further desperations in case of Ethiopian troops pullout in the absence of effective replacement would be a slap in the face of the Republican bid for presidency in addition to the unpopularity harnessed by the financial crisis. May be that is why Fraser has shifted blame to a soft target, namely the AU.

 

The statement by Zenawi suggests recognition of their failure in Somalia and manoeuvre on options for damage limitations. Its leadership of IGAD gives an opportunity to explore agendas without minimal explanation to the entire regional body members. The blame on the TFI leaderships may hold water, but Ethiopia is not the one to make such claims. Ethiopia has played a key role in the selection of TFI members and election of the leaderships, except for the PM to some extent. Ethiopia has made a hasty decision in the original onslaught in Somalia whose ramification to Addis may be emerging day by day, but worst would unfold if it pursues indecisive withdrawal. Predictably, the initial incursion was a strategic error and same may be true for a withdrawal that leaves a vacuum. Tactical error could be repairable not double strategic errors and in particular for the case of a third world country with progressive intra and interstate conflicts.

 

Ethiopian military movements were reported in Gedo and the Bakool region in the last few days. The convoy in the Gedo region were spotted in Bohola-Garas area (near Luuq) on 5th October 2008. The offensive through Gedo region is reportedly headed towards Lower and Middle Juba regions. Though reports indicate Kismayo, i suspect it to be tactical pressure to deescalate mounting insurgents' offensive in Mogadishu. Insurgents groups responsible for the recent attacks in Mogadishu are coming from Lower Juba region including Kismayo.

 

It is rainy season and offensive to Kismayo without intelligence and logistical support of a third party with technological advancement may be suicidal to the ENDF at this point in time. Again, we cannot underestimate hawkish nature of the ENDF and preoccupation to the strategic settings of Kismayo to its internal opposition movements. However, of importance in operations of this nature apart from knowledge of the enemy capability is whether there is structure in place to take over and sustain the gains. Clan is not a predictable force to go for such a gamble but state does. Is TFG capable of mobilising for such an assignment? At this point in time, TFG is unlikely to assume assignment of this nature.

 

Lastly, Yussuf is unaware of the details pertaining to the IGAD initiative and would be reportedly unwilling to attend. The Speaker is faced with a fear factor over the initiative and is unlikely to resist an agenda pushed by Ethiopia. An official from the TFG foreign ministry has reported over the media (5th October) that the IGAD meeting is rescheduled for 26th October 2008.

The challenge on the Somali political environment is not limited to the TFG. Despite covet at this stage, bubbles of dispute is in the making within the ARS (D). Some key elements within the ARS are displeased with the mix-up on roles of the Central Committee and the Executive body. Both Sharifs are together most of the time and manage business of day without clear lines on who is what? The Central Committee Chair - Sharif Hassan is engaged on the role of the Executive organ. There are no internal regulations and procedures to govern how members or officials should conduct themselves in business. Some members attributed the challenge that led to the deadlock in the 2nd session of the High Level and Joint Security Committees in Djibouti between 17th to 22 September 2008 to misinformation by 3 members of the ARS. Lack of clear policy or agreed plan on how to proceed on the dialogue with the TFG remains another grey area exploited by rejectionists.

 

Source

Share this post


Link to post
Share on other sites
Juje   

I call my witness Xaaji Ngonge....the said meeting is taking place in Nairobi...that was denied by DQ (Shameless git)...hence I seek the apology I requested before hand ..like writing 1000 lines of ,......

Thank You.

 

Afar afar Fataxo isku so dara bal in odeyga Alla ka badbadsho isbedelka so socda.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Juje   

Nayroobi: Shirka DFKMGS & Urur Gobaleedaka IGAD oo beri furmaya.

 

Nayroobi(AllPuntland)- Waxaa maalinta berita ah si rasmi ah uga furmaya Magaalada Nayroobi shir ay iskugu imaan doonaan dawladda faderaalka ee Soomaaliyeed & Urur Gobaleedka IGAD, kaasoo aan la aqoon waxyaabaha lugu falanqeyn doono.

 

Shirka oo la filayay in uu maanta furmo ayaa maanta la dhigay maalintii ay isdiwaangalin lahaayeen baarlamaanka Faderaalka ee Soomaaliya, waxaana waqtigan ku soo xirantay Magaalada Nayroobi isdiwaangalintii, sida uu soo sheegayo Wariyaha AllPuntland ee Magaalada Nayroobi oo hada la socda dhaqdhaqaaqyada Shirkaasi.

 

Maalinta beri ah oo lafilayo in shirkan si rasmi ah ufurmo ayaa lafilayaa in ay kulmayaan Madaxweynaha Soomaaliya, Wasiirka koowaad & Afhayeenka baarlamaanka Soomaaliya oo dhinac ah & Hogaamiyaasha IGAD oo dhinac ah oo ka wada hadli doonaa xaaladaha ka taagan gudaha dalka Soomaaliya.

 

Wariyaha AllPuntland ayaa sheegaya in aan cidna faahfaahin badan ka bixin karin waxyaabaha looga hadlayo shirarka dawladda Faderaaliga ah & Urur gobaleedka IGAD, waxa ayna wararku sheegayaan in ay qodobo door ah ka wada hadli doonaan dhinacyadan.

 

08:00Subaxnimo ee berito ayaa laquuldareynayaa in uu furmo Shirweynaha, waxa ayna sheegayaan Warar Madax banaan in isla berito ay kulmayaan Madaxda dawladda faderaalka ee Soomaaliya & labada Gole ee kale ayagoo markaasi ka wada hadlaya xaaladaha Soomaaliya.

 

Waxa ugu badan ee la hadal-hayo ayaa ah in waqtiga loo kordhiyo dawladda Faderaalka ee Soomaaliya, markii ay qodobo badan guul ka gaartay halka ugu badana ay wali ku guuleysan la'adahay sida Maamul dhisida gobalada dalka Soomaaliya, inkastoo dawladda Soomaaliya soo martay dagaaladii ugu adkaa ee ka dhacay gudaha dalka Soomaaliya, marka xataa loo fiiriyo dagaaladii Sokeeye ee ka dhacay gudaha Soomaaliya markii ay Jamhada hubeysan Muqdisho ka saareen Dawladdii Dhexe ee Soomaaliya.

 

Shabakada Wararka ee AllPuntland oo utaagan in ay Umada Soomaaliyeed usoo bandhigto xaqiiqada & warar faahfaahsan oo ku saabsan Xaaladaha Soomaaliya, waxaad saacad kasta & Daqiiqad walba kala soconeysaa Wararka hadba ugu dambeeya ee Shirka Magaalada Nayroobi, waxaana halkaasi jooga Wariyaal ka socda AllPuntland.

 

F. C. Geylan

 

I quoted All-Puntland so DQ could apologise to me

Share this post


Link to post
Share on other sites
Dhubad.   

lol@Quoting All-Puntland. But it's not the end of Yey until the phat lady sings so hold your horses and wait for the outcome .

 

Labo Dooro aan Qalaa, the day Yey is shown out the door with his over-sized shoes!

Share this post


Link to post
Share on other sites
Abtigiis   

I just read some one saying Tarax may replace him. I don't belive it, but it it so happens, it is another blunder. What can this nepotistic, corrupt and dormant man of the O-clan can achieve in Somalia? Yaa yidhaa ha isa sii ceebayn waxa?

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this