Sign in to follow this  
General Duke

Boosaaso: Shocking story of a 7 year old corpse..

Recommended Posts

Meydka Ilmo Yay oo lala‘aa Maalmo oo laga helay Duleedka Magaalada Boosaaso

 

Ilmahan oo ah wiil islamarkaana 7jir ah ayaa waxaa laga helay isagoo meyd ah cirifka hore ee magaalada Boosaaso dhanka Koonfur Bari halkaas oo uu yaalay meydkiisa .

 

Ciidanka Police-ka Magaalada oo helay Meydka wiilkan yar ayaa sheegay in geerida wiilkan yar ay timid sida ay maleynayaan in isaga oo habow ah ay bahalo dad cun ah cuneyn.

 

Taasi waxaa gaashaanka u daruurtay Hooyo Duniyo oo ah hooyada dhashay canugan yar, iyadoo sheegtay in canugeeda la dilay, lagalana baxay Xubno muhim ah oo ka tirsan jirkiisa .

 

Waxya Hooyadaasi intaasi ku dartay in canugeeda ay weyday maalinnimadii ciida oo ku beegneyd 4 maalin ka hor ka dib markii uu ka habaabay gurigooda oo ku yaala xaafad ka mid ah magaalada Boosaaso .

 

Inkastoo ay san jirin ilaa iyo hada cid xaqiijin karta sheegashada hooyadan ee ah in cunuga yar lagala baxay xubno jirkiisa ka mid ah jirkisa oo ay ka mid yihiin Kelyaha iyo Beerka sida ay sheegtay Hooyo Duniyo, ayaa waxaa hadana Taliyaha Saldhiga Mijir ee magaalada Boosaaso Bashiir Ismaaciil Axmed uu SBC International u sheegay in wiilkan yar ay dileen Bahalo dad cun ah taasina ay tahay mid cadaan ah xitaa xiligii ay soo qaadayeen Police-ku ay ka dhigeen Bahal.

 

Si kastaba ha ahaate dhacdadan ayaa siweyn looga naxay gudaha Magaalada Boosaaso, maadaama raadinta Ama baafinta Cunugan yar mudo 4 maalin ah laga tabinayay Idaacadaha magaalada iyo gaadiid ay ku xiran yihiin waxyaabaha codadka baahiya.

 

SBC International Boosaaso

Share this post


Link to post
Share on other sites

While this may come as a shock to many Somalis, there are still Somalis out there who practice witchcraft and black magic in this day and age. Only a solid adherence to the teachings of our Holy Prophet(pbuh) will alleviate such vile occurrences from all the lands of Somalia.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Hawdgirl   

Subxaanalah! I never thought a crime as heinous as this could happen in Somalia, Alla Rabiyoow

even now if I take my kids back someday then I have to watchout for their every step as in here!

wale aduunkaan wuu is badaley!

Alloow na bad-baadi,,,Aaamiin

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this