Sign in to follow this  
Shirwac

SHariif oo la casilayo goor dhaw

Recommended Posts

Shirwac   

Midnimo Information Center

mic 13 - 11 - 2005 - Wararkii ugu dambeeyay ee arrimaha Soomaaliya

 

Madaxweyne C/llaahi Yuusuf oo diyaarinaya fadhi Baarlamaan oo xilka looga qaadayo Guddoomiye Shariif Xasan (Xog-Dhab ah)

 

Magaalada Jowhar ayaa waxaa ka socda diyaarinta qabashada fadhi Baarlamaanka Federaalka KMG ah ee Soomaaliya ku yeesho gudaha dalka tan iyo markii Magaalada Nairobi ka soo guuray Baarlamaanka Soomaaliya muddo haatan laga joogo 3-bilood iyo Bar.

 

Qaar ka mid ah Wasiirada Dowladda Federaalka Soomaaliya iyo Xildhibaanoka tirsan Baarlamaanka ayaa waxay ii sheegeen mar aan kula soo kulmay Magaalada Jowhar oo aan booqasho ku joogay Labadii Maalmood ee la soo dhaafay in la qorsheeyay oo uu Madaxweyne C/llaahi Yuusuf diyaariyay warbixin kooban oo xilka looga qaadi doono Guddoomiyaha Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya Shariif Xasan Sheekh Aadan oo haatan ku fikir ah xubnaha Labada Gole ee Muqdisho.

 

“waxaa la wadaa oo la gudi galay in la ogaado Beel walba tirade Xildhibaan ee ka joogta Jowhar ama Xildhibaannada taageersan Garabka Jowhar, haatan Xafiiska Ra’iisal wasaaraha waxaa yaala liiska Xildhibaannada la haayo oo dhan 160 Xildhibaan kuwaas oo ku fikir ah Madaxweynaha iyo xubnaha Jooga Jowhar, waxaa noo harsan 18 Xildhibaan kuwaas 9-ka mid ah dhawaan ayay muqdisho ka imaan doonaanâ€ayuu yiri mid ka mid ah Wasiirada ku sugan Jowhar oo aan la yeeshay Xog-wareysi kooban,in kastoo uu diiday inuu magaciisa la shaaciyo.

 

Tallaabada koowaad ee la qaadayo ayaa waxay tahay in la saxo Guddoonka Baarlamaanka, taasi oo dhib badan aan kala kulanay buu yiri mid ka mid ah Saraakiisha Xafiiska Madaxweynaha.

 

Haddaba haddii laga qaado Guddoomiyaha Baarlamaank xilkiisa,waa iska cad in rajada laga qabo in dalkan uu dowlad helo uu lumayso, maxaa yeelay Shariif Xasan ma aqbali doono isago xil ka qaadistaas, muranka waa uu sii daba dheeranayaa.

 

Nuuradin Macalin Mukhtaar (Dinow) nuradin007@hotmail.com

Xafiiska Midnimo ee Muqdisho Soomaaliya

Midnimo Information Center wararka@midnimo.com

 

www.midnimo.com

This Page!

Share this post


Link to post
Share on other sites

Well its long due, the guy is a hostage who fears losing his multimillion qaad empire based in Xamar, or wrost case he fears for his life is he tries to switch to Jowhar, just look what happened to his 2nd deputy Mr Boqorre whos sone was assasinated this week for his action of locating to Jowhar. So let the shariif go back to what he does best, and that is Qaat trafficking.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sky   

I still can't believe that they killed a man, solely because his father alligned himself with the TFG in Jowhar. Qanyare and Yalaxow balaayaa sugaysa.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Jabhad   

I still can't believe that they killed a man, solely because his father alligned himself with the TFG in Jowhar.

Thats your conclusion. You are the judge, the jury and the executionary.

 

Qanyare and Yalaxow balaayaa sugaysa.

Its quite the opposite sxb.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Jabhad   

I wonder what the Cheerleaders here think of Geedi's interview of the BBC, when he gave the green light for the international community to recognize Somaliland.

Share this post


Link to post
Share on other sites
SOO MAAL   

Waxa sida aynu wada ogsoonahay ka soo yeedhay Mr. Geedi oo ah Ra’sulwasaaraha Dawladda ku meel gaadhka ah oo soomaaliyeed labada hadal oo runahaantii qof soomaaliyeed oo mas’uuliyad intaa le’eg haya aan afkiisa u qalmin lagana dhawrayn. Inkastoo la wada maqlay hadana waa haboontahay in aan mar kale ku celiyo, waxay kala yihiin:

 

 

(a) Fikradda uu ka qabo midnimada (Somali Republic) oo markaa ku kooban labadii qaybood oo midna Talyaanigu gumaystey midna Ingriisku. Wuxuu Madal Soomali oo dhami dhegaysanayso qaarna goobjoogba ka ahaayeen ka sheegay in uu maamulka hargaysa taageerayo oo aqoonsanayo haddii cid kale aqoonsato. Wuxuu kale oo ku daray in uu u arkidoono in ay soo dhacsadeen xaq ka maqnaa. Sida aan qiyaasayo hoosna waa uga duceeyey si ay ugu guulaystaan.

 

(b) Wuxuu kale oo inoo muujiyey in isaga fekradiisa dadka Soomaaliyeed oo ku hoos nool Itoobiya iyo Keniya ay bash bash iyo barwaaqo ku jiraan dad iyo dal Soomaali ka maqanna aysan ahayn.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Jabhad   

Its very unfortunate that some Somalis will do anything to sit on power even if it results the breakup of Somalia into ministates. Its not coincident landlocked Ethiopia is using the secessionist ports, has signed diplomatic and economic relationship. Of course poor Ethiopia could not have done this without the help of foreign powers. The same foreign powers that are keeping Ethiopia "their stooge in the horn" together. Its quite clear now, we recieve our orders from Addis Ababa not from Jowhar.

Share this post


Link to post
Share on other sites

SHariif oo la casilayo goor dhaw

Goormee waaye 'goor dhaw?' Todobaad kahor ayaa soo qortay mar dhaw, walina wax la casilay ma arkin.

 

By the way, people can only "casil" voluntary, otherwise it is forced resignation and no longer is a casil.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Yeniceri   

Its very unfortunate that
some
Somalis will do anything to sit on power even if it results the breakup of Somalia into ministates.

If I may take a wild guess, you're probably referring to the odd quietness of pro-Puntland media about Geedi's historical words on the BBC interview. Names such as SBC, HorseedNet, PuntlandPost, and AllPuntland come to mind. Why have these four major news sites decided to remain quiet about Geedi's words?

 

Isn't it interesting that the comments by Puntland VP Xasan Dahir Afqurac - the highest-ranking official to reply to Geedi - were not mentioned on SBC, HorseedNet, PuntlandPost or AllPuntland at all? I believe RadioSSC.net and WidhWidh.com posted his comments. I find it quiet strange that the comments of the Puntland VP are not mentioned by some major pro-Puntland websites. Are they all part of the Ethiopian conspiracy?

 

And what of Cabdullahi Yusuf? His silence (along with Maxamed Dheere) means they condone Geedi's words. And worse, after all the "baaqs" by many Somalis, Geedi has yet to offer an official apology.

 

Amin Caamir drew it best: Geedi is cutting up SOOMAALIWEYN with a seesaw, which was handed over to him by Meles Zenawi, who has a few more seesaws remaining (alluding to the future and further disintegration of Somalia).

 

May Allah save our country and our people from doom. Aamin!

Share this post


Link to post
Share on other sites

Sax; who is "important" laakiin? Adeer C/llaahi Yuusuf?

 

Brother make sense for once. President Yusuf is indeed much more important than the tool of Qaynyare. Sharif Xasan needs tyo be independent, he is not thus irrelevent in the sum that makes up Somali politics. If anyone wants to make peace with Sharif he might as well seek out Qaynyare. Dont you agree MMA?

Share this post


Link to post
Share on other sites
Taleexi   

Mr. Jannasiry

If I may take a wild guess, you're probably referring to the odd quietness of pro-Puntland media about Geedi's historical words on the BBC interview. Names such as SBC, HorseedNet, PuntlandPost, and AllPuntland come to mind. Why have these four major news sites decided to remain quiet about Geedi's words?

The silence of some major news outlets of Puntland State sends a signal of acceptance the disintegration of our nation as long as the royal treatment of the few prolongs( Mr. Yusuf and the likes); these websites are also lacking rational consciousness in their objectivity.

 

This reminds me the parallelism between this incident and what once said by the late Dr. Luther King, in a speech held somewhere in Georgia during the civil rights movements, the words he uttered were; "In the end we will not remember the words of our enemies but the silence of our friends" let it be remembered that the moment will be inreversible----

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this