Sign in to follow this  
xiinfaniin

Somalia war 'not jihad,' concludes Islamic conference in Puntland

Recommended Posts

Kashafa   

^^ Hadal wanaagsan oo miizaaman, waana mida aan sugaayay(golahaan cantar-baqash'ka aa ku batay), laakin dhuluc'da warkaagu waa too generalised, ee aanu qeexno specifics-ka:

 

- Ugu horayn, adiga shaqsi ahaan kuma haysti. In the framework of this discussion, adiga waxaa matalaysaa nithaam'ka jaahiliga ee TFG/Puntland oo ku dhisan qabiil, qabyaalad, and above all, gaal cadow kalkaal in magan loo noqdo. Aniga'na waxaa matalayaa nithaam'ka suuban ee Alle(ie, ku xukun'ka shareecada) iyo fitrah saleem(universal nature) oo Alle nagu abooray(Gobonimo, Sinaansho, Dulmiga-in la diido, Cadowga la iska celiyo, Miskeen'ka la difaaco oo la caawiyo etc). Marka, ha uu qaadanin ereyaha aan ku daho personally, waxay ku socdaan nithaam'ka aa support-gareysid(whether by silent approval or full-throated endorsement, doesn't matter). No serious observer of the Somali political scene will question the fact that both Faroole and Sharif, men you support(correct me if i'm mistaken), are Xabashi playthings/stooges/agents/etc who are subservient (key word) to Ethiopia and depend on it, along with other foriegn forces(Dyncorp, Amisom), for the very existence of their puppet-entities. Without that external support(aka grand treason), they will cease to exist and be refugees like Abdullahi Yusuf. I have never heard anybody, regardless of their political outlook, dispute these facts, ee hadaa adiga intaas dacwo ka qabtid, soo sheeg.

 

 

Intaa kadib, anigoo cuskanaayo labada ayah ee aan hore soo xusay, waaxan leeyahy intaan:

 

 

Waxaan kuugu yeeraayaa Ku xukun'ka Shareeca Islaamiga iyo in laga foogaado wax walbo oo ka soo horjeedo deen'teena.

 

Waxaan kuugu yeeraayaa qabyaalada laga foogaado, lana dhumiyo(demolish) arin'kasta oo qabyaalad ku leg leh.

 

Waxaan kuugu yeeraaya in si wada-jir gacmaha isuqabsano oo aan iska kicino dhuliga iyo hawaan'ka oo boqlaal sano aan ku jirnay.

 

Waxaan kuugu yeeraaya in nin wal-bo magac beeleed ku dagaalamaayo ama wax ku dhisaayo in laga hortago oo la jabiyo.

 

Intaas hadaa iga aqbashid(and I don't think we will differ, as most Somalis are in agreement when it comes to the above), intaan ku dahaa:

 

Waxaan kuugu yeeraaya inaa aqbashid Dhalinyarta isu xilqaamay, deed'na uu istaagay, siday Umada Soomaliyeed oo Xalaasha aga badbaadin'lahaayeen mugdiga qabyaalada oo baahsan iyo gumaca gumaysiga gaalo(twin intertwined snakes that have consumed Somalia for centuries, one domestic, the other foriegn; both will be exterminated), ayaago ku dhaqaaqeen hirgalinta Shareecada Alle iyo burburinta Shirkaga meel walbo ay gaaraan, iyo soo celinta Qaran Soomaliyeed oo Xoog-weyn.

 

Hadaba, hadaa intaas iga ogalaatid adiga iyo dad'ka aa matalaysid, wa wallahi, waxaad arkaysa Soomaliya oo idil, gees-ka-gees, oo daga'naansho iyo amn wa amaan ku furmatay.

 

Waxaad arkaysaa, inshallah, inay dumar ama marwo Soomaliyeed gaari Landcruiser kaligeed wadato ay ka soo baxtho Zaylac, ay markaas vacation ama fasax oo aado Kismaayo ayadoo ku socoto Macalin Aadam Xaashi Ceyrow Super-Highway, oysan ka baqaynin moooriyaan xun ama maleeshiyo uu geysta dhil, dhac, ama kufsi.(all of which happens in TFGland/Puntland every day and every night)

 

Waxaad arkaysaa burcad'da(kuwa dhul-ka iyo kuwa bad'da ba) oo fii laylatin wa dhuxaahaa ku disappear-gareeyay. No committees. No long-term study to delineate effective ways to combat piracy. No multi-million dollars spent on 'combating piracy; money that is offically slated for embezzlement. No, abti. Fii laylatin waa dhuxaahaa oo keliya!(One night and it's morning), will piracy and banditry be wiped out. These are not mere claims, but actual occurences whose fruits the people of Somalia are enjoying right now. You read with your own eyes how the pirates of Xaardheere ran away into the wilderness after only hearing of the impending advance of the Sons of Somalia. Maqal dhag oo kaliya , Talk about effective law enforcement :cool:

 

 

Laakin, abti, waxaa ayaan daro ah ina tiraah'did, oo hadal-kaagu ka dareemaayaa: "War Kashafa, muslim baan ahay, ku xukun-shareecada waan ogolahay, soomali oo dal-kiisa, dad-kiisa, iyo deen-tiisa jecel baan ahay....... LAAKIN(the big but), Ethiopia iyo anaga waxaa naga dhaxeeyo xiriir adag oo daris wanaag. 4.5'na waa isku xukumaynaa, qaab beeleed'na waan uu shirayna waayo aabayaashay baa sidaaas nagu soo bar-baareen oo tarbiyadoodii baan wadanaa. Marka ninyahow, dagaal iyo fitno looma baahno, ee adinku sidaad raabtaan wax uu maamula, laakinse Puntland/Somaliland/TFGland hadaanu nahay, hana soo faragelinin."

 

Hadee sidaas noqoto xaal-ku, waxaa isku cazoomteen, bimaa kasabat aydeekum(wax aa gacmahiina ku fasheen), dagaal ba'an oo naxaariis la hayn iyo joogsasho toona ilaa aa so towbadkeentaan oo jidka toosan ee siraat-ul-mustaqeem ku soo hagaag'taan. Dagaal'kaas wax walbo oo ka dasho, waxaa mas'uuliyada qaadaayo waa adinka! Intii aakhiro la gaarin'na, taarikh madow iyo nolol maheen baa ku sugnaa'nayseen.

 

Laakin again, waxaa rajeynaa adiga iyo dadkaagu(TFG/Puntland, kuwa lunsan oo xabash adoon uu noqday) inaa waantoob'teen oo caqliga furatiin, oo intaa aragti xeel dheer wax ku feerisiin is weydiisiin: "Dan miyaa noogu jirta inaa dhuli'gaan ku noolaano ? Dan miyaa noogu jirta inaa dal'kaygu gaalo igu isticmaarasadaan ? Maalin kasto wadaad miskeen in masaajid lagu qafaasho oo la dhoofiyo ma Xaq baa ? In khayraat'ka badeena la iska gurto iyo in amxaar-qashin sida banooni lanagu ciyaaro ma wax sax aa ?

 

How you answer those questions and what decisions you reach will determine, in large part, which of the the following phone calls from Dahar/Maakhir you recieve in the near future:

 

Phone call A: "Al-xamdulilah, Mahad oo idil Illahay ba uu sugnaatay. Hunguri-ow, dabayl macaan aa naga soo gaaratay xagaa iyo koonfur. Wallahi Somalia aa sidaan noqonayso weligay ma is-dahaynin. Hunguri-ow, qurbo aa ku maqan'tahay laakin hadaa arki lahayd barwaaqada, naxariista, iyo weliba walaal'tinamda nalago soo ****olay, danbi dhaaf ayaa Ilaahay warsan lahayd gaf-ka aa uu gefi jirtay Mujahideenta iyo dacaayada raqiis'ka aa meelaha la taagnayd. War magaaladii oo dhan waa barwaaqo: Zakaat-ul-maal'kiii waxaa Dahar iyo Cerigabo laga furay 2 isbitaal cusub iyo hal dugsi sare oo tacleenta Science'ka. Jidad'kii oo dhan waalaga tir'tiray burcadii iyo maleshiyaadii, oo waxaa dhul wareegaayo Xisba patrols oo amaan'ka sugaayo. Ganacsigii cir-ka uu isku shareeray oo kaalay arag gawaarida xamool'ka iyo bakhaaraha dhilaaci rabo alab iyo maacoon ka buuxdo. Intaas oo dhan mida ka muhiimsan: Ilaahay mooye qof aa ka cabsanayno ma jiro. Ilaahay mooye qof aa madaxa oo raaricinayno ma jiro. Waxaan dareemaynaa inay soo laabatay shariftii Soomaliyeed oo lunsanaa intaas oo sano. Fal-xamdulilah, wal-shukrulilah."

 

Taa waa mid, tan kale:

 

Phone call B : "Alaaaaaaaaaaaa Tol'aaaaaaay Ba'aaaaaaay'yaaaaaaaaaaaaaay, waanala xasooqaaaaaay. Hoogaaaaa Ba'aaay. 900 boqol ee wiilasha Tol-ka aa dagaal'ka ku dhinteen. Ayaaaaaaaaaaaaaaaaaaaah. Faroole intoo na difaaci lahaa, Addis Abba ayoo uu cararay. Janaral Ilko-jiir'na Hargeisa ayoo iska dhiibay oo guriga Jacayl-Baro of SOL ayoo marti ku yahay, waxuuna dalbaday ninkii Hunguri ahaa si deg deg inoo usoo diro boqol doolar oo jaat iyo sigaar ku gato. Alayaay, ma sidaan baa noo dambaysay."

 

Waa iga waano, waxaana ku waaniyo qof ka naxaayo: ciil iyo caro iyo qab-weyni iyo maleeshiyo-arooris will not avail you. Rag kaa kibir badan oo kaa xoog-badan aa is waal'waal'een oo jinni isku riday, meesha ay mareen kaagama shaykaynaayi ee indahaagu aa ku aragtaa, Soomaliweyn'na waa ka shaahid(witness).

 

Whether tommorow brings heartbreak or happiness is up to you: Your choice, Your bed. Make it well, then sleep in it.

 

(When replying, keep in mind that my post is not directed to Hunguri the individual(who i'm sure is reer magaal baysaani) but to Hunguri the TFG/Puntland supporter. Also, hadal-kaygu wuxuu ku socdaa niman'ka dhaboqhoodi ee fadhiya Garowe, Hargeisa, iyo Xamar oo ku riyoonaayo inay xukun sii haysandoonaan....kuwaas waxaa leehay: Alays al-subxu bi qareeb)

Share this post


Link to post
Share on other sites

Puntland is unconquerable by alshabaab, a fact these contemptible scoundrels of SOL should know. Learned and lay people alike, the region is fortified by the unity of its citizens to preserve the relative stability Allah gave them.

 

Scholars in those regions gave a theological guidance that espouses, thriving cities blasting with loud athaan calls for prayers shall never be allowed to be thwarted by alshabaab’s wish to conquer the world with AK47s …

Share this post


Link to post
Share on other sites

Kashafa:

 

Diintaan aad maalin walba qiilka beenbeenta ah kadhiganaysid mid adiga gaar kuu ah ma aha; mid aad dadka ka xigtana ma aha; ee waa mid ummada oo dhan loo soo dajiyey oo waajib muqadis ah weeyaan. Marka Mr.Mad Rapper: jaqjaqda badan and the cheap threats jooji saaxiib!

 

Hadaad Puntland iyo dadkayda ey wax ka qaadin karaan munaafiqiinta Al Shabab oo aad taageertid, waa hore ayee saas dhici lahaydee...so cut the crap fool!

 

If you think anyone can harm Puntland or it's people-- GO AHEAD AND DO IT! Just please quit chattin' sh!t all the time about it, aight!

 

After-all, Talk is cheap.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Meiji   

The war in Somalia is one for political power. The religious warlords have been denounced on countless times by well-known Islamic scholars in and outside Somalia.

 

Why would anyone believe the word of someone who struggles for political power and hides under Islamic banner over the word of a respectable Islamic scholar who neither whishes power or money?

Share this post


Link to post
Share on other sites
Polanyi   

What did the holy and unconquerable Puntland do in 2006 when the ICU approached? Yep, you guessed it right:call in hundreds and thousands of xabashi troops. Then the leader declared shariah law,lolllllllll. I am sure they will do the same if Alshabab approaches. Only this time- Xiin and some "theologically legit" scholars will make direct quotes from the Quran- supporting Emirul Mumineen wa fi Puntland,Faroles request for help.kkkkkkkkkkkkkkk.

Share this post


Link to post
Share on other sites

^^

Ever heard the saying, "all's fair in love and war".

 

READ MY LIPS, Mr 'thoroughbred Cushitic' Nobody: Puntland will do whatever it takes to safeguard the security of it's people.

 

Puntland is still standing and thriving, not out of the genuine kindness of Al Shabab, but by the grace and mercy of Allah(SWT). And thus-- like I said earlier: TALK IS CHEAP...Bring it, if you got it!

Share this post


Link to post
Share on other sites
Maaddeey   

lool@Karl! Somali & illowsho! 2006 dorraad leey ahayd :D

 

Mr.Somalia, Isbaarada Puntland hadaad sidan u difaacanaysid Meiji tiisa maxaad ka rabtaa? :D

Share this post


Link to post
Share on other sites
Haatu   

Meiji waxey ku naceen M-society-giisa. Ma fahamtey waxa aan ula jeedo yaa Maaddeey? Mise iminkaas maadan joogin?

 

Mr Somalia, xaajiga isbaaradiisa ha ilaalshee iska daa :D

Share this post


Link to post
Share on other sites
Meiji   

Mr.Somalia and all other Yusufites are still bitter because of the failed ambition of their uncle.

 

You are lucky Guriceel-Dhusomareeb is holding off the Alshabab otherwise they would have marched to Garowe-Bosaso with ease. :D

 

--

 

As for Mogadishu, for better or worse that city and its society that was plagued by warlordism and opportunism produced the movement of Alshabab. So, you can hate it or love it, but all will come under Mogadishu whether an Islamic State or a Nationalist state is created in Somalia.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Hunguri   

Kashafa, Saaxiib waa mahadsantahay. Laakiin runtaan kuu sheegayaa. Aniga Sheekhaygu waa Sheekh Bashiir Salaad. Waana Sheekhaa Garoowe jooga.

 

Aniga iyo nimankaa Alshabaab waxba isu sheegi mayno. Waayo dadka oo dhami Gaalo ayay u yihiin, marka laga reebo iyaga iyo wixii raacsan.

 

Maadeeye, niyow adigu shaqada aad nimankaas Shabaab u haysid maxay tahay ?? Anigu markaan wax baadhay, waxaan u malaynayaa inaad tahay qolada Paltalk-ga Habraha ku gunti furata, oo shilimaad-ka luuqqa kaga qaada :D ?

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this