Sign in to follow this  
Jacaylbaro

Taliyaha Ciidanka Booliiska Somaliland oo Hargeysa ka Mastaafuriyay Waraabe

Recommended Posts

Booliiska Soamliland Cilmi Kabaal ayaa maanta Hargeysa ka Mastaafuriyay Waraabe weyn oo Saaka Suabxnimadii Saylada Hargeysa badhtankeeda ku soo weeraray Xoolihii lagu Iibinayay

 

Taliyaha ayaa Waraabahaasi markii la qabtay ku soo qaaday mid ka mid ah gawaadhida Booliiska isagoo dhaawac yar oo fududi soo gaadheen waxaanu geeyay Buurta Caabudla halkaas oo uu ku sii daayay

 

Taliyaha Booliska oo aanu wax ka weydiinay sheekada Waraabahaasi oo maanta hadal hayntiisu magaaladda Hargeysa ku badnayd ayaa yidhi “ ma ogoli in xayawaanka la laayo, waad ogtahay in Libaaxyadii Warancade magic u soo hooyeen Dalka iyo Khudabdihii laga jeediyay xafladii Jabuuti loogu wareejinayay, waa Run waa Xayawaan inoo Cadow ah, magaaladda Badhtankeedii ayuu soo weeraray Caruur baa inoo joogta, Xoola Jooga markaa waxaanu doorbidnay inaanu isagoo Xor ah Magaaladda ka saarno.”ayuu yidhi

 

Hadana waxa uu intaa raaciyay “ Ciidamada Booliiska oo kaashanaya Dadweynaha ayaa ku guulaystay inay qabtaan Waraabahaas, Waianae arrintaasi Tusaale u tahay sida ay Cadowgana wadajir ugaga hortagi lahaayeen taasaan jecelahay inaad dad u bandhigtaan, inaan Dilno waanu heli karaynay laakiin umaanaan haysan wax fasax ah Xyawaanka markaad Dilaysana waa inaad Fasax uga haysataa wasaaradda ku shaqada leh” ayuu ku soo xidhay hadalkiisa

Share this post


Link to post
Share on other sites

so what is the waraabe thread doing in the politics section? JB,are u saying the waraabe waxaa loo musaafreyay for political reasons? something like,he wasnt a citizen of somalilayn :D ?

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this