Sign in to follow this  
Liibaan

Xoghayaha Arimaha Dibada SSC iyo Madaxweynaha Ismaamulka Somalida Ethiopia oo Kulmay

Recommended Posts

Liibaan   

Xoghayaha Arimaha Dibada SSC iyo Madaxweynaha Ismaamulka Somalida Ethiopia oo Kulmay

 

Xoghayaha Arimaha Dibada SSC prof Maxamuud Cali Jaamac oo Maanta Lakulmay Madxaweynaha ismaamulka Somalida Ethipia Cabdi Maxamed.

 

Kulankan oo kadhacay Safaarada Ethiopia kuleedahay wadanka UK Magaalada London oo ay ku weheliyeen Xoghayaha, Garaad Jaamac Garaad ismaaciil, Gudoomiyaha Jaaliyada SSC ee Uk C/laahi *******, Xoghayaha SSC UK Dr Maxamed Cabdiraxmaan, Nuur Xasan Falaalug, Cabdul Cagalule, Aamina Diiriye Goonle, Cabdi Shube, Siciid Sanbal iyo Huruuse.

 

Dhamaan Dadkii Kaso qaybgalay Kulankaas ayaa Warbixin Siiyey Madaxweynaha una cadeeyay mowqifka SSC,

 

Madaxweynaha ismaamulka Somalida Cabdi Maxamed Ayaa isna aad usoo dhaweeyey SSC sheegayna in Lashaqaynta Ethiopia iyo SSC ay gacanta SSC kujirta iyagana looga baahanyahay in ay Lashaqeeyaan Ethiopia.

 

Ugu Danbayntii Kulankaas ayaa ku dhamaaday Guul iyo is afgarad.

 

boocame.com

Share this post


Link to post
Share on other sites

JB is laughing but atleast our people can go to an embassy, unlike his where they have to hire a hotel hall :D

 

Do you even need passports to go to Somaliland :D

Share this post


Link to post
Share on other sites

mad mullah..since when has the xabashi embassy become your embassy ...you have surrendered to xabashi's saxib, forget the ONLF and join your yellow teeth raw meat eting, neck shacking amharic brethren.

 

I would rather have a hotel room then a xabashi embassy, at least that hotel is my hotel, my peoples wealth. If you are ever in addis visit the Somaliland embassy saxib, it has more rights and respect then the Old Ni88er league foundation known as the ONLF.

Share this post


Link to post
Share on other sites

ONLF didn't give up thats just some media BS hyped up by the Ethiopian goverment, and I was only joking with JB obviously. Besides, the Somaliland goverment is just a slave to Ethiopia (just like the Somali region adminstration).

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this