Sign in to follow this  
General Duke

PM Geedi to visit Mogadishu, Badoa and Kismayu soon

Recommended Posts

Dr Geedi Oo La Filayo Inuu Muqdisho, Baydhabo iyo Kismaayo Booqdo

 

Ra'iisuwasaare Cali Maxamad Geedi oo maalmahaan kulamo isdaba joog ah lalahaa qabaa'ilka Soomaalida, gaar ahaan beelaha Hawiyaha ayaa la filayaa in uu sodcaal shaqo ku yimaado magaalooyinka Muqdishu , Kismaayo iyo Baydhabo. Sodcaalka Raiisulwasaaraha oo

 

al filayo in uu dhaco ka dib magacaabista golaha xukuumadiisa ayaa waxa ay qayb katahay dib u heshiin iyo ka dhaadhacsin ajandayaashiisa siyaasadeed dadwaynaha Soomaliyeed ee dega deeganadaas .

 

Siyaasiyiinta hubaysan ee Muqdishu ee kasoo jeeda Beesha ****** ayuu raiisulwasaaruhu kulan la yeeshay, iyagoo u ballanqaaday in goobaha ay ka arrimiyaan dawladda u gacan gelin doonaan.

 

Madaxda Jabhadda RRA-da ayuu sidoo kale wadahadal la yeeshay Raiisulwasaaruhu iyagoo isla gartay qaabka ay dawladdu ugu shaqayn doonta goballada ay gacanta ku hayaan waxa ayna ballanqaadeen in ay la shaqaynayaan xukuumada raiisulwasaare Cali Geedi lagana soo dhawayn doono degaanada ay gacanta ku hayso jabhaddu .

 

Sidoo kale siyaarada Raiisulwasaaraha ee Kismaayo ayaa qayb ka ah in uu isbahaysiga uu hogaamiyo Barre Hiiraale wadaxaajood la galo si ay xukuumadiisu u noqoto mid laga aqbalsanyahay dhammaan deegaanada ay gacanta ku hayaan jabahaduhu iyo kooxaha hubaysan taasoo u muuqata siyaasad nabadeed xal lagu gaari karo siyaasadeed oo horseeda nabad iyo xasillooni ka dhacda gudha Soomaaliya .

 

 

C/llaahi khadar, goobjoog, Muqdisho

Budbud33@hotmail.com

Share this post


Link to post
Share on other sites

Baller

 

Why do you say that?

 

The man has cultivated large support from the armed groups throught the country. The RRA, JVA have stressed their commitment since he was chosen as PM. Also he is from one of the most powerful clan groupings in Mogadishu and no doubt will be welcomed there.

 

I think its a courageous step for the PM to take and I wish him all the best.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Also he is from one of the most powerful clan groupings in Mogadishu and no doubt will be welcomed there.

Don't be modest with the new government's success Smith. No doubt he comes from the most powerful clan grouping in Mogadishu.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this