Sign in to follow this  
xiinfaniin

Ameer Of Kuwait Receives Puntland President

Recommended Posts

Kuweyt:(Allpuntland)-Amiirka Dalka Kuweyt Sheekh Sabaax Al-Sabaax ayaa Qasriga Madaxtooyada ee dalka Kuweyt si rasmi ah ugu qaabilay Wafti sare oo reer Puntland ah kuwaas oo uu horkacayo madaxweynaha Dawlada Puntland ee Soomaaliyeed islamarkaansa ay kamid yihiin Xubno katirsan Golaha Wasiirada & Madaxtooyada dawlada Puntland.

 

Kulankan dhexmaray Amiirka Kuweyt oo ay la joogeen xubno sarsare oo katirsan Madaxda dalkaas & Waftiga Madaxweyne Cabdiraxmaan Maxamed Maxamuud (Faroole) ee kusugan Kuweyt ayaa looga hadlay Arimo badan oo ku saabsan xaalka Soomaaliya gaar ahaan Puntland.

 

Waftiga Madaxweyne Faroole ayaa Amiirka Kuweyt uga warbixiye Xaalada dalka Soomaaliya gaar ahaan Puntland & Hor’umarkii ay ku tilaabsatay Mudadii ay jirtay,waxaana ay sidoo kale Amiirka Kuweyt gudoonsiiyey Waraaqo ka hadlaya Arimo badan oo quseeya Puntland.

 

Madaxweynaha Dawlada Puntland ee Soomaaliyeed ayaa Warbaahinta u sheegey in guud ahaan ay isku afgarteen madaxda Kuweyt arimihii la’isku soo qaaday,isagoo sheegey in Kuweyt ay balanqaaday in Puntland ay ka taageerayso Hor’umarka gaar ahaan dhisitaanka & dib udayactirka Kaabayaasha Dhaqaalaha ee Puntland.

 

Cabdiqani Xayir

Allpuntland

Share this post


Link to post
Share on other sites

faroole_3.jpg

 

Kuweyt:Madaxweynaha Puntlland Dr.C/raxmaan Faroole ayaa saaka waxaa uu isaga iyo wafdi la socda ay kulan la qaateen amiirka dalka Kuweyt, wafdiga Madaxweynaha Puntlland ayaa waxaa kulankooda ay sheegeen in ay amiirka dalka Kuweyt ay kala hadleen arimo u badan dhaqaalaha iyo in wax laga qabto kaabayaasha dhaqaalaha ee Puntlland.

 

Warka oo faahfaahsan dib ayaan idin kala soo socodsiin doonaa insha Allaahu

Share this post


Link to post
Share on other sites
Mayaani   

it matters when Putland isn't consult with central goverment or they are another country that is part of union or so called federal.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sophist   

Rumour has it Kuwait is that Muslim country!.

 

Interesting development. I am heading up that way in couple days insha Allah.

 

S

Share this post


Link to post
Share on other sites
NGONGE   

Originally posted by xiinfaniin:

faroole_3.jpg

 

Kuweyt:Madaxweynaha Puntlland Dr.C/raxmaan Faroole ayaa saaka waxaa uu isaga iyo wafdi la socda ay kulan la qaateen amiirka dalka Kuweyt, wafdiga Madaxweynaha Puntlland ayaa waxaa kulankooda ay sheegeen in ay amiirka dalka Kuweyt ay kala hadleen arimo u badan dhaqaalaha iyo in wax laga qabto kaabayaasha dhaqaalaha ee Puntlland.

 

Warka oo faahfaahsan dib ayaan idin kala soo socodsiin doonaa insha Allaahu

 

They were in PL months ago. Where is the Emir?

 

101083-_DSC0244.JPG

 

Same guys from Xiin's photo

Share this post


Link to post
Share on other sites
NGONGE   

^^ Somaliland Press is lying too :D . The Amir of Kuwait is called Sheikh Sabah al-Ahmad al-Jabir al-Sabah (not Nawaf). Arr Somalida maxa beenta ku kalifay?

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this