Sign in to follow this  
General Duke

The names are out: Government has a substantial majority of MP's

Recommended Posts

_40157316_abdullahiyusuf.jpg

 

_41154439_ghedi_ap.jpg

 

Here are the names of all the MP's, the opposition led by the warlords come short very short needing 49 MP's even to start a real session.. ;)

 

Oh horn, you know where Bixi is right...

What about the 150 MP's in Mogadishu...

Anyhow I dont expect any of you irrational fokks to even read the names, but hey you keep believing the warlords and the media hype..

 

Sida ay u kala qaybsan yihiin Xildhibaanada Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya iyo meelaha ay kala joogaan

Posted to the Web May 18, 11:54

 

 

Boosaaso:-Idaacadda Midnimo ayaa isku dayday inay dhegaystayasheeda u soo bandhigto sida Xubnaha Barlamaanka soomaaliyeed u kala qaybsan yihiin. Ka dib markuu soo baxay liis

Baarlamaanka soo saaray oo ka marag kacaya kala qaybsanaantooda.

 

Xildhibaanada Kenya jooga:

 

1- Hon. C/rashiid Maxamed Cabdi

2- Hon. Maxamed Diiriye Cali

3- Hon. Xasan Abshir Faarax

4- Hon. Islaam Maxamed Cabdulle

5- Hon. Mire Xaaji Faarax

6- Hon. Maxamed Axmed Kulalihi

7- Hon. Xasan Maxamed Jaamac- Daafeedow

8- Hon. Aadan Maxamed Cali

9- Hon. Maxamed Axmed Kulan

10- Hon. Maxamed Cali Shiriye

11- Hon. Cali Axmed Jaamac - Jangeli

12- Hon. Axmed Maxamed Goonle

13- Hon. Deeqa Jaamac jibriil - colujoog

4- Hon. Daahir Xaaji khaliif

15- Hon. Ibraahin Maxamed Deeq

16- Hon. C/raxmaan Xaaji Ismaaciil

17- Hon. Cawad Axmed Cashara

18- Hon C/raxmaan Jaamac Cabdulle

19- Hon. C/raxmaan Maxamuud Calibeyr

20- Hon. C/laahi Bile Nuur

21- Hon. C/risaaq Cismaan Xasan-Jurile

22- Hon. Faadumo Daahir

23- Hon. Cali Ismaaciil cabdi Giir

24- Hon. C/laahi Maxamed Cabdulle-Ashari

25- Hon. Cali Muumin Ismaaciil

26- Hon. Xido faarax Cabdi

27- Hon. C/risaaq ***** Biixi

28- Hon. Xuseen Cadaawe Baadow

29- Hon. Xasan Deer Cabdi Xiirey

30- Hon. Xasan Cumar Maxamed

31- Hon. Axmed Maxamed samatar-ardow

32- Hon. C/raxmaan Yuusuf Diiriye

33- Hon. Axmed Maxamuud Aadan

34- Hon. Cabdi Maxamed Tarax

35- Hon. C/rashiid Maxamed Xidig

36- Hon. C/rashiid aadan Gabyow

37- Hon. Axmed maxamed Loxos

38- Hon. Xasan cabdi Guure

39- Hon. Axmed Xaashi Maxamuud

40- Hon. Aadan C/laahi Diiriye

41- Hon. Geele Maxamed Aadan

42- Hon. Cismaan Aadan dhuubow

43- Hon. Xuseen Maxamed Sh. Xussen

44- Hon. Xasan Macalin Xuseeen

45- Hon. Madoobe Nuunow Maxamed

46- Hon. C/kaafi Macalin Xasan

47- Hon. Ismaaciil Cabdi Maxamed

48- Hon. Ibraahin ***** caymoow

49- Hon. Saalim Caliyow Ibrow

50- Hon. Axmed Cabdi Cumar

51- Hon. Caasho Cabdi Shiekh

52- Hon. Muqtaar Muunye Bishaar

53- Hon. Maxamed Nuuraani Bakar

54- Hon. Cali Sh. Maxamed Nuur

55- Hon. ***** Maxamuud Maxamed

56- Hon. Xuseen Cismaan Xuseen

57- Hon. Muuna Cabdi abiikar

58- Hon. Khalid Cumar Cali

59- Hon. Axmed Ibraahin Maxamed

60- Hon. Yuusuf Maxamed Kheyr

61- Hon. Sareedo Maxamed Cabdalla

62- Hon. C/qaadir Aadan Jabaar

63- Hon. C/laahi Cabdi garuun

64- Hon. Luul Cabdi aadan

65- Hon. Muumin Ibraahin *****

66- Hon. Sh Aadan Sh Maxamed Deer

67- Hon. Maxamuud Cabdi Xasan - Bekos-

68- Hon. Xasan Cabdi Nuur

69- Hon. Ibraahin Cali Xuseen

70- Hon. Aamiin Axmed Sh. C/raxmaan

71- Hon. Cali aadan Xuseen

72- Hon. Ibraahin Cali Nuur

73- Hon. Axmed Maxamed Cabdi Taaw

74- Hon. Shariif Saafi rooble

75- Hon. ***** Maxamed Nuur

76- Hon. Faadumo Sh. Nuurow

77- Hon. Cismaan Muqtaar Maxamed

78- Hon. Mowliid Macaan Maxamuud

79- Hon. Sh. Jaamac Xaaji Xuseen

80- Hon. Xuseen Maxamuud Muuse-Baantuu

81- Hon. Maxamed Cumar Dalxa

82- Hon. Xaaji Aadan xuseen

83- Hon. Fahmo Axmed Nuur

84- Hon. Axmed Shariif Maxamed

85- Hon. Maxamed Cismaan Maye

86- Hon. C/qaadir Aweys Mahdi

87- Hon. Saalax Ismaaciil Saqaawe

88- Hon. Maxamuud Maxamed xasan

89- Hon. Cali xareed

90- Hon. C/laahi Cali Cumar

91- Hon. Khadiijo Maxamed Diiriye

92- Hon. Maxamuud Barre Xuseen

93- Hon. Ismaaciil Qaasim Naaji

94- Hon. Caadil sheegow Sagaar

95- Hon. Maxamed Maxamuud Xayd

96- Hon. Cali Maxamed Faqi

97- Hon. Maxamed Ismaaciil Barakaale

98- Hon. C/qaadir Xaaji Maxamed

99- Hon. Maxamed Cabdi Xayir - Maareeye

100- Hon. Maxamed Cali Bilaal

101- Hon. Cali Maxamuud Cabdi

102- Hon. Axmed Ciise Cawaale

103- Hon. Sh. Xasan Ismaaciil Bile

104- Hon. Xuseen C/salaam Maxamed

105- Hon. Xasan Cumar Xuseen

106- Hon. Ismaaciil Xasan Jamac

107- Hon. Sahro C/qaadir C/raxman

108- Hon. Axmed C/laahi Jaamac - Dakir

109- Hon. Qadar Biixi Caalin

110- Hon. Maxamed Cabdi Cawad

111- Hon. Maxamed Csimaan Bulbul

112- Hon. C/Casiis Sh. Yuusuf

113- Hon. Mahad Cabdulle Cawad

114- Hon. Xuseen Ceelaabe Faahiye

115- Hon. Muuse Xirsi faahiye

116- Hon. Axmed dhinbil Rooble

117- Hon. C/kariim Cige Guuleed

118- Hon. Xaawo C/laahi Qayaad

119- Hon. Jaamac C/laahi coofle

120- Hon. C/raxmaan Cismaan Dirir

121- Hon. Maxamed C/laahi Kaamil

122- Hon. Cabdi Cumar Axmed

123- Hon. Axmed Cismaan Jibriil

124- Hon. Maxamed Cali Daheeye

125- Hon. C/laahi Sheikh Ismaaciil

126- Hon. Cabdi Warsame *****

127- Hon. Cumar Xasan Subeyr

128- Hon. Nuur Sh. Xuseen

129- Hon. Maxamed Cismaan Mostoro

130- Hon. Xasan ***** Yaaquub

131- Hon. Caasha C/laahi Ciise

132- Hon. Maxamed Maxamuud Guuleed

133- Hon. Xuseen Maxamed Caydiid

134- Hon. Cali Maxamed Geedi

135- Hon. Hilowle Iimaan Cumar

136- Hon. Salaad Cali jeele

137- Hon. C/laahi Geedi Shadoor

138- Hon. C/laahi Axmed Afrax

139- Hon. Ibraahin Sh. Cali Maxamed _Jebo

140- Hon. Ibraahin Xabeeb Nuur

141- Hon. Cali C/laahi Cosoble,

142- Hon. Cumar Ugaas Muumin

143- Hon. Maxamed Xasan Ibraahin

144- Hon. Maxamed Cabdi Waare

145- Hon. Cali jeyte Cismaan

146- Hon. Saalax Cali faarax

147- Hon. Cumar aadan Xasan

148- Hon. C/laahi Macalin Faax

149- Hon. Maxamed M. C/raxman Nadiif

150- Hon. Axmed Cumar Gaagaale

151- Hon. Nuur wabar Cabdi

152- Hon. C/fataax Axmed Muumin

153- Hon. Maxamed Sh. ***** - abaadir.

 

Xildhibaanada 2 ka mid ah ayaa la xaqiijinayaa inaanay la fakir ahayn Madaxweynaha iyo raiisal wasaaraha dawladda federaalka waxaan xildhibaanadaas ka mid ah kuwa laga dhowrayo inay todobaadka soo socda gaaran magaaladda Muqdisho oo ay ka mid yihiin.

1- Dahir Xaaji Khalif

 

2- Cawad casharo

 

Xildhibaanada Muqdisho jooga

 

 

1- Hon. Jaamac Cali Jaamac

2- Hon. Cabdi Cabdulle Siciid

3- Hon. Cali Baashe X. Maxamuud

4- Hon. Maxamed Cabdi Yuusuf

5- Hon. Caasho Axmed cabdalla

6- Hon. Sakeriya Xaaji Maxamuud

7- Hon. Jaamac Guure qoobeey

8- Hon. C/qadir Xaaji Maxamuud dhaqane

9- Hon. Maxamed Aadan waayeel

10- Hon. Axmed Cumar Jees

11- Hon. Macalin Maxamuud Maxed Jiis

12- Hon. Sh. Nuur Cali Aadan

13- Hon. C/laahi Aadan Cali

14- Hon. Macalin Nuur Xasan

15- Hon. Cismaan Libaax Ibraahin

16- Hon. Maxamed Cismaan *****

17- Hon. Ibraahin C/laahi Cismaan

18- Hon. Shariif saalax Maxamed

19- Hon. Shariif Xasan Sh. Aadan

20- Hon. C/qaadir Sh. Maxamed Nuur

21- Hon. Maxamed Mursal Barow

22- Hon. Ibraahin Maxamed ***** -Ibrow

23- Hon. Saleebaan Colaad rooble

24- Hon. Cali Cismaan Jido

25- Hon. Caamir Axmed Maxamed

26- Hon. Muqtaar Maxamed Yuusuf

27- Hon. C/weli Ibraahin Muudey

28- Hon. Xuseen Maxamed Jaamac

29- Hon. C/fataax Ibraahin Rashiid

30- Hon. Maxamed Xasan Cabdi - Daryeel

31- Hon. Maxamud C/laahi Jaamac -Sifir

32- Hon. Ismaaciil Xasan Maxamuud Timir

33- Hon. Suuri Diiriye Carab

34- Hon. Cabdalla xaaji Cali

35- Hon. Cabdi Xaashi C/laahi

36- Hon. Yuusuf Xasan Ibraahin

37- Hon. Yuusuf C/laahi Kaahin

38- Hon. Cabdalla Boos Axmed

39- Hon. Faarax Ismaaciil Xasan

40- Hon. Axmed Maxamed Suleymaan

41- Hon. Axmed C/raxmaan Maxamed

42- Hon. Jamaal xasan Ismaaciil

43- Hon. Faadumo Xasan Cali

44- Hon. Qamar Aadan

45- Hon. Zakiya Sh. C/salaam

46- Hon. Faysal Cumar Guuleed

47- Hon. Cabdow Maax Faarax

48- Hon. Cisman Cilmi Boqore

49- Hon. Maxamed Cali Xagaa

50- Hon. C/raxmaan Aadan Ibbi

51- Hon. Maxamed Xasan Fiqi

52- Hon. Xasan Buraale Maxamed

53- Hon. Cali Xasan Guuyoow

54- Hon. Maxamed Jaamac Furux

55- Hon. Cali calas Qaarey

56- Hon. Caasha Xaaji Cilmi

57- Hon. Cismaan Xasan Cali -Caato

58- Hon. Axmed Ducaale Geele- Xaaf

59- Hon. Yuusuf Mire Seeraar

60- Hon. Xasan dhinbil Warsame

61- Hon. Maxamud Salaad Nuur

62- Hon. Maxamed Sheikh Nageeye

63- Hon. Xirsi Aadan Rooble

64- Hon. Maxamed Sheikh Axmed-Gabyow

65- Hon. Muuse Suudi Yalaxow

66- Hon. Cumar Maxamuud Maxamed- Finish

67- Hon. Muuse Cali Cumar

68- Hon. Xuseen Caraale Aadan

69- Hon. Maxamed Xuseen Cadow

70- Hon. Cismaan Maxamud Maxamed -Dufle

71- Hon. Xuseen Cabdi Maxamed

72- Hon. Cumar Islow Maxamed

73- Hon. Bootaan Ciise Caalin

74- Hon. Axmed Diiriye Maxamed

75- Hon. Cumar Xaashi aadan

76- Hon. Muxumed Xuseen Raage

77- Hon. Maxamed Qanyare afrax

78- Hon. Cali shire Cismaan

79- Hon. C/qadir Nuur Caraale

80- Hon. Mustaf Sh. Cali Dhuxulow

81- Hon. Maryan Cariif Qaasim

82- Hon. Cabdi Maxamed dhuxulow

83- Hon. Ciise Weheliye Maalin

84- Hon. Muuse Nuur Aamiiin

85- Hon. Cabdi Buule Xuseen

86- Hon. Cali Baashe Rooraaye

87- Hon. Bashiir Maxamed Aadan

88- Hon. C/kariim Axmed Cali

89- Hon. C/casiis Ibraahin Cismaan

90- Hon. Nuur Axmed Diirshe

 

Xildhibaanadda 8 ka mid ah ayaa warar xogagaal ah oo soo gaaray Radio midnimo waxay sheegayaan inay doonayaa inay dib ugu noqdaan, iyagoo xiriiro hoose la sameeyey Garabka Dawladda raacsan ee ay hogaamiyaan Madaxweyne C/laahi yusuf iyo Raysal wasaare Cali Maxamed Geedi

 

kuwa ku maqan Goobo kale oo wadanka ah:

 

1- Hon. Siciid Xasan shire Boosaaso

2- Hon. Barre Aadan Shire Kismaayo

3- Hon. Jen axmed Warsame Kismaayo

4- Hon. Maxamuud Sayid Aadan Gedo

5- Hon. Yuusuf Maxamed C/qadir Gedo

6- Hon. Nuur Mataan cabdi Gedo

7- Hon. Sh. Aadan Maxamed Nuur Xudur

8- Hon. Cabdalla Deerow ***** Xudur

9- Hon. Xasan Maxamed Nuur Shaati Xudur

10- Hon. Xasan Maxamed Idiris Xudur

11- Hon. Ibraahin Xasan Maxamed Xudur

12- Hon. Cabdi Xaaji Yariis Xudur

 

Waxaase dhinaca kale ka soo baxaya in tirada xildhibaanada Baarlamaanka Soomaaliyeed ay 80% ay taageerayaan Madaxda sar sare ee Dowlada FKS marka laga saaro shariif Xasan Sheekh Aadan.

 

Waxaana akhristayaasha u soo gudbindoonaa tirada rasmiga ah ee taageersan Dowlada Federaalka Soomaaliyeed iyo hamsami u dhaqankeeda iyo inta ka soo horjeeda iyadoo lagu micneyn karo inay Soomaaliya ay yeelatay wax loogu yeero Dimoqraadiyad oo ay xubnahani ay ku kala duwan yihiin oo kaliya afkaarta Siyaasadeed waxaase soo shaacbixi doonta mucaaradka Dowlada iyo mu'ayidka dowladu ma raaci doonaan habsami u socodka siyaasadeed ee Aduunka maanta ka jira.

 

Isha Warka Radio Midnimo/Puntlandpost.com

 

Saaxiibkaa u ***

Daabaco Qormadan

Share this post


Link to post
Share on other sites

Nairobi: Wasaarada Warfaafinta Soomaaliya oo baahisay liiska xildhibaanada Soomaaliya iyo goobaha ay ku kala sugan yihiin

- Wednesday, May 18, 2005 at 15:38

 

Nairobi (AllPuntland)- Iyadoo maalmahaan uu jiray diyaargaroow dawlada Soomaaliya ugu diyaargaroobaysay inay dalka dib ugu guurto ayaa wasaarada warfafainta Soomaaliya ay ugu yeertay dhamaan xubnaha dawlada inay isugu yimaadaan Nairobi si guuritaanka loogu diyaar garoobo.

 

Wasaarada warfaafinta Soomaaliya ayaa shalay soo saartay liiska rasmiga ah ee xildhibaanada Soomaaliyeed iyo goobaha ay ku kala sugan yihiin oo kala sidaan.

 

Xildhibaanada Muqdisho jooga

 

1- Hon. Jaamac Cali Jaamac

2- Hon. Cabdi Cabdulle Siciid

3- Hon. Cali Baashe X. Maxamuud

4- Hon. Maxamed Cabdi Yuusuf

5- Hon. Caasho Axmed cabdalla

6- Hon. Sakeriya Xaaji Maxamuud

7- Hon. Jaamac Guure qoobeey

8- Hon. C/qadir Xaaji Maxamuud dhaqane

9- Hon. Maxamed Aadan waayeel

10- Hon. Axmed Cumar Jees

11- Hon. Macalin Maxamuud Maxed Jiis

12- Hon. Sh. Nuur Cali Aadan

13- Hon. C/laahi Aadan Cali

14- Hon. Macalin Nuur Xasan

15- Hon. Cismaan Libaax Ibraahin

16- Hon. Maxamed Cismaan *****

17- Hon. Ibraahin C/laahi Cismaan

18- Hon. Shariif saalax Maxamed

19- Hon. Shariif Xasan Sh. Aadan

20- Hon. C/qaadir Sh. Maxamed Nuur

21- Hon. Maxamed Mursal Barow

22- Hon. Ibraahin Maxamed ***** -Ibrow

23- Hon. Saleebaan Colaad rooble

24- Hon. Cali Cismaan Jido

25- Hon. Caamir Axmed Maxamed

26- Hon. Muqtaar Maxamed Yuusuf

27- Hon. C/weli Ibraahin Muudey

28- Hon. Xuseen Maxamed Jaamac

29- Hon. C/fataax Ibraahin Rashiid

30- Hon. Maxamed Xasan Cabdi - Daryeel

31- Hon. Maxamud C/laahi Jaamac -Sifir

32- Hon. Ismaaciil Xasan Maxamuud Timir

33- Hon. Suuri Diiriye Carab

34- Hon. Cabdalla xaaji Cali

35- Hon. Cabdi Xaashi C/laahi

36- Hon. Yuusuf Xasan Ibraahin

37- Hon. Yuusuf C/laahi Kaahin

38- Hon. Cabdalla Boos Axmed

39- Hon. Faarax Ismaaciil Xasan

40- Hon. Axmed Maxamed Suleymaan

41- Hon. Axmed C/raxmaan Maxamed

42- Hon. Jamaal xasan Ismaaciil

43- Hon. Faadumo Xasan Cali

44- Hon. Qamar Aadan

45- Hon. Zakiya Sh. C/salaam

46- Hon. Faysal Cumar Guuleed

47- Hon. Cabdow Maax Faarax

48- Hon. Cisman Cilmi Boqore

49- Hon. Maxamed Cali Xagaa

50- Hon. C/raxmaan Aadan Ibbi

51- Hon. Maxamed Xasan Fiqi

52- Hon. Xasan Buraale Maxamed

53- Hon. Cali Xasan Guuyoow

54- Hon. Maxamed Jaamac Furux

55- Hon. Cali calas Qaarey

56- Hon. Caasha Xaaji Cilmi

57- Hon. Cismaan Xasan Cali -Caato

58- Hon. Axmed Ducaale Geele- Xaaf

59- Hon. Yuusuf Mire Seeraar

60- Hon. Xasan dhinbil Warsame

61- Hon. Maxamud Salaad Nuur

62- Hon. Maxamed Sheikh Nageeye

63- Hon. Xirsi Aadan Rooble

64- Hon. Maxamed Sheikh Axmed-Gabyow

65- Hon. Muuse Suudi Yalaxow

66- Hon. Cumar Maxamuud Maxamed- Finish

67- Hon. Muuse Cali Cumar

68- Hon. Xuseen Caraale Aadan

69- Hon. Maxamed Xuseen Cadow

70- Hon. Cismaan Maxamud Maxamed -Dufle

71- Hon. Xuseen Cabdi Maxamed

72- Hon. Cumar Islow Maxamed

73- Hon. Bootaan Ciise Caalin

74- Hon. Axmed Diiriye Maxamed

75- Hon. Cumar Xaashi aadan

76- Hon. Muxumed Xuseen Raage

77- Hon. Maxamed Qanyare afrax

78- Hon. Cali shire Cismaan

79- Hon. C/qadir Nuur Caraale

80- Hon. Mustaf Sh. Cali Dhuxulow

81- Hon. Maryan Cariif Qaasim

82- Hon. Cabdi Maxamed dhuxulow

83- Hon. Ciise Weheliye Maalin

84- Hon. Muuse Nuur Aamiiin

85- Hon. Cabdi Buule Xuseen

86- Hon. Cali Baashe Rooraaye

87- Hon. Bashiir Maxamed Aadan

88- Hon. C/kariim Axmed Cali

89- Hon. C/casiis Ibraahin Cismaan

90- Hon. Nuur Axmed Diirshe

Share this post


Link to post
Share on other sites

Afhayeenadda xubnaha labada Gole ee Muqdisho oo ka gaabsaday tiradooda & Wasiirka cusub ee warfaafinta oo kashifay magacyada xubnaha Xamar ku sugan iyo tiradooda :: (157 Reads)

 

Posted by webmaster on Wednesday, May 18, 2005 - 04:27 AM

 

 

Wasiirka cusub ee waraafinta Maxamed Candi Xayir ayaa khashifay tirada dhabta ah ee xubnaha labada Gole uga sugan magaalada Muqdisho, kuwa jooga Nairobi, qaar kale oo ku firirsan gobollada dalka iyo inta ku maqan dibadda, wasiirka oo soo bandhigay guud ahaan xubnahaasi meelaha ay kala joogaan iyo magacyadooda ayaa waxaa xiiso lahayd inuu caddeeyo xubnaha ku sugan.

 

KENYA WAXAA KU SUGAN:

153 xubnood

MUQDISHO WAXAA KU SUGAN:

90 xubnood

DALKA GUDIHIISA GOBOLLADA KALA DUWAN WAXAA KU KALA SUGAN:

17 xubnood

DALKA DIBADDIISA WAXAA KU SUGAN:

13 xildhibaan

TIRADA GUUD WAA 273:

Iyo laba xildhibaan oo geeriyootay oo aan la buuxin xilkooda.

 

Xubnaha Muqdisho ku sugan oo shir isugu yimid shalay Hotelka Saxafi ayaan weli sheegin tirada ay yihiin isla markaana afka ka dhowranaya inay sheegaan tiradooda, si loo ogaado, xildhibaan Cumar Xaashi Aadan oo afhayeen u ah Garabka Muqdisho ee dowladda Federaalka ayaa ka gaabsaday tirada ka soo qeyb gashay shirkii shalay ka dhacay Hotelka Saxafi, isagoo yiri: "Anig xogheyn ma ahi".

 

Haddana wasiirka cusub ee Warfaafinta Maxamed Cabdi Xayir wuxuu xubnaha Muqdisho u soo bandhigay sida soo socota:

 

Arrintan ayaa soo afjareysa muranka ka taagnaa in xubnaha Muqdisho ku sugan ay qaban karaan shir baarlamaan oo buuxin karaan kooram, waxayna u baahan yihiin haddii ay tiradani sax tahay inkastoo ay shalay ku soo biireen laba xildhibaan oo Baydhaba ka yimid in ku dhow 50 xildhibaan si ay kooram fadhi Baarlamaan ku ansixi karo u qabtaan.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Cali Xaaji Maxamuud (Cali Baashi) iyo Daqarre oo ka tirsan xildhibaannada baarlamaanka oo ku soo laabay Nayroobi dorraad iyo 45 xildhibaan oo la filayay in ay raacaan guddoomiyaha oo 23

 

xildhibaan oo ka mid ahi ka raaceen Nayroobi guddoomiye Shariif Xasan. Ruunkinet 18/05/05

Xildhibaannada kala ah Cali Xaaji Maxamuud (Cali Baashi) iyo Daqarre oo ka tirsan xildhibaannada baarlamaanka ee Soomaaliya ayaa dorraad ku soo laabtay magaalada Nayroobi.

 

Xildhibaannadan oo horay si weyn uga soo horjeeday siyaasadda madaxweynaha iyo ra'isul wasaare Geeddi ayaan haatan la hubin in ay ku biirayaan xildhibaanada Nayroobi ku sugan oo u diyaar ah in ay raacaan siyaasadda Madaxweyne Yuusuf iyo in kale.

 

Labadan xildhibaan ayaa ka soo laabtay magaalada Muqdisho in kastoo ujeedada ay u yimaadeen magaalada Nayroobi aysan weli caddeen.

 

Dhinaca kale, 23 xildhibaan ayaa raaday guddoomiyaha baarlamaanka ayadoo horey loo filayay in ay raacaan 45 xildhibaan sida uu ku waramayo wariyaha Ruunkinet u jooga magaalada Muqdisho.

 

Koorumka la doonayo in xildhibaannada Xamar ku sugan gaaraan ayaa la sheegay in loo baahan yahay in uu noqdo 139 mudane ayadoo haatan la sheegay in ay dhan yihiin xildhibaannada Xamar ku sugan dhowr iyo sagaashan xildhibaan.

Share this post


Link to post
Share on other sites

IT'S GOOD TO SEE EVERY THING CLEARED OUT.

ALL THE BS THAT HAS BEEN GOING AROUND SOMALIAONLINE I HOPE THIS BRINGS IT TO AN END.

 

PS: THANKS BRO.

 

GOVERNMENT HAS A SUBSTANTIAL MADE MY DAY THANKS AGAIN

Share this post


Link to post
Share on other sites

wed. May 18, 2005

 

Wardigley district in Mogadishu was a scene of chaos today after land dispute turned into street gun battle. Two opposing groups used heavy weaponry and some casualties have been reported.

 

The land dispute is between a religious cult leader and the children of the founder who children claim their father used his own land when he started the cult. The leader argues the real estate belongs to the cult, not their father who passed away and left the mansion for his followers. The stakes are higher now because loss of lives and property in today’s fight.

 

One stray RGP (rocket propelled grenade) or some sort of missile hit a nearby building owned by a telecommunications company which resulted phone service disruptions in the area.

 

Mogadishu is controlled by various armed militias who intervene in armed confrontations.

 

Source: SomaliNet, May 18, 2005

 

Xildhibaanada Muqdisho jooga

 

 

1- Hon. Jaamac Cali Jaamac

2- Hon. Cabdi Cabdulle Siciid

3- Hon. Cali Baashe X. Maxamuud

4- Hon. Maxamed Cabdi Yuusuf

5- Hon. Caasho Axmed cabdalla

6- Hon. Sakeriya Xaaji Maxamuud

7- Hon. Jaamac Guure qoobeey

8- Hon. C/qadir Xaaji Maxamuud dhaqane

9- Hon. Maxamed Aadan waayeel

10- Hon. Axmed Cumar Jees

11- Hon. Macalin Maxamuud Maxed Jiis

12- Hon. Sh. Nuur Cali Aadan

13- Hon. C/laahi Aadan Cali

14- Hon. Macalin Nuur Xasan

15- Hon. Cismaan Libaax Ibraahin

16- Hon. Maxamed Cismaan *****

17- Hon. Ibraahin C/laahi Cismaan

18- Hon. Shariif saalax Maxamed

19- Hon. Shariif Xasan Sh. Aadan

20- Hon. C/qaadir Sh. Maxamed Nuur

21- Hon. Maxamed Mursal Barow

22- Hon. Ibraahin Maxamed ***** -Ibrow

23- Hon. Saleebaan Colaad rooble

24- Hon. Cali Cismaan Jido

25- Hon. Caamir Axmed Maxamed

26- Hon. Muqtaar Maxamed Yuusuf

27- Hon. C/weli Ibraahin Muudey

28- Hon. Xuseen Maxamed Jaamac

29- Hon. C/fataax Ibraahin Rashiid

30- Hon. Maxamed Xasan Cabdi - Daryeel

31- Hon. Maxamud C/laahi Jaamac -Sifir

32- Hon. Ismaaciil Xasan Maxamuud Timir

33- Hon. Suuri Diiriye Carab

34- Hon. Cabdalla xaaji Cali

35- Hon. Cabdi Xaashi C/laahi

36- Hon. Yuusuf Xasan Ibraahin

37- Hon. Yuusuf C/laahi Kaahin

38- Hon. Cabdalla Boos Axmed

39- Hon. Faarax Ismaaciil Xasan

40- Hon. Axmed Maxamed Suleymaan

41- Hon. Axmed C/raxmaan Maxamed

42- Hon. Jamaal xasan Ismaaciil

43- Hon. Faadumo Xasan Cali

44- Hon. Qamar Aadan

45- Hon. Zakiya Sh. C/salaam

46- Hon. Faysal Cumar Guuleed

47- Hon. Cabdow Maax Faarax

48- Hon. Cisman Cilmi Boqore

49- Hon. Maxamed Cali Xagaa

50- Hon. C/raxmaan Aadan Ibbi

51- Hon. Maxamed Xasan Fiqi

52- Hon. Xasan Buraale Maxamed

53- Hon. Cali Xasan Guuyoow

54- Hon. Maxamed Jaamac Furux

55- Hon. Cali calas Qaarey

56- Hon. Caasha Xaaji Cilmi

57- Hon. Cismaan Xasan Cali -Caato

58- Hon. Axmed Ducaale Geele- Xaaf

59- Hon. Yuusuf Mire Seeraar

60- Hon. Xasan dhinbil Warsame

61- Hon. Maxamud Salaad Nuur

62- Hon. Maxamed Sheikh Nageeye

63- Hon. Xirsi Aadan Rooble

64- Hon. Maxamed Sheikh Axmed-Gabyow

65- Hon. Muuse Suudi Yalaxow

66- Hon. Cumar Maxamuud Maxamed- Finish

67- Hon. Muuse Cali Cumar

68- Hon. Xuseen Caraale Aadan

69- Hon. Maxamed Xuseen Cadow

70- Hon. Cismaan Maxamud Maxamed -Dufle

71- Hon. Xuseen Cabdi Maxamed

72- Hon. Cumar Islow Maxamed

73- Hon. Bootaan Ciise Caalin

74- Hon. Axmed Diiriye Maxamed

75- Hon. Cumar Xaashi aadan

76- Hon. Muxumed Xuseen Raage

77- Hon. Maxamed Qanyare afrax

78- Hon. Cali shire Cismaan

79- Hon. C/qadir Nuur Caraale

80- Hon. Mustaf Sh. Cali Dhuxulow

81- Hon. Maryan Cariif Qaasim

82- Hon. Cabdi Maxamed dhuxulow

83- Hon. Ciise Weheliye Maalin

84- Hon. Muuse Nuur Aamiiin

85- Hon. Cabdi Buule Xuseen

86- Hon. Cali Baashe Rooraaye

87- Hon. Bashiir Maxamed Aadan

88- Hon. C/kariim Axmed Cali

89- Hon. C/casiis Ibraahin Cismaan

90- Hon. Nuur Axmed Diirshe

 

we will see most of these guys runing back to Kenya in the coming day's at least those that are not use to sleeping while street gun battles are take place.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Rahima   

Oh man this is getting so tiresome :rolleyes: .

 

What is wrong with these people, my friends and I could do a better job at running the country.

 

What we need is one decent god-fearing Somali man to lead (very hard find, but the search will be worth it) and the rest Somali women to form a government and run the country.

 

Obviously the men can’t do the job, we must take over!

 

This does not contain any traces of sarcasm-extremely serious!

Share this post


Link to post
Share on other sites

MILK, you welcome bro. I guess Rahima is tired of all the BS in this place too :D

 

Its a simple, the government has a large support in Parliment more than 60% of MP's. The opposition and its healthy to have one have around 30%. The media have played a key role in portrying a weak government, or an opposition parliment. The fact remains the cabinet, President and Parliment are united. This alone will bring much hope to the country which for once has a viable structure.

Another fact, the opposition is made up of multi clan, united by interest. This brings hope, disagreements are a fact of human life but there is no split and hope is alive.

Share this post


Link to post
Share on other sites
OLOL   

That is not the real picture though. One of the fundamental stumbling block to genuine reconciliation (beside the Ethiopian interference) is the view propagated here by Ina-Yeey’s supporters that the antagonism and political differences are between two belligerent and competing factions. That is not the case my friends.

 

Half of these MPs in Nairobi don't support any side and don't have any substantial weight at all- they are just opportunistic lame ducks who will bolster the faction that puts on some show that is appealing to them on any day and they could be easily swayed to any side. so don't count your chickens before they hatch!!

 

the real poitical sphere of influence is in Mogadisho and everyone is hurrying to be part of those who will have the ultimate triumph.

 

The Ethiopians are trying to persuade some of these MPs with the usual kickbacks and bribery in order to put off the inescapable Mogadishu relocation.

 

There are close to 40 MPs in Nairobi willing to go to Mogadishu soon.

 

The real dilemma the government-in-exile of Ghedi and Yeey has to deal is where will they relocate? Baydhabo is completely out of the picture. Jowhar is also going be a contested city in a minute. they will have no other choice but entertain the outlandish whim of relocating to Boosaaso where Ina-Yeey would be able to wear the fictitious shoes that fit.

Share this post


Link to post
Share on other sites

^^^ Oh my are you still speaking :D Bring facts dear boy not that rubish about Ethiopia, its been played out for weeks now.

 

Yesterday you said that 150 MP's were in Xamar, today you say only some are there?

 

It was not long ago when some in this forum were as usual making baseless remarks.

I said the names will sort all this out, indeed they have and even I was surprised, I ahd a figure of 115. Now I know I was in error by 30, the Mogadishu group is no more than 90- Furux and some defectors and we get a magic number of 80.

 

What ever you guys might say, its been months and the government is united, thats different to any adminstration and credit must go to the PM, President and Cabinet.

 

Next time you want to jump in here, bring some facts, some references, instead of the usual laymen gossip. ;)

 

I wonder I have not seen the usaul suspects, must be their day off :D

Share this post


Link to post
Share on other sites
OLOL   

'Those who have once been intoxicated with power, and have derived any kind of emolument from it, even though for but one year, can never willingly abandon it.' Edmund Burke (1729-1797)

 

what a prophecy!!

Share this post


Link to post
Share on other sites
OLOL   

Common Duke, you have barefacedly made us walk through your imperceptive assortment of tittle-tattle and hearsay surrounding this issue since the beginning of the Embagathi charade! A pretender shouldn't point fingers!

Share this post


Link to post
Share on other sites
Rahima   

I guess Rahima is tired of all the BS in this place too

I couldn’t care any less about the BS (your sources are not very credible anyway, don’t worry they’re not alone in that), at the end of the day who gives a stuff how many MPs went where.

 

I want to know what the bloody hell are they doing? So far I have not seen anything-this is my interest really. What are they doing for my country which they elected themselves to lead.

 

Day by day this whole thing seems to be heading towards khasaaro lane. It’s so hard to keep the optimism alive-I almost feel like I’m lying to myself.

 

How do you do it General, I mean keep the optimism? I suppose the prospect of CY going into the annuals of Somali history as the saviour of Somali politics would serve as a great incentive ;):D .

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this