Sign in to follow this  
General Duke

Yemen Embassy opens in Jowhar...

Recommended Posts

Safaaradda Yemen ee dalka Soomaaliya oo Jawhar laga furay

Jawhar - 16.February.2006 Axmed Xamiid Cumar oo ah safiirka dawladda Yemen ee Soomaaliya maanta warqadaha

aqoonsiga ku wareejiyey madaxweynaha dawladda federaalka Soomaaliya, Cabdullaahi Yuusuf Axmed.

 

Safiirka ayaa kahor inta aanu documents-ka guddoonsiin madaxweynaha waxaa uu salaan sharaf ka qaatay cusubyo ka tirsan ciidanka qaranka, kuwaas oo ka dhawaajiyey miyuusigga calanka waddanka Yemen, waxana si rasmi ah maanta loo furay safaaradda Yemen ee waddanka Soomaaliya.

 

Madaxweynaha Yemen, Cabdalla Saalax, ayaa bilowgii January u magacaabay Axmed Xamiid Cumar, danjiraha Soomaaliya ee dalka Yemen.

 

Safaaradda Yemen ayaa ah safaaraddii shanaad ee laga furo magaalada Jawhar tan iyo intii ay magaalada Jawhar ay soo degtey dawladda federaalka Soomaaliya.

 

Axmed Xasan Mahad

SBC Jawhar

Share this post


Link to post
Share on other sites
Castro   

^ That's great news atheer Generalow. Now we can have these mijo yar Arab bast@rds in our own backyard and beat the shidh out of them for raping our refugee women in their bloody country. Embassy kulaha.

 

Appreciate the news though atheer. Your dedication should be an inspiration to all of us. Sometimes though, my anger and frustration take the best of me. :(

Share this post


Link to post
Share on other sites
nuune   

They should have opened the embassy in Baidao, hope the next foriegn embassy will be based in Kismaaayo

 

Ps: It is good to have foriegn embassies scattered around the country in every town!!

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this