Sign in to follow this  
Jalaato

MADAX-WEYNAHA DGPL IYO MADAXA UNDP

Recommended Posts

Jalaato   

MADAX-WEYNAHA DGPL IYO MADAXA UNDP SOOMAALIYA OO BOOQANAYA XAAFUUN, BEYLA, EYL IYO GARACAD

Wafdi uu hoggaaminayo madax-weynaha DGPL Md. Gen. Maxamud Muse Xirsi oo uu ka mid yahay madaxa Hay’adda Isku-duba Ridka Kaalmada Somaliya ee UNDP Maxwell Geylar ayaa booqasho ku tegaya Maalmaha soo socda Goobaha kala ah: Xafuun, Bayla, Eyl, iyo Garacad, oo ahaa Goobihii uu saameeyey bad-Gariirkii ka dhacay Badweynta Hindiya 26 December 2004.

 

Waxaana u qorsheysan in ay Indhahooda ku soo arkaan baaxadda dhibaatooyinka soo gaaray dad-weynaha deegaamadaas iyo sidii wax loogu qaban lahaa.

Horseed.net

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this