Sign in to follow this  
guraad

Somali Blue Flag Raised on skys of Sool and Buuhoodle(hawd) in 1St of July.

Recommended Posts

guraad   

Maanta oo si weyn looga xusay 1da luuliyo degaanaa Puntland

 

by Buuhoodle.net 01.07.03

 

 

Xaflado kala duwan ayaa habenkii xalay iyo saaka arortii hore ka dhacay magaallo madaxda gobalka sool ee Laascaanood, weriyaha buuhoodle.net ee halkaas Cali Baashe ayaa noo sheegay in xafladahan oo ay soo qabanqaabiyeen maamulka Puntland iyo ururada haweenka ay saaka ka dheceen goobo kala duwan.

 

Sidoo kale maanta waxaa iyaan xaflad sidaas oo kale ah lagu qabtay magaalada Buuhoodle, xafladaasi oo ay soo qayb galeen qaybaha kala duwan ee bulshada oo ay horkacayaan masuuliyiinta degaanka iyo uruka dalada haweenka ee loo yaqaan WAW ayaa waxaa halkaas hadlo kale duwan ka soo jeediyey masuuliyiinta degaanka iyagoo dadka ku booriyey in ismaqalka iyo kala danbaynta dadka degaanku ay tahay furaha hurumarka bulshada.

 

 

 

Cali Baashe

Buuhoodle.net, Laascaanood

Share this post


Link to post
Share on other sites
guraad   

Xuskuu munaasabada 1da July oo ka dhacday Dhamaan gobolda Puntland Talaada July 1, 2003

 

 

Laascaanood (Somalicity) Dabaal deg iyo damaashaad aad u heer sareeya ayaa lagu qabtay habeenimadii xalay fagaaraha golkhaatumo ee magaalada Laascaanodd, kaasoo lagu xusayay maalintii qaranimada soomaaliyeed cagahaeeda isku taagtay ee 1da July, munaasabadan oo ay dad aad u tiro badani ka soo qayb galeen baa waxaa lagu soo bandhigay, gabayo, heeso, warbixino taariikheed, iyo wac gelin intaba. waxa halkaa hadalo qiiro leh ka jeediyay mas`uuliyiin ka tirsan maamulka gobolka, aqoonyahano, culamaa`ydiin, iyo waxgarad intaba.

 

Jawigu wuxuu ahaa mid aad u degan dadka idilkiina waxaa ka muuqatay farxad iyo raynrayn aan la qiyaasi karayn, marar badana waxaa dhegayahayga ku soo dhacayay heesihii wadaniga ahaa oo ay ku cel celinayeen ardayda dugsiyada qaar ka mid ahi "goormaan lulanayeey 26kii juuneey 1da luulyaan libaanayeey" waxay ahayd mid ka mida hal ku dhegyadii ardayda.

 

Saacado ka hor xuskan wayn intaanan ka soo qayb gelin waxaan safar gaaban ku tegay magaaloyinka Guumays, Yagoori iyo Adhicadeeye kuwaas oo dhamaantood wadaagsaday soo dhawaynta maalintan wayn, sidoo kale waxaan radiyaha fooniyaha loo yaqaan kula hadlay meelo badan oo ay ka mid yihiin caasimada gobolka hawd ee Buuhoodle oo iyana la ii sheegay in aad loogu dabaaldegay xuska munaasabada 1daJuly.

 

Dhanka kale waxaa laga xusay munaasabada 1da July dhamaanba lixda gobol ee uu ka koobanyahay Dowlad Goboleedka Puntland , Waxaana 12.01 daqiiqo lasaaray calankii dhamaan lixda gobol ee hoos yimaada maamulka Dowlad Goboleedka Puntland. Arintan oo ah mid ka turjumaysa inay weli umadii soomaaliyeed qiimo wayn la leedahay qaranimadii ayna dadka soomaaliyeed xasuusan yihiin dhibaatooyinkii gumaytaha iyo intii taageeri jirtay u gaysteen dadka iyo dalkaba.

 

Maxamed Cali (Somalicity) Lascanod

 

 

 

Somalicity.com

Copyright ©Somalicity.com

Share this post


Link to post
Share on other sites

Thanks G,

 

A.T, Dear brother its only news, we want to know the facts right.

 

Peace to Hawd region Puntland Somalia for keeping that flag alive.

Share this post


Link to post
Share on other sites

so you guys are getting happy about a flag being put up somewhere :confused: :confused:

 

i'll hang the somali flag in washington so you guys can have the party of the year, ok :D

 

i might as well put one one top of the queens palace to top it all off :D

 

hahaha :D

 

you guys crack me up :D

Share this post


Link to post
Share on other sites
guraad   

A.J , Why you mad? Our flag is flying all over ss&h in puntland sate of somalia , is that what makes you get mad . look here bro its our flag and we gonna honor it and we have right to do so and post about here after all this is www.SOMALIAonline.com not hergiesa or burco.com .

 

Deal with it bro , some times truth hurts . right?

Share this post


Link to post
Share on other sites

ooh icon_razz.gif

 

now i have made good old guraad mad, chill down bro and have a cup of tea before you blow up out of anger. hahahaha :D

 

i know sool sanaag and hawd belong to the great republic of somaliland. i dont any convincing from you or the somali flag :D

Share this post


Link to post
Share on other sites

lol

 

A.T.J,

 

If you dont need convincing about Somaliweyn then your leaders sure do, otherwise they wouldnt have arrested an Old man like General Ghalib because he was against Somaliland's break up. W wouldnt have had all that nonsense at Egal airpot.

 

So if you people could stop the flags being raised in Buhudle, Las Ano you would, the fact is that you cant and you never will LOL

Share this post


Link to post
Share on other sites

Munaasabada 1da July oo Xuskeedii ka dhacday Dhamaan gobolada Puntland Talaada July 1,

 

2003Laascaanood (Somalicity) Dabaal deg iyo damaashaad aad u heer sareeya ayaa lagu qabtay habeenimadii xalay fagaaraha golkhaatumo ee magaalada Laascaanodd, kaasoo lagu xusayay maalintii qaranimada soomaaliyeed cagahaeeda isku taagtay ee 1da July, munaasabadan oo ay dad aad u tiro badani ka soo qayb galeen baa waxaa lagu soo bandhigay, gabayo, heeso, warbixino taariikheed, iyo wac gelin intaba. waxa halkaa hadalo qiiro leh ka jeediyay mas`uuliyiin ka tirsan maamulka gobolka, aqoonyahano, culamaa`ydiin, iyo waxgarad intaba.

 

Jawigu wuxuu ahaa mid aad u degan dadka idilkiina waxaa ka muuqatay farxad iyo raynrayn aan la qiyaasi karayn, marar badana waxaa dhegayahayga ku soo dhacayay heesihii wadaniga ahaa oo ay ku cel celinayeen ardayda dugsiyada qaar ka mid ahi "goormaan lulanayeey 26kii juuneey 1da luulyaan libaanayeey" waxay ahayd mid ka mida hal ku dhegyadii ardayda.

 

Saacado ka hor xuskan wayn intaanan ka soo qayb gelin waxaan safar gaaban ku tegay magaaloyinka Guumays, Yagoori iyo Adhicadeeye kuwaas oo dhamaantood wadaagsaday soo dhawaynta maalintan wayn, sidoo kale waxaan radiyaha fooniyaha loo yaqaan kula hadlay meelo badan oo ay ka mid yihiin caasimada gobolka hawd ee Buuhoodle oo iyana la ii sheegay in aad loogu dabaaldegay xuska munaasabada 1daJuly.

 

Dhanka kale waxaa laga xusay munaasabada 1da July dhamaanba lixda gobol ee uu ka koobanyahay Dowlad Goboleedka Puntland , Waxaana 12.01 daqiiqo lasaaray calankii dhamaan lixda gobol ee hoos yimaada maamulka Dowlad Goboleedka Puntland. Arintan oo ah mid ka turjumaysa inay weli umadii soomaaliyeed qiimo wayn la leedahay qaranimadii ayna dadka soomaaliyeed xasuusan yihiin dhibaatooyinkii gumaytaha iyo intii taageeri jirtay u gaysteen dadka iyo dalkaba.

Maxamed Cali (Somalicity) Lascanod

Share this post


Link to post
Share on other sites

if somaliland wanted to take laascanood or buuhoodle for that matter by force then they could do that ina few days and if ina yusuf even tried to resist and send his troops in we would witness another puntland leaders funeral alongside his troops.

 

but somaliland people in laascanood and buuhoodle dont need to raise a flag to show thier support for somalilands independence. they did that through voting in their masses.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Talk is cheap and you are even cheaper.

Somaliland is not Israel that can occupy territories of other people. we care not for war and forget Ina YUSUF LOL even SAHRA & SUAD will fight to keep the land of their fore fathers free.

 

we speak as one people with one voice, hell with Abdullahi Yusuf is better than heaven with Hargaysa

Share this post


Link to post
Share on other sites

smith

 

ina yusuf is a warlord just like morgan and gaani were and are. it doesnt matter to me whether you claim that he is an angel or not i know what kind of a warlord he is.

 

hargeysa is a beautiful and booming place. you have never been there so i dont expect you to know. jealousy has made you blind!!

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this