Sign in to follow this  
BN

SSHDA Opens Office In Lascaanod

Recommended Posts

BN   

SSHDA-HQ.jpgNew headquarters for SS&H Region

 

SSHDA.jpg

Administrator Ahmed Abdi Shire "Kayse"

 

Waraysi Iyo Warbixin Ku Saabsan Xafiiska Hay'ada SSHDA Ee Dhawaan Laga Furay Laascaanood

 

 

Laascaanood(RadioLascaanod)05-04-04 Isniin:-Waxaa dhawaan magaalada Laascaanood si rasmi ah looga furay Xafiiska Hay'ada Horumarinta deegaannada Sool, Sanaag Iyo Hawd ,Sool, Sanaag & Hawd Development Agency ee marka la soo gaabiyo Loo yaqaano SSHDA, xafiiskaas oo ka mas'uul noqondoona hawlaha Hay'ada ee Gobollada Sool, Sanaag Iyo Cayn , Gaar ahaanna arrimaha Waxbarasha , Caafimaadka Iyo Biyaha.

 

Waxaa Hadaba Xafiiskan Hay'ada SSHDA ee magaalada Laascaanood Laga Furay loo magacaabay in uu Maamule ka noqdo Axmed Cabdi Cali Shire (Kayse),waxaanu markaasi waraysi Gaaban la yeelanay Mr Kayse.

 

Click here for full interview...

Share this post


Link to post
Share on other sites
guraad   

Beatiful Las Anod . Thats a pretty office . I love Las Anod , its moving a head of any other city in somalia.KEEP ON MOVING L.A . :cool:

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sophist   

Sheikh Yasin thanks for the link.

 

I am glad that SSHDA is doing what is morally obligated to them. Every region in Somalia deserves its people to help develop it. There are other local agencies operating in diff regions in Somalia. Alhamdulilah for everything that Allah bestowed upon us.

 

Nabad

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this