Sign in to follow this  
General Duke

Kismayu latest..

Recommended Posts

Red Sea, they were ordered to. No one wants the thing to be come an inter clan clashes. Most of our troops are new recruits.

 

Anyhow more troops and commanders are coming from Baidoa to settle the issue.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Gabbal   

Originally posted by xiinfaniin:

And what happened to my post
:D
?

 

Someone couldn't take it, eh!

And here I was wondering you went to the Admin and told them erase off any of the embarrassment you might have sustained from my honest reply. smile.gif

Share this post


Link to post
Share on other sites

Xox, the TFG still rules Kismayu, if you have any info as to the change of Admin kindly provide it, who rules Kismayu? The Defence Minsiter of the TFG? LOOL

 

Red Sea, ok bro.

Share this post


Link to post
Share on other sites
RedSea   

Xogogaal, N/AA,

 

Adeer take zipp of coffee and sit back. You are abusing this topic. Let us wait and see what happens, everyone already said what they needed to say.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Dhubad.   

Duke, mate I don't know where you get your news from but here is how Hiiraan.com is reporting todays war:

 

sniin, 23, Apri. 2007 (HOL) Magaalada Kismaayo oo maanta dagaal qaraar ku dhaxmay Maleesho beeloodyo wada Raacsan Dowlada federalka ayaa wararkii ugu danbeeyay ee ka soo baxaya waxaa ay sheegayaan in labadii dhinac ee dagaalamay dhinac ka mid ah la wareegeen gacan ku heynta Magaalada.

 

wararku waxaa ay sheegayaan in Magaalada laga saaray Ciidamo uu watay C/risaaq Af-gaduud oo ahaa Taliyaha Guutada 1 ee dowlada Federaalka islamarkaana ah nin ay aad isugu dhawaayeen Madax-weye C/laahi Yuusuf Axmed, inkastoo aan la shaacin cida rasmiga ah ee amarka siineysa maleeshiyada la wareegtay magaalada Kismaayo, walow wararka qaar sheegayaan in ay yihiin Maleeshiyo aad ugu dhaw Col. Bare Hiiraale oo ah Wasiirka Wasaarada Gaashaandhig Dowlada Federaalka,

 

dagaalkii Maanta dhacay ayaa sida ay HOL u xiqiijeyeen dadka jooga Magaalada Kismaayo waxaa ku geeriyooday in ka badan 10 ruux oo qaarkood lagu arkay meydkooda jidadka Magaalada Kismaayo, waxaana wararku intaa ku darayaan in hada magaaladu xasiloon tahay walow ay aad u gaaf wareegayaan Maleeshiyada la wareegtay.

 

Dagalka maanta dhacay ayaa sida aya wararku sheegayaan la xiriiray Baabuur la kala dhacay kaasoo markii danbe sida muuqata isku badalay mid siyaasadeed. Col. Bare Hiiraale ayaan in dhawaad ka soo muuqan masraxa Siyaasada tan iyo markii loogu dhawaaqay in uu yahay Wasiirka Wasaarada Gaashaan dhiga, taasoo dad badani u qaatay in uu ku qanacsaneyn siyaasada dowlada federaalka.

 

C/raxmaan Diini, Hiiraan Online

diini@hiiraan.com

Share this post


Link to post
Share on other sites

^^^The news means what the Defence Minsiter of Somalia takes over a city from his own troops?

 

Any press release from this mighty group?

 

Or is this an internal struggle in which the troops have been told to get out of the city and calm down, thus not leading into a clan battles between reer hebel and reer hebel?

 

Simple answer is required lads.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Dhubad.   

Somalitalk

 

Kismaayo oo ka baxday gacanta DFKMG...

 

Warar SomaliTalk.com ka soo garey magaalada Nairobi, oo soo xiganeyey ilo wargal ah oo ku sugan gobolka Jubbada Hoose, ayaa shaaca ka qaaday in magaalada Kismaayo ay ka baxday gacanta DFKMG ee lagu soo dhisay Nairobi.

 

Waxaa warku intaas ku daray in degaanka Kismaayo ay la wareegeen ciidamo Soomaaliyeed oo sida warku tibaaxay ka soo horjeeda Ciidamada Itoobiya ee ku sugan dalka Soomaaliya.

 

Waxaa warku sheegay in magaalada uu ka dhacay dagaal culus oo aan weli khasaaraha uu geystey aan la cadayn, laakiin uu dagaalku istaagey kaddib markii ciidamadii taaageerayey DFKMG ay magaalada ka baxeen, una dhaqaaqeen dhanka magaalada Jilib.

 

DFKMG ayaa magaalada Kismaayo waxay tagtay 113 maalmood ka hor kaddib markii magaaladaas ay qabsadeen ciidamada Itoobiya oo garabsaney diyaaradaha qumaatiga u kaca iyo dabaabad kuwaas oo Soomaaliya xoog kusoo galay, haddana dagaal ka wada magaalada Muqdisho.

 

Isha warka: Ilo wargal ah oo ku sugan Nairobi iyo Jubbada Hoose.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Dhubad.   

Mate, we all know the Defense Minister you are talking has long ago quited this government.

 

Have you heard from him lately? Have you asked yourself why he is so quite while his government is in bitter war the ,Terrorist, ?

Share this post


Link to post
Share on other sites

lol Dhubad duke will never except that

 

 

Mate, we all know the Defense Minister you are talking has long ago quited this government

 

like dhubad said why isn't in the middle of this war on terror that you talk about everyday ? why salaad is the one in charge ?

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this